Topic
Warkasta is tracking ciidanka across 28 reports from 7 sources. Recent coverage touches xoogga, taliyaha, and cirka, each linked to its original source with side-by-side comparison where outlets differ.

Muqdisho – Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamse Cabdi Barre, oo ay wehliyaan Wasiirka Gaashaandhigga iyo Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, ayaa ka qeybgalay munaasabad lagu soo xirayay tababar loo qabtay cutubyo ka tirsan Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, gaar ahaan Guutada 16-aad ee Kumaandooska Danab. Intii ay socotay munaasabadda xiritaanka tababarka, c

Muqdisho – Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA), Mudane Maxamuud Macallin Cabdulle, ayaa maanta xarunta Hay’adda kulan kula qaatay Taliyaha Ciidanka Badda iyo Difaaca Xeebaha Soomaaliya, S/Guuto Cabdiwahaab Cabdullaahi Cumar. Kulanka ayaa diiradda lagu saaray xaaladaha degdegga ah ee bani’aadannimo, gaar ahaan saadaasha El Niño, doorka Ciidanka Badda iyo diyaa

Muqdisho, Soomaaliya – Wasiirka Wasaaradda Gaashaandhigga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Axmed Macallin Fiqi, iyo Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, S/Guuto Ibraahim Maxamed Maxamuud, ayaa kulan xogwaraysi iyo dhiirrigelin ah la qaatay qaar ka mid ah carruurta agoonta ah ee ay ka tageen askartii Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed ee ku dhimatay difaaca dalka. Mas’uuliyiinta aya

Muqdisho (Caasimada Online) – Guddiga Difaaca Golaha Shacabka Soomaaliya ayaa si deg-deg ah ugu yeeray wasiirka gaashaandhigga Axmed Macalin Fiqi iyo Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Jeneraal Ibraahim Maxamed Maxamuud, si wax looga waydiiyo cabasho ku saabsan 6,000 oo askari oo isugu jiro hawlgab, naafo iyo qoysaska askartii dhimatay oo la sheegay in la jaray xuquuqdoodii.…

Wafdi sare oo ka socday ciidanka cirka Pakistan (Pakistan Air Force – PAF) ayaa dib ugu laabtay Islamabad, kaddib markii… Sii akhri

Wasiirka Gaashaandhigga Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Axmed Macallin Fiqi, ayaa qaabilay wafdi sare oo ka socda Ciidanka Cirka Pakistan, oo uu hoggaaminayo Taliyaha Difaaca Cirka, ahna Taliye Ku-xigeenka Ciidanka Cirka Pakistan, Air Marshal Muhammad Sarfraz. Kulanka, oo uu qayb ka ahaa Taliyaha Ciidanka Cirka Soomaaliyeed, S/Guuto Cabdirisaaq Maxamuud Xaaji, ayaa diiradda lagu saaray
Wasiirka Gaashaandhigga Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Axmed Macallin Fiqi, ayaa qaabilay wafdi sare oo ka socda Ciidanka Cirka Pakistan, kaas oo uu hoggaaminayay Taliyaha Difaaca Cirka ahna Taliye Ku-xigeenka Ciidanka Cirka Pakistan, Air Marshal Muhammad Sarfraz.

Ciidamada Kumaandooska Turkiga iyo Guutada Gorgor ee Soomaaliya ayaa sameeyay tababar lagu xoojinayay adkaysiga iyo awoodda hawlgal ee ciidamada. Tababarka ayaa si guul leh loogu soo gabagabeeyay Xerada General Eşref Bitlis. Sawirrada waxaa baahisay wasaaradda difaaca Turkiga. Dad badan ayaa Turkiga ku eedeeyay in uu sawirka Kemal Atatürk ciidanka Soomaaliya…

Madaxweynaha dowladda federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa magaalada Muqdisho kula kulmay saraakiil ka socday ciidanka cirka dowladda Pakistan, kuwaas… Sii akhri

Muqdisho — Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ahna Taliyaha Guud ee Ciidamada Qalabka Sida, Dr. Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa Qasriga Madaxtooyada ku qaabilay wafdi sare oo ka socday Ciidanka Cirka Dowladda Pakistan, oo uu hoggaaminayey Taliyaha Difaaca Cirka ahna Taliye Ku-xigeenka Ciidanka Cirka Pakistan, Air Marshal Muhammad Sarfraz. Kulanka waxaa ka qeybgalay Wasiirka Gaashaandhigg

Muqdisho (Caasimada Online) – Madaxweynaha Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud ayaa galabta qasriga madaxtooyada ku qaabilay wafdi sare oo ka socday ciidamada cirka ee dowladda Pakistan, iyada oo uu hoggaaminayay taliyaha difaaca cirka, ahna taliye ku-xigeenka ciidanka cirka Pakistan, Air Marshal Muhammad Sarfraz. Kulanka oo ahaa mid xasaasi ah ayaa waxaa sidoo kale ka qeyb-galay wasiirka…

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ahna Taliyaha Guud ee Ciidamada Qalabka Sida, Dr. Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa Qasriga Madaxtooyada ku qaabilay wafdi sare oo ka socday Ciidanka Cirka Dowladda Pakistan, oo uu hoggaaminayay Taliyaha Difaaca Cirka, ahna Taliye Ku-xigeenka Ciidanka Cirka Pakistan, Air Marshal Muhammad Sarfraz. Kulanka waxaa ka qeyb galay…

Muqdisho ( Raxanreeb Online) Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, Sareeye Guuto Ibraahim Maxamed Maxamuud, ayaa saxiixay Ka Hortagga iyo Wax-ka-qabashada Tacaddiyada ka dhanka ah Haweenka Xilliyada Colaadaha. Qoraal kasoo baxay xafiiska taliyaha ciidanka xoogga, ayaa lagu sheegay in amarkan uu xoojinayo dadaallada lagu hor istaagayo tacaddiyada ka dhanka ah haweenka, gaar ahaan kuwa ka dha

Muqdisho (Caasimada Online) – Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, Sarreeye Guuto Ibraahim Maxamed Maxamuud ayaa saxiixay amar ku saabsan ka hortagga iyo wax-ka-qabashada tacaddiyada ka dhanka ah haweenka xilliyada colaadaha. Amarkan ayaa lagu xoojinayaa dadaallada lagu hor istaagayo tacaddiyada ka dhanka ah haweenka, gaar ahaan kuwa dhaca xilliyada colaadaha, iyadoo xoogga la saarayo ilaa

Taliyaha Ciidanka Cirka Soomaaliyeed, S/Guuto Cabdirisaaq Maxamuud Xaaji, ayaa maanta magaalada Muqdisho ku soo dhaweeyey wafdi sare oo ka socda Ciidanka Cirka Pakistan, oo uu hoggaaminayo Taliyaha Difaaca Cirka, ahna Taliye Ku-xigeenka Ciidanka Cirka Pakistan, Air Marshal Muhammad Sarfraz. Booqashadan ayaa daba socota booqashadii Wasiirka Gaashaandhigga Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane
Taliyaha Ciidanka Dhulka ee Xoogga Dalka Soomaaliyeed, Sarreeye Guuto Sahal Cabdullaahi Cumar, ayaa maanta magaalada Baydhabo kormeer ugu tegay ciidamo ka tirsan Xoogga Dalka Soomaaliyeed oo tababar ku soo dhammeystay magaalada.

Muqdisho, Soomaaliya – Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, Gen. Ibraahim Maxamed Maxamuud, ayaa kulan soo dhaweyn iyo mahadcelin ah u sameeyay dhaqaatiir Soomaaliyeed oo ka qeyb galay Todobaadka CIMIC ee ciidamada dalalka ku midoobay Bulshada Bariga Afrika (EAC), kaas oo lagu qabtay magaalada Dar es Salaam ee dalka Tanzania. Munaasabad casho-sharaf ah oo lagu maamuusay [̷

Baydhabo (Raxanreeb Online) Wararka inaga soo gaaraya magaalada Baydhabo ee xarunta gobolka Baay, ayaa ku waramaya in ciidanka booliska koonfur galbeed, ay howlgal ku soo qabteen shaqsi xalay qof shacab ah ku dilay magaalada Baydhabo. Shaqsiga lasoo qabtay ayaa lagu eedeeyey in xalay gudaha magaalada Baydhabo uu ku dilay wiil dhallinyaro ah oo lagu magacaabi... The post Ciidanka koonfur galbeed oo

Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, Sareeye Guuto Ibraahim Maxamed Maxamuud, ayaa qaabilay Taliyaha Howlgallada Gaarka ah ee Mareykanka ee ka howlgala Qaaradda Afrika, Sareeye Gaas Claude K. Tudor Jr. Kulanka ayaa looga hadlay xoojinta iskaashiga dhinacyada amniga iyo howlgallada, gaar ahaan taageerada iyo horumarinta awoodda Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed. Sidoo kale, labada dhinac a

Muqdisho (Raxanreeb Online) Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, Sareeye Guuto Ibraahim Maxamed Maxamuud, ayaa qaabilay Taliyaha Howlgallada Gaarka ah u qaabilsan Mareykanka Qaaradda Afrika, Sareeye Gaas Tudor. Kulanka ayaa looga wada hadlay xoojinta iskaashiga dhinaca amniga iyo howlgallada, gaar ahaan taageerada iyo horumarinta awoodda Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, tayeynta ciidank

Axad 12 Sep 2026 {HMC} Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, gaar ahaan cutubyo ka tirsan Kumaandooska Gorgor iyo Ciidanka Gaarka ah, ayaa sheegay inay howlgal ka dhan ah Al-Shabaab kula wareegeen gacan-ku-haynta deegaanka Geel-gub iyo saldhigyo muhiim ah oo ku yaalla gobolka Shabeellaha Dhexe. Howlgalka ayaa waxaa ka qeyb qaatay Guutada 18-aad ee Kumaandooska Gorgor, Guutada 12-aad […] The po

Makha ( Raxanreeb Online) Afhayeen u hadlay ciidamada qalabka sida ee dowladda Yemen ee caalamku aqoonsan yahay ayaa ku dhawaaqay in la bartilmaameedsaday goobo ay ku sugnaayeen ururka Xuutiyiinta ee Ansar Allah, kuwaas oo ku yaalla deegaannada Makha iyo Dhabab ee galbeedka Yemen. Afhayeenka milateriga, Majid al-Nuzili, ayaa bayaan uu soo dhigay baraha bulshada (gaar... The post Ciidanka Yemen oo

Muqdisho (Caasimada Online) – Taliska Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliya ayaa sheegay inuu baaritaan ku hayo dilka askari ka tirsanaa ciidanka, kaas oo lagu dilay deegaanka Calaag ee degmada Ceelbaraf ee gobolka Shabeellaha Dhexe. Taliska ayaa sheegay in marxuum Axmed Shire Xuseen xiliga la dilay uu fasax uga maqnaa shaqada ciidanka. War-saxaafadeed kasoo baxay taliska ayaa […] The post Talisk

Khamiis 10, Sab 2026 {HMC} Jen. Tareq Saleh oo hoggaaminayay ciidanka Iska-caabbinta Yemen oo sidoo kale ahaa guddoomiye ku-xigeenka golaha hoggaamiye dawladda la aqoonsanyahay ee Yemen, ayaa lagu warramaya inuu ka baxsaday Yemen , doona ku galay dalka Eritrea, ka dib markii Xuutiyiinta ay la wareegeen magaalada uu ku sugnaa ee Mukha (Mocha) oo ah […] The post Janaraalkii Hoggaaminaayay ciid
Ciidanka Kumaandooska Danab ee Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, oo kaashanaya saaxiibada caalamiga ah, ayaa hawlgal qorsheysan ka fuliyay deegaanka u dhow Harboole ee degmada Afmadow, Gobolka Jubada Hoose. Sida lagu…

Axad 6, Sep 2026 {HMC} Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed Sarreeye Guuto Ibraahim Maxamed Maxamuud ayaa maanta booqasho shaqo ku tegay Taliska Qaybta 1-aad ee Kumaandooska Gorgor ee magaalada Muqdisho, halkaas oo uu kula hadlay saraakiisha iyo ciidanka Guutada 21-aad, Taliyuhu wuxuu ciidanka kula dardaarmay inay si hufan u gutaan waajibaadkooda qaran, ilaashadaan anshaxa iyo […] The

Axad 6, Sep 2026 {HMC} Ciidanka Xoogga Dalka gaar ahaan Kumaandooska Danab ayaa hawlgallo qorshaysan ka sameeyay deegaanka Madax-maroodi ee Gobolka Shabeellaha Hoose, Hawlgalkan ayaa qeyb ka ah howlgallada lagu xaqiijinayo amniga deegaanka iyo kuwo lagu baacsanayo maleeshiyaadka Khawaarijta ee ku dhuumaaleysanaya deegaanada gobolka. Ciidamada ayaa hawlgallo ka wada deegaanno kala duwan oo hoostaga
MUQDISHO (Goobjoog News) — Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, Sarreeye Guuto Ibraahim Maxamed Maxamuud, ayaa maanta booqasho shaqo ku tegay Taliska Qaybta 1-aad ee Kumaandooska Gorgor ee magaalada Muqdisho, halkaas…