Isimada dhaqanka Daarood oo ku wajahan Badhan
Waxa dhacay
Hal il · Puntland Post
Qaar ka mid ah isimada dhaqanka beesha Daarood ayaa ku wajahan magaalada Badhan ee gobolka Sanaag si ay u fududeeyaan heshiis nabadeed oo u dhexeeya labo beeleed.
Qodobo kale oo warbixintu sheegtay
- Isimadan oo saaka ka ambabaxay magaalada Garoowe ayaa ku hakaday magaalada Qardho ee xarunta gobolka Karkaar, halkaas oo loogu sameeyay sooryo, sida uu sheegay Garaad Jaamac Garaad Cali.
- “Waxaan u mahadcelinaynaa bulshada Qardho sida gobannimada leh ee ay noogu sooryeeyeen nooguna soo dhaweeyeen degmada, annaga oo ah odayada dhaqan ee ku sii jeeda magaalada Badhan” ayuu yiri Garaad Jaamac.
- “Socdaalkayaga nabadeed ee aanu kaga soo kicitanay deegaannada kala duwan ee beesha Daarood waxa uu salka ku hayaa gurmad iyo gogol nabadeed oo aan ugu garqaadayno walaalaha ood-wadaagta ah ee Warsangeli ee dagaalladu dhexmareen” ayuu raaciyay.
- Isimada Badhan ku wajahan waxaa ka mid ah ugaaska guud ee beesha Mareexaan (Sade) Ugaas Maxamed Ugaas Axmed, Garaad Kulmiye Garaad Maxamed Garaad Dool (Garaad Wiilwaal), Garaad Jaamac Garaad Cali, Islaan Ciise Islaan Maxamed iyo Mukhtaar Garaad Cali Buraale.
- Waxa weli aan caddayn
- Maxay yihiin arrimaha gaarka ah ee lagu xalinayo heshiiska nabadeed?

Qodobbada warbixinta
Waxa muhiimka ah
- Qaar ka mid ah isimada dhaqanka beesha Daarood ayaa ku wajahan magaalada Badhan ee gobolka Sanaag.
- Isimada dhaqanka beesha Daarood ayaa ku wajahan magaalada Badhan halkaas oo ay taallo gogol nabadeed oo lagu heshiisiinayo labo beeleed.
- Garaad Jaamac Garaad Cali ayaa u mahadceliyay bulshada Qardho sida gobannimada leh ee ay noogu sooryeeyeen.
Warbixin asal ah oo turjumaad kaydsan leh · Soomaali
Soomaali · Mashiin turjumay · Lama diiwaangelin
Qoraalka asalka ah
Qaar ka mid ah isimada dhaqanka beesha Daarood ayaa maanta ku wajahan magaalada Badhan ee gobolka Sanaag, halkaas oo ay taallo gogol nabadeed oo lagu heshiisiinayo labo beeleed oo xurgufi dhextaallo.
Isimadan oo saaka ka ambabaxay magaalada Garoowe ayaa ku hakaday magaalada Qardho ee xarunta gobolka Karkaar, halkaas oo loogu sameeyay sooryo, sida uu sheegay Garaad Jaamac Garaad Cali.
“Waxaan u mahadcelinaynaa bulshada Qardho sida gobannimada leh ee ay noogu sooryeeyeen nooguna soo dhaweeyeen degmada, annaga oo ah odayada dhaqan ee ku sii jeeda magaalada Badhan” ayuu yiri Garaad Jaamac.
“Socdaalkayaga nabadeed ee aanu kaga soo kicitanay deegaannada kala duwan ee beesha Daarood waxa uu salka ku hayaa gurmad iyo gogol nabadeed oo aan ugu garqaadayno walaalaha ood-wadaagta ah ee Warsangeli ee dagaalladu dhexmareen” ayuu raaciyay.
Isimada Badhan ku wajahan waxaa ka mid ah ugaaska guud ee beesha Mareexaan (Sade) Ugaas Maxamed Ugaas Axmed, Garaad Kulmiye Garaad Maxamed Garaad Dool (Garaad Wiilwaal), Garaad Jaamac Garaad Cali, Islaan Ciise Islaan Maxamed iyo Mukhtaar Garaad Cali Buraale.
Gogosha Badhan waxaa bil ka hor dhigay suldaanka guud ee gobolka Sanaag, Suldaan Siciid Suldaan Cabdisalaan, kaas oo shaaciyay in nabdeynta labada beeleed ay galayaan isimada dhaqanka beesha Daarood.
Burcadbadeed Soomaali ah ayaa sabtidii afduubay markab xamuul oo fadhigiisu yahay Imaaraadka, kaas oo marayay xeebaha dalka Yemen, sida ay sheegtay hay’adda…
“When the rich rob the poor, it’s called business. When the poor fight back, it’s called violence.” — Anonymous Introduction Somalia is…
Faahfaahin iyo waxa aan weli caddayn
Akhris kooban
Macnaha qormada
Maxaa dhacay
- Qaar ka mid ah isimada dhaqanka beesha Daarood ayaa ku wajahan magaalada Badhan ee gobolka Sanaag si ay u fududeeyaan heshiis nabadeed oo u dhexeeya labo beeleed.
Qodobada muhiimka ah
- Qaar ka mid ah isimada dhaqanka beesha Daarood ayaa ku wajahan magaalada Badhan ee gobolka Sanaag.
- Isimada dhaqanka beesha Daarood ayaa ku wajahan magaalada Badhan halkaas oo ay taallo gogol nabadeed oo lagu heshiisiinayo labo beeleed.
- Garaad Jaamac Garaad Cali ayaa u mahadceliyay bulshada Qardho sida gobannimada leh ee ay noogu sooryeeyeen.
- Isimada Badhan ku wajahan waxaa ka mid ah ugaaska guud ee beesha Mareexaan (Sade) Ugaas Maxamed Ugaas Axmed, Garaad Kulmiye Garaad Maxamed Garaad Dool.
Xaddidaadda isha
- Maqaalku ma bixinayo jawaabaha ka imanaya beelaha ku lugta leh heshiiska nabadeed.
- Eedeymaha ku saabsan heshiiska nabadeed iyo ujeeddooyinka isimada waxay ku saleysan yihiin hadalada Garaad Jaamac Garaad Cali.
- Xaqiijin madax-bannaan oo ku saabsan habka nabadeed ama safarka isimada lama bixiyo.
Gunaanadka akhristaha
Isimada dhaqanka ayaa si firfircoon uga qayb qaadanaya dadaallada nabadeed ee gobolka Sanaag.
Waxa weli aan caddayn
- Maxay yihiin arrimaha gaarka ah ee lagu xalinayo heshiiska nabadeed?
- Sidee loo hirgelin doonaa heshiiska nabadeed marka la gaaro?
- Maxay yihiin jawaabaha ka imanaya beelaha ku lugta leh khilaafka?
Sababta ay muhiim u tahay
Maqaalku ma bixinayo faahfaahin madax-bannaan oo ku filan si loo qiimeeyo muhiimadda gaarka ah ee dhacdadan, marka laga reebo waxa uu weriyay.
Warka Warkasta kala soco WhatsApp
Raac kanaalkayaga si aad ula socoto wararka cusub.
Raac kanaalka →Sababta sheekadan loo muujiyey
Tani waa warbixin hal il ka timid oo ku jirta shabakadda Warka la socdo. Xiriirka isha asalka ah wuu muuqdaa si aad u akhrido macnaha buuxa ee daabacaha.
- Tirada ilaha
- 1
- Ilaha la adeegsaday
- Puntland Post
- Isku dhafka luqadaha
- Soomaali
- Xaaladda turjumaadda
- Waxaa lagu muujiyey luqaddii asalka ahayd
- Soo koobid AI
- AI looma isticmaalin qaybta kalsoonida ee sheekadan
Calaamadaha la adeegsaday: somalia · general · dhaqanka · isimada · badhan