Topic
Warkasta is tracking Xasan Cali Khayre across 4 reports from 2 sources. Recent coverage touches Muqdisho and Soomaaliya, each linked to its original source with side-by-side comparison where outlets differ.

Ra’iisul Wasaarihii hore ee Soomaaliya, Xasan Cali Khayre, ayaa si kulul uga hadlay khasaaraha la sheegay in Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed uu ka soo gaaray weerarkii ka dhacay deegaanka Jameeco ee degmada Buurhakaba, isaga oo Madaxweyne Xasan Sheekh ku eedeeyay inuu ciidanka dhexgeliyay khilaafaadka siyaasadeed. Khayre ayaa qoraal uu soo saaray ku sheegay inuu aad…

Ra’iisul wasaarihii hore ee Soomaaliya, Xasan Cali Kheyre, ayaa si kulul u dhaliilay hoggaanka dowladda federaalka, isagoo ku eedeeyey in ciidamo khibrad badan u lahaa dagaalka Al-Shabaab loo adeegsaday hawlgal ka dhashay khilaaf siyaasadeed oo ay ahayd in wadahadal lagu xalliyo. Kheyre ayaa hadalkan jeediyey Talaadadii, kadib dagaal culus oo Isniintii…

Ra’iisul wasaarihii hore ee Soomaaliya, Xasan Cali Khayre, ayaa si adag uga hor yimid jadwalka doorashooyinka federaalka ee shalay uu shaaciyey Guddiga Madaxa-bannaan ee Doorashooyinka iyo Soohdimaha, isagoo ka digay in tallaabadaasi ay dalka u horseedi karto qalalaase siyaasadeed, mid amni iyo doorashooyin isbarbar socda. Khayre ayaa bayaan uu soo saaray…

Ra’iisul wasaarihii hore ee Soomaaliya, Mudane Xasan Cali Khayre ayaa si kulul kaga hadlay xiisadda ka taagan magaalada Muqdisho ee ka dhalatay dhaq-dhaqaaqyada u dhexeeya ciidamada dowladda iyo kuwa taabacsan Sheekh Shariif. Xasan Cali Khayre ayaa ka digay tallaabooyinkii ugu dambeeyay ee ay qaaday dowladda, wuxuuna daan-daansi ku tilmaamay ciidamada la…