Imaaraadka Carabta oo jawaab adag ka bixiyay eedeyntii Xasan Sheekh
Waxa dhacay
Hal il · Caasimada Online
Dowladda Imaaraadka Carabta ayaa si adag uga jawaabtay eedeymo uu soo jeediyay Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud oo ku saabsan faragelin arrimaha gudaha Soomaaliya iyo madax-bannaanida.
Qodobo kale oo warbixintu sheegtay
- La-taliyaha diblomaasiyadeed ee Madaxweynaha Imaaraadka Carabta, Anwar Gargash oo soo jawaabay ayaa shaaca ka qaaday inay nasiib darro tahay in khilaafaadka siyaasadeed ee ka jira gudaha Soomaaliya lagu dhex daro loollanka siyaasadeed ee gobolka.
- Anwar Gargash ayaa Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ku tilmaamay madaxweyne waqtigiisu dhammaanayo, isaga oo ugu baaqay inuu dalka ka daayo khilaafaadka gobolka ee aan danta u ahayn shacabka Soomaaliyeed, sida uu hadalka u dhigay.
- Sidoo kale wuxuu intaas ku daray in hadalka kasoo yeeray Madaxweynaha Soomaaliya uu muujinayo isbeddelka mowqifyadiisa iyo siyaasaddiisa, isla markaana uu su’aal gelinayo in danihiisa gaarka ah uu ka hormarinayo danta qaranka.
- La-taliyaha ayaa ku dooday in Imaaraadku muddo dheer garab taagnaa dowladda Soomaaliya iyo shacabkeeda, gaar ahaan xilliyadii adkaa, wuxuuna intaas ku daray in xiriirka Imaaraadka iyo shacabka Soomaaliyeed uu ka weyn yahay dano shaqsiyeed iyo damac siyaasadeed.
- Sababta ay muhiim u tahay
- Maqaalku wuxuu muujinayaa xiisadaha diblomaasiyadeed ee socda ee u dhexeeya Soomaaliya iyo Imaaraadka Carabta, taasoo saameyn ku yeelan karta xasilloonida gobolka iyo iskaashiga.
- Waxa weli aan caddayn
- Maxay yihiin tallaabooyinka gaarka ah ee Madaxweynaha Xasan Sheekh Maxamuud uu Imaaraadka ku eedeeyay?

Qodobbada warbixinta
Waxa muhiimka ah
- Dowladda Imaaraadka Carabta ayaa si adag uga jawaabtay eedeymo uu soo jeediyay Madaxweynaha Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud, oo ku saabsan faragelin arrimaha gudaha Soomaaliya.
- La-taliyaha diblomaasiyadeed ee Madaxweynaha Imaaraadka Carabta, Anwar Gargash ayaa shaaca ka qaaday inay nasiib darro tahay in khilaafaadka siyaasadeed ee ka jira gudaha Soomaaliya lagu dhex daro loollanka siyaasadeed ee gobolka.
- Anwar Gargash ayaa ku dooday in Madaxweynaha xilkiisu dhammaaday wuu isbeddel badan yahay, wuxuuna danta Qarankiisa ka hormariyaa dantiisa gaarka ah.
Warbixin asal ah oo turjumaad kaydsan leh · Soomaali
Soomaali · Mashiin turjumay · Lama diiwaangelin
Qoraalka asalka ah
Abu Dubai (Caasimada Online) – Dowladda Isu Tegga Imaaraadka Carabta ayaa jawaab adag ka bixisay hadalka kasoo yeeray Madaxweynaha Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo shalay xukuumadda Abu Dubai ku eedeeyay inay faragelin toos ah ku hayso arrimaha gudaha, midnimada iyo madax-bannaanida Soomaaliya.
La-taliyaha diblomaasiyadeed ee Madaxweynaha Imaaraadka Carabta, Anwar Gargash oo soo jawaabay ayaa shaaca ka qaaday inay nasiib darro tahay in khilaafaadka siyaasadeed ee ka jira gudaha Soomaaliya lagu dhex daro loollanka siyaasadeed ee gobolka.
Anwar Gargash ayaa Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ku tilmaamay madaxweyne waqtigiisu dhammaanayo, isaga oo ugu baaqay inuu dalka ka daayo khilaafaadka gobolka ee aan danta u ahayn shacabka Soomaaliyeed, sida uu hadalka u dhigay.
Sidoo kale wuxuu intaas ku daray in hadalka kasoo yeeray Madaxweynaha Soomaaliya uu muujinayo isbeddelka mowqifyadiisa iyo siyaasaddiisa, isla markaana uu su’aal gelinayo in danihiisa gaarka ah uu ka hormarinayo danta qaranka.
La-taliyaha ayaa ku dooday in Imaaraadku muddo dheer garab taagnaa dowladda Soomaaliya iyo shacabkeeda, gaar ahaan xilliyadii adkaa, wuxuuna intaas ku daray in xiriirka Imaaraadka iyo shacabka Soomaaliyeed uu ka weyn yahay dano shaqsiyeed iyo damac siyaasadeed.
“Madaxweynaha xilkiisu dhammaaday wuu isbeddel badan yahay, wuxuuna danta Qarankiisa ka hormariyaa dantiisa gaarka ah. Imaaraadku wuxuu Soomaalida garab istaagey xaaladihii ugu adkaa, xiriirka naga dhexeeya shacabka Soomaaliyeed wuxuu ahaan doonaa mid ka qoto dheer khilaafaadka siyaasadeed ee ku-meel-gaadhka ah iyo xisaabaadka shakhsiga ah”, ayuu yiri La-taliyaha Madaxweynaha Imaaraadka Anwar Qarqaash, kadib qoraal uuku baahiyay bartiisa X.
Hadalkan ayaa kusoo aadayo, iyada oo shalay Madaxweynuhu jeediyay khudbad xasaasi ah oo uu ka cambaareeyay dowladda Isu Tegga Imaaraadka, isaga oo sheegay in gudaha Soomaaliya ka dhistay saldhigyo milatari oo sharci-darro ah, isla markaana ay sameysay ciidamo ka baxsan nidaamka taliska ciidamada Qaranka Soomaaliya, taas oo uu ku tilmaamay xadgudub wiiqaya isku-duubnida hay’adaha amniga xilli dalku uu ku jiro dagaal ka dhan ah kooxaha argagixisada.
Faahfaahin iyo waxa aan weli caddayn
Akhris kooban
Macnaha qormada
Maxaa dhacay
- Dowladda Imaaraadka Carabta ayaa si adag uga jawaabtay eedeymo uu soo jeediyay Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud oo ku saabsan faragelin arrimaha gudaha Soomaaliya iyo madax-bannaanida.
Qodobada muhiimka ah
- Dowladda Imaaraadka Carabta ayaa si adag uga jawaabtay eedeymo uu soo jeediyay Madaxweynaha Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud, oo ku saabsan faragelin arrimaha gudaha Soomaaliya.
- La-taliyaha diblomaasiyadeed ee Madaxweynaha Imaaraadka Carabta, Anwar Gargash ayaa shaaca ka qaaday inay nasiib darro tahay in khilaafaadka siyaasadeed ee ka jira gudaha Soomaaliya lagu dhex daro loollanka siyaasadeed ee gobolka.
- Anwar Gargash ayaa ku dooday in Madaxweynaha xilkiisu dhammaaday wuu isbeddel badan yahay, wuxuuna danta Qarankiisa ka hormariyaa dantiisa gaarka ah.
- La-taliyaha ayaa ku dooday in Imaaraadku muddo dheer garab taagnaa dowladda Soomaaliya iyo shacabkeeda, gaar ahaan xilliyadii adkaa.
Xaddidaadda isha
- Maqaalku wuxuu ku tiirsan yahay bayaanno ka soo baxay mas'uuliyiin Imaaraad ah oo aan la xaqiijin madax-bannaan.
- Ma jiraan wax jawaab ah oo ka timid dowladda Soomaaliya oo ku jirta maqaalka.
- Maqaalku ma bixinayo faahfaahin ku saabsan eedeymaha gaarka ah ee uu soo jeediyay Madaxweynaha Xasan Sheekh Maxamuud.
Gunaanadka akhristaha
Imaaraadka Carabta ayaa si adag u diiday eedeymaha ka yimid Madaxweynaha Soomaaliya ee ku saabsan faragelin arrimaha gudaha.
Waxa weli aan caddayn
- Maxay yihiin tallaabooyinka gaarka ah ee Madaxweynaha Xasan Sheekh Maxamuud uu Imaaraadka ku eedeeyay?
- Sidee ayey xiisadaha diblomaasiyadeed u saameyn doonaan xiriirka Imaaraadka iyo Soomaaliya mustaqbalka?
- Maxay yihiin cawaaqibka hadallada Gargash ee ku saabsan xaaladda siyaasadeed ee Soomaaliya?
Sababta ay muhiim u tahay
Maqaalku wuxuu muujinayaa xiisadaha diblomaasiyadeed ee socda ee u dhexeeya Soomaaliya iyo Imaaraadka Carabta, taasoo saameyn ku yeelan karta xasilloonida gobolka iyo iskaashiga.
Warka Warkasta kala soco WhatsApp
Raac kanaalkayaga si aad ula socoto wararka cusub.
Raac kanaalka →Sababta sheekadan loo muujiyey
Tani waa warbixin hal il ka timid oo ku jirta shabakadda Warka la socdo. Xiriirka isha asalka ah wuu muuqdaa si aad u akhrido macnaha buuxa ee daabacaha.
- Tirada ilaha
- 1
- Ilaha la adeegsaday
- Caasimada Online
- Isku dhafka luqadaha
- Soomaali
- Xaaladda turjumaadda
- Waxaa lagu muujiyey luqaddii asalka ahayd
- Soo koobid AI
- AI looma isticmaalin qaybta kalsoonida ee sheekadan
Calaamadaha la adeegsaday: somalia · general · jawaab · xasan · sheekh
Sii akhri
Sheeko si toos ah loo dabagalayo
Fur sheekada