Koonfur Galbeed oo wacad ku martay inay qaybsaneyso deegaannada ka maqan gacanteeda
Waxa dhacay
Hal il · Caasimada Online
Maamul-goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya ayaa wacad ku maray inuu qaadayo tallaabo culus oo ka dhan ah maleeshiyaadka argagixisada, isla markaana ay dib u qabsan doonaan deegaannada haatan ku maqan gacantooda.
Qodobo kale oo warbixintu sheegtay
- Isaaq Korsaar ayaa sidoo kale ku goodiyay in maalmaha soo socda ay Koonfur Galbeed dib u qabsaneyso deegaannada ay haatan ku sugan yihiin maleeshiyaadka hubeysan, isaga oo tilmaamay in qorshahaas uu qayb ka yahay dadaallada lagu xaqiijinayo amniga, nabadda iyo xasilloonida deegaanka.
- Dhinaca kale, Hoggaamiyaha Koonfur Galbeed, Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa gudooomiyey shir looga hadlay amniga, oo ay ka qayb-galeen Wasiirka Amniga, Wasiiru-Dowlaha Madaxtooyada, Agaasimaha Madaxtooyada, saraakiisha amniga iyo saraakiisha AUSSOM, kaas oo diiradda lagu saaray xaaladaha guud ee amniga deegaannada maamulkaasi.
- Shirka ayaa si gaar ah looga hadlay xoojinta iyo kordhinta howlgalada amni ee ka socda deegaannada Koonfur Galbeed dardargelinta wadaagista xogaha amniga iyo xoojinta iskaashiga hay’adaha amniga si loo xaqiijiyo nabadgelyada iyo xasilloonida guud.
- Sidoo kale waxaa kulanka lagu falanqeeyey qorshayaasha lagu xoojinayo sugidda amniga, ka hortagga falalka amni-darrada ah iyo ilaalinta badqabka shacabka ku nool deegaannada Koonfur Galbeed.
- Waxa weli aan caddayn
- Maxay yihiin tallaabooyinka gaarka ah ee la qaadi doono ka dhanka ah maleeshiyaadka?

Qodobbada warbixinta
Waxa muhiimka ah
- Maamul-goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya ayaa wacad ku maray inuu qaadayo tallaabo culus oo ka dhan ah maleeshiyaadka argagixisada, isla markaana ay dib u qabsan doonaan deegaannada ka maqan gacantooda.
- Isaaq Korsaar ayaa sheegay in aan la joojin doonin howlgallada ka dhanka ah maleeshiyaadka Khawaarijta iyo ciidamada taabacsan Cabdicasiis Lafta-gareen.
- Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa guddooniyey shir looga hadlay amniga, oo ay ka qayb-galeen Wasiirka Amniga, Wasiiru-Dowlaha Madaxtooyada, Agaasimaha Madaxtooyada, saraakiisha amniga iyo saraakiisha AUSSOM.
Warbixin asal ah oo turjumaad kaydsan leh · Soomaali
Soomaali · Mashiin turjumay · Lama diiwaangelin
Qoraalka asalka ah
Baydhaba (Caasimada Online) – Maamul-goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya ayaa wacad ku maray inu qaadayo tallaabo culus oo ka dhan ah maleeshiyaadka argagixisada, isla markaana ay dib u qabsan doonaan deegaannada ka maqan gacantooda.
Wasiirka Amniga Dowladda Koonfur Galbeed Soomaaliya, Mudane Isaaq Maxamed Isaaq (Korsaar) oo maanta la hadlay warbaahinta ayaa shaaca ka qaaday in aan la joojin doonin howlgallada ka dhanka ah maleeshiyaadka Khawaarijta iyo ciidamada taabacsan Cabdicasiis Lafta-gareen ee haatan ku sugan degmooyin ka tirsan maamulkaasi/
Isaaq Korsaar ayaa sidoo kale ku goodiyay in maalmaha soo socda ay Koonfur Galbeed dib u qabsaneyso deegaannada ay haatan ku sugan yihiin maleeshiyaadka hubeysan, isaga oo tilmaamay in qorshahaas uu qayb ka yahay dadaallada lagu xaqiijinayo amniga, nabadda iyo xasilloonida deegaanka.
Dhinaca kale, Hoggaamiyaha Koonfur Galbeed, Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa gudooomiyey shir looga hadlay amniga, oo ay ka qayb-galeen Wasiirka Amniga, Wasiiru-Dowlaha Madaxtooyada, Agaasimaha Madaxtooyada, saraakiisha amniga iyo saraakiisha AUSSOM, kaas oo diiradda lagu saaray xaaladaha guud ee amniga deegaannada maamulkaasi.
Shirka ayaa si gaar ah looga hadlay xoojinta iyo kordhinta howlgalada amni ee ka socda deegaannada Koonfur Galbeed dardargelinta wadaagista xogaha amniga iyo xoojinta iskaashiga hay’adaha amniga si loo xaqiijiyo nabadgelyada iyo xasilloonida guud.
Sidoo kale waxaa kulanka lagu falanqeeyey qorshayaasha lagu xoojinayo sugidda amniga, ka hortagga falalka amni-darrada ah iyo ilaalinta badqabka shacabka ku nool deegaannada Koonfur Galbeed.
Sheekh Aadan Madoobe ayaa adkeeyey muhiimadda ay leedahay in la dardargeliyo howlgallada amniga, la xoojiyo wada-shaqeynta hay’adaha amniga, isla markaana la qaato tallaabooyin wax-ku-ool ah oo lagu xaqiijinayo amniga iyo xasilloonida deegaannada Koonfur Galbeed.
Faahfaahin iyo waxa aan weli caddayn
Akhris kooban
Macnaha qormada
Maxaa dhacay
- Maamul-goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya ayaa wacad ku maray inuu qaadayo tallaabo culus oo ka dhan ah maleeshiyaadka argagixisada, isla markaana ay dib u qabsan doonaan deegaannada haatan ku maqan gacantooda.
Qodobada muhiimka ah
- Maamul-goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya ayaa wacad ku maray inuu qaadayo tallaabo culus oo ka dhan ah maleeshiyaadka argagixisada, isla markaana ay dib u qabsan doonaan deegaannada ka maqan gacantooda.
- Isaaq Korsaar ayaa sheegay in aan la joojin doonin howlgallada ka dhanka ah maleeshiyaadka Khawaarijta iyo ciidamada taabacsan Cabdicasiis Lafta-gareen.
- Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa guddooniyey shir looga hadlay amniga, oo ay ka qayb-galeen Wasiirka Amniga, Wasiiru-Dowlaha Madaxtooyada, Agaasimaha Madaxtooyada, saraakiisha amniga iyo saraakiisha AUSSOM.
Xaddidaadda isha
- Maqaalku ma bixinayo jawaabaha ka imaanaya maleeshiyaadka la beegsanayo.
- Eedeymaha ku saabsan howlgalada amniga waxay ku saleysan yihiin bayaanno ka soo baxay mas'uuliyiinta dowladda.
- Xaqiijin madax-bannaan oo ku saabsan xaaladda amniga ama faahfaahinta howlgalka lama bixiyo.
Gunaanadka akhristaha
Koonfur Galbeed ayaa dardargelinaysa dadaalladeeda ka dhanka ah argagixisada iyo hagaajinta amniga deegaanka.
Waxa weli aan caddayn
- Maxay yihiin tallaabooyinka gaarka ah ee la qaadi doono ka dhanka ah maleeshiyaadka?
- Sidee dowladda u xaqiijin doontaa badqabka shacabka inta lagu guda jiro howlgaladan?
- Waa maxay waqtiga loogu talagalay in la qabsado deegaannada?
Sababta ay muhiim u tahay
Maqaalku ma bixinayo faahfaahin madax-bannaan oo ku filan si loo qiimeeyo muhiimadda gaarka ah ee dhacdadan, marka laga reebo waxa uu weriyay.
Warka Warkasta kala soco WhatsApp
Raac kanaalkayaga si aad ula socoto wararka cusub.
Raac kanaalka →Sababta sheekadan loo muujiyey
Tani waa warbixin hal il ka timid oo ku jirta shabakadda Warka la socdo. Xiriirka isha asalka ah wuu muuqdaa si aad u akhrido macnaha buuxa ee daabacaha.
- Tirada ilaha
- 1
- Ilaha la adeegsaday
- Caasimada Online
- Isku dhafka luqadaha
- Soomaali
- Xaaladda turjumaadda
- Waxaa lagu muujiyey luqaddii asalka ahayd
- Soo koobid AI
- AI looma isticmaalin qaybta kalsoonida ee sheekadan
Calaamadaha la adeegsaday: somalia · general · wacad · maqan · koonfur
Sii akhri
Sheeko si toos ah loo dabagalayo
Fur sheekada