Khayre oo shaaciyay magacyada saraakiisha hoggaamineysa howlgalka burburinta Dayniile
Waxa dhacay
70 ilbiriqsiXasan Cali Khayre ayaa ka hadlay xiisadda ka taagan Dayniile, isagoo shaaciyay magacyada laba sarkaal oo uu sheegay inay hoggaaminayaan howlgalka burburinta ee ka socda halkaas, taas oo keentay khasaare iyo dhaawac.
Qodobo kale oo warbixintu sheegtay
- Khayre oo qoraal soo saaray ayaa sheegay in tacaddiyaddii shalay ka dhacay Dayniile ay ka dambeeyeen taliyaha Booliska Gobolka Banaadir Macalin iyo Yaasiin Ganey oo kamid ah saraakiisha sar sare ee Ciidamada Booliska Soomaaliyeed, isaga oo ku eedeeyay inay dhibaatooyin kala duwan u gaysanayaan shacabka uu metalo ee ku dhaqan degmadaasi.
- “Waxaan cambaareynayaa xasuuqa, dhulboobka iyo barakicinta ay Mahdi Cumar Muumin iyo Yaasiin Nuur kheyre (Ganeey) ka wadaan xaafadda Raadeerka ee degmada Deyniile, kuwaas oo dil, dhac iyo dhaawac u gaysanaya dadka deegaanka,” ayuu yiri Xasan Cali Khayre.
- Sidoo kale wuxuu sii raaciyay “Waxaan ayaandarro ah in saraakiishii loo carbiyay difaaca nafta iyo hantida ummadda ay u xuubsiibteen burcad arxan-daran oo daadinaysa dhiigga shacabka, barakicinaysa dadka danyarta ah, kana xooleysata boobka hantida muwaadiniinta Soomaaliyeed”.
- Ra’iisul wasaarihii hore ayaa labada sarkaal ugu baaqay inay joojiyaan dhibaatooyinka ka socda degmada Dayniile, gaar ahaan barakicinta iyo boobka ka socda halkaasi.
Sida ay sheegtay Caasimada Online
- Sababta ay muhiim u tahay
- Maqaalku wuxuu muujinayaa xiisadaha socda ee Dayniile, isagoo kor u qaadaya walaaca ku saabsan sida dadka deegaanka loola dhaqmo iyo suurtagalnimada in rabshado kale ay dhacaan.
- Waxa weli aan caddayn
- Maxay yihiin tallaabooyinka gaarka ah ee ay saraakiishu qaadeen oo sababay khasaarihii la sheegay?

Qodobbada warbixinta
Waxa muhiimka ah
- Xasan Cali Khayre ayaa sheegay in laba sarkaal ay hoggaaminayaan howlgalka burburinta ee Dayniile.
- Khayre ayaa eedeeyay taliyaha Booliska iyo sarkaal kale inay dhibaatooyin u gaysanayaan shacabka.
- Khayre ayaa cambaareeyay xasuuqa, dhulboobka iyo barakicinta ka dhacaya Dayniile.
Warbixin asal ah oo turjumaad kaydsan leh · Soomaali
Soomaali · Mashiin turjumay · Lama diiwaangelin
Qoraalka asalka ah
Muqdisho (Caasimada Online) – Ra’iisul wasaarihii hore ee Soomaaliya, Mudane Xasan Cali Khayre oo si adag kaga hadlay xiisadda ka taagan degmada Dayniile ayaa shaaciyay magacyada laba sarkaal oo uu sheegay inay hoggaaminayaan howlgalka burburinta ee ka socda xaafadda Warlaliska ee degmadaas, kaas oo sababay khasaare dhmasho iyo dhaawac.
Khayre oo qoraal soo saaray ayaa sheegay in tacaddiyaddii shalay ka dhacay Dayniile ay ka dambeeyeen taliyaha Booliska Gobolka Banaadir Macalin iyo Yaasiin Ganey oo kamid ah saraakiisha sar sare ee Ciidamada Booliska Soomaaliyeed, isaga oo ku eedeeyay inay dhibaatooyin kala duwan u gaysanayaan shacabka uu metalo ee ku dhaqan degmadaasi.
“Waxaan cambaareynayaa xasuuqa, dhulboobka iyo barakicinta ay Mahdi Cumar Muumin iyo Yaasiin Nuur kheyre (Ganeey) ka wadaan xaafadda Raadeerka ee degmada Deyniile, kuwaas oo dil, dhac iyo dhaawac u gaysanaya dadka deegaanka,” ayuu yiri Xasan Cali Khayre.
Sidoo kale wuxuu sii raaciyay “Waxaan ayaandarro ah in saraakiishii loo carbiyay difaaca nafta iyo hantida ummadda ay u xuubsiibteen burcad arxan-daran oo daadinaysa dhiigga shacabka, barakicinaysa dadka danyarta ah, kana xooleysata boobka hantida muwaadiniinta Soomaaliyeed”.
Ra’iisul wasaarihii hore ayaa labada sarkaal ugu baaqay inay joojiyaan dhibaatooyinka ka socda degmada Dayniile, gaar ahaan barakicinta iyo boobka ka socda halkaasi.
“Waxaan Mahdi Cumar iyo Yaasiin Nuur ugu baaqayaa in ay ka waantoobaan xasuuqa, barakicinta iyo boobka guryo ay leeyihiin dad shacab ah. Waxaana xusuusinayaa in dambiyadan ay u gelayaan diiwaanka, oo lagula xisaabtami doono gaboodfallada ay kula kacayaan nafta iyo hanida shacabka Soomaaliyeed,” ayuu mar kale yiri Xasan Cali Khayre.
Hadalkan ayaa kusoo aadayo, iyada oo xalay Ugaaska beesha Murusade, Ugaas Cabdirisaaq Ugaas Cabdullaahi Ugaas Xaashi oo dadkiisa ugu baaqay in difaacdaan dhulkooda.
Ugaas Cabdirisaaq wuxuu sidoo kale dowladda Soomaaliya iyo saraakiisha amniga ugu baaqay inay joojiyaan falalka ka dhanka ah shacabka, dhowraanna heshiisyadii hore looga gaaray arrimaha dhulka ee deegaankaas.
Arrintan ayaa mar kale soo celisay muranka dhulka, iyadoo su’aallo la iska weydiinayo xuquuqda dadka deggan iyo habka loo fulinayo dhul ka saarista caasimadda.
Faahfaahin iyo waxa aan weli caddayn
Akhris kooban
Macnaha qormada
Maxaa dhacay
- Xasan Cali Khayre ayaa ka hadlay xiisadda ka taagan Dayniile, isagoo shaaciyay magacyada laba sarkaal oo uu sheegay inay hoggaaminayaan howlgalka burburinta ee ka socda halkaas, taas oo keentay khasaare iyo dhaawac.
Qodobada muhiimka ah
- Xasan Cali Khayre ayaa sheegay in laba sarkaal ay hoggaaminayaan howlgalka burburinta ee Dayniile.
- Khayre ayaa eedeeyay taliyaha Booliska iyo sarkaal kale inay dhibaatooyin u gaysanayaan shacabka.
- Khayre ayaa cambaareeyay xasuuqa, dhulboobka iyo barakicinta ka dhacaya Dayniile.
- Maqaalku wuxuu xusayaa baaq loo diray saraakiisha inay joojiyaan dhibaatooyinka.
Xaddidaadda isha
- Maqaalku ma bixinayo xaqiijin madax-bannaan oo ku saabsan eedeymaha uu Khayre soo jeediyay.
- Ma jiraan wax jawaab ah oo ka timid saraakiisha la eedeeyay.
- Maqaalku ma bixinayo faahfaahin ku saabsan nooca gaarka ah ee khasaare iyo dhaawac.
Gunaanadka akhristaha
Hadallada Khayre waxay muujinayaan eedeymo culus oo loo jeediyay mas'uuliyiinta booliiska iyadoo xaalad khatar ah ay ka jirto Dayniile.
Waxa weli aan caddayn
- Maxay yihiin tallaabooyinka gaarka ah ee ay saraakiishu qaadeen oo sababay khasaarihii la sheegay?
- Sidee ayay dadka deegaanka u falcelinayaan xaaladda ka jirta Dayniile?
- Maxay dowladda ka qaban doontaa eedeymaha Khayre?
Sababta ay muhiim u tahay
Maqaalku wuxuu muujinayaa xiisadaha socda ee Dayniile, isagoo kor u qaadaya walaaca ku saabsan sida dadka deegaanka loola dhaqmo iyo suurtagalnimada in rabshado kale ay dhacaan.
Warka Warkasta kala soco WhatsApp
Raac kanaalkayaga si aad ula socoto wararka cusub.
Raac kanaalka →Sababta sheekadan loo muujiyey
Tani waa warbixin hal il ka timid oo ku jirta shabakadda Warka la socdo. Xiriirka isha asalka ah wuu muuqdaa si aad u akhrido macnaha buuxa ee daabacaha.
- Tirada ilaha
- 1
- Ilaha la adeegsaday
- Caasimada Online
- Isku dhafka luqadaha
- Soomaali
- Xaaladda turjumaadda
- Waxaa lagu muujiyey luqaddii asalka ahayd
- Soo koobid AI
- AI looma isticmaalin qaybta kalsoonida ee sheekadan
Calaamadaha la adeegsaday: somalia · general · dayniile · magacyada · howlgalka
Sii akhri
Sheeko si toos ah loo dabagalayo
Fur sheekada