Madaxweyne Deni oo difaacay Imaaraadka
Waxa dhacay
Hal il · Puntland Post
Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullaahi Deni oo maanta hadalka ka jeediyay magaalada Gaalkacyo ayaa ku eedeeyay madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud in uu khilaafka ka jira gudaha dalka ka dhigayo mid u dhexeeya Soomaaliya iyo Imaaraadka Carabta.
Qodobo kale oo warbixintu sheegtay
- Madaxweyne Deni wuxuu difaacay heshiisyada Imaaraadka, isaga oo caddeeyay in ay Puntland ka go’an tahay sii wadista iyo fulinta heshiisyadaas.
- Wuxuu sheegay in Puntland aysan aqbali doonin go’aamada ka soo baxa dowladda federaalka oo ay tahay dowladda waqtigeedii dhammaaday, islamarkaana iska dhagatirtay go’aankii Maxkamadda Sare.
- “Dadka Soomaaliyeed iyagaa is qabtay, haddaan ka dhigno in shisheeye noo heshiiyay waa ceeb iyo fadeexad….
- Annagu (Puntland) cid kasta oo heshiis naga dhexeeyo waan ilaalinaynaa, una joojin mayno dowlad waqtigeedu dhammaaday…” ayuu yiri madaxweyne Deni.

Warbixin asal ah oo turjumaad kaydsan leh · Soomaali
Soomaali · Mashiin turjumay · Lama diiwaangelin
Qoraalka asalka ah
Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullaahi Deni oo maanta hadalka ka jeediyay magaalada Gaalkacyo ayaa ku eedeeyay madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud in uu khilaafka ka jira gudaha dalka ka dhigayo mid u dhexeeya Soomaaliya iyo Imaaraadka Carabta.
Madaxweyne Deni wuxuu difaacay heshiisyada Imaaraadka, isaga oo caddeeyay in ay Puntland ka go’an tahay sii wadista iyo fulinta heshiisyadaas.
Wuxuu sheegay in Puntland aysan aqbali doonin go’aamada ka soo baxa dowladda federaalka oo ay tahay dowladda waqtigeedii dhammaaday, islamarkaana iska dhagatirtay go’aankii Maxkamadda Sare.
“Dadka Soomaaliyeed iyagaa is qabtay, haddaan ka dhigno in shisheeye noo heshiiyay waa ceeb iyo fadeexad…. Annagu (Puntland) cid kasta oo heshiis naga dhexeeyo waan ilaalinaynaa, una joojin mayno dowlad waqtigeedu dhammaaday…” ayuu yiri madaxweyne Deni.
Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullaahi Deni ayaa maanta dhegax-dhigay mashruuc ballaaran oo lagu dhisayo laguna casriyeynayo garoonka diyaaradaha ee Cabdullaahi Yuusuf ee magaalada…
US Special Envoy Jared Kushner warned that Israel is careening toward “global pariah status,” while touting his “real friendship” with Saudi Crown Prince Mohammed bin…
Madaxtooyada Puntland ayaa war-murtiyeed ka soo saartay shirweyne hal maalin ka socday Garowe oo looga hadlay sidii dib-u-eegis iyo horumarin loogu sameyn…
Warka Warkasta kala soco WhatsApp
Raac kanaalkayaga si aad ula socoto wararka cusub.
Raac kanaalka →Sababta sheekadan loo muujiyey
Tani waa warbixin hal il ka timid oo ku jirta shabakadda Warka la socdo. Xiriirka isha asalka ah wuu muuqdaa si aad u akhrido macnaha buuxa ee daabacaha.
- Tirada ilaha
- 1
- Ilaha la adeegsaday
- Puntland Post
- Isku dhafka luqadaha
- Soomaali
- Xaaladda turjumaadda
- Waxaa lagu muujiyey luqaddii asalka ahayd
- Soo koobid AI
- AI looma isticmaalin qaybta kalsoonida ee sheekadan
Calaamadaha la adeegsaday: somalia · general · deni · madaxweyne · difaacay
Sii akhri
Sheeko si toos ah loo dabagalayo
Fur sheekada