Luqadda akhriska
Waxaad akhrinaysaa qoraalka Soomaaliga.
Madaxweyne Xasan shiikh oo Warbixin ka dhageystay Taliska Sarre ee Ciidanka Soomaaliya.
Axad 30 Aug 2026 {HMC} Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, S/Guuto Ibraahim Maxamed Maxamuud, ayaa sharaxaad ka bixiyay howlgalladii ugu dambeeyay ee lagu ciribtirayay cadowga umadda Soomaaliyeed ee Khawaarijta. Sidoo kale, Taliyaha ayaa Madaxweynaha uga warbixiyay qorshayaasha iyo horumarinta Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed loo hagayo mustaqbalka dhow iyo kan fogba. Ugu dambeyn, Madax
Waxa muhiimka ah
- Axad 30 Aug 2026 {HMC} Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, S/Guuto Ibraahim Maxamed Maxamuud, ayaa sharaxaad ka bixiyay howlgalladii ugu dambeeyay ee lagu ciribtirayay cadowga umadda Soomaaliyeed ee Khawaarijta.
- Sidoo kale, Taliyaha ayaa Madaxweynaha uga warbixiyay qorshayaasha iyo horumarinta Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed loo hagayo mustaqbalka dhow iyo kan fogba.
- Ugu dambeyn, Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka […] The post Madaxweyne Xasan shiikh oo Warbixin ka dhageystay Taliska Sarre ee Ciidanka Soomaaliya.

Warbixin Soomaali asal ah
Isha asalka ahAsalka
Qoraalka asalka ah
Qoraalka hoose waa qoraalka asalka ah ee isha. Waxaa loo kala jaray tuducyo si akhrisku u fududaado.
Axad 30 Aug 2026 {HMC} Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, S/Guuto Ibraahim Maxamed Maxamuud, ayaa sharaxaad ka bixiyay howlgalladii ugu dambeeyay ee lagu ciribtirayay cadowga umadda Soomaaliyeed ee Khawaarijta. Sidoo kale, Taliyaha ayaa Madaxweynaha uga warbixiyay qorshayaasha iyo horumarinta Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed loo hagayo mustaqbalka dhow iyo kan fogba.
Ugu dambeyn, Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa ku amray Taliska Ciidanka inay laba jibbaaraan howlgallada lagu ciribtirayo cadowga umadda Soomaaliyeed, isla markaana la dardargeliyo casriyeynta iyo horumarinta Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed.
The post Madaxweyne Xasan shiikh oo Warbixin ka dhageystay Taliska Sarre ee Ciidanka Soomaaliya. appeared first on HMC Somalia News .
Isha warkaSababta sheekadan loo muujiyey
Warbixintan waa la muujiyey sababtoo ah waxay ka timid shabakadda ilaha Warka la socdo, waxayna la jaanqaadaysaa qaybta, waqtiga, iyo calaamadaha daboolidda.
Sababta sheekadan loo muujiyey
Warbixintan waa la muujiyey sababtoo ah waxay ka timid shabakadda ilaha Warka la socdo, waxayna la jaanqaadaysaa qaybta, waqtiga, iyo calaamadaha daboolidda.
- Tirada ilaha
- 1
- Ilaha la adeegsaday
- Hiiraanweyn
- Isku dhafka luqadaha
- Soomaali
- Xaaladda turjumaadda
- Waxaa lagu muujiyey luqaddii asalka ahayd
- Soo koobid AI
- AI looma isticmaalin qaybta kalsoonida ee sheekadan
La socodsii
Warka ku hel sanduuqaaga. Macluumaad muhiim ah oo kaliya.