Luqadda akhriska
Waxaad akhrinaysaa qoraalka Soomaaliga.
Marxuum Muuse Diibeeye oo aas qaran loogu sameeyay Garoowe
Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa maanta magaalada Garoowe ka qaybgalay aas qaran oo loo sameeyay Alle ha u naxariistee… Sii akhri

Warbixin Soomaali asal ah
Isha asalka ahAsalka
Qoraalka asalka ah
Qoraalka hoose waa qoraalka asalka ah ee isha. Waxaa loo kala jaray tuducyo si akhrisku u fududaado.
Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa maanta magaalada Garoowe ka qaybgalay aas qaran oo loo sameeyay Alle ha u naxariistee Muuse Maxamed Guure (Diibeeye) oo xalay geeriyooday.
Marxuum Muuse Diibeeye wuxuu ahaa ganacsade ka mid ahaa aasaasayaashii Puntland, isaga oo door weyn ku lahaa dhismaheedii sanadkii 1998.
Madaxweyne Deni ayaa sheegay in marxuumku ka tagay dhaxal iyo taariikh wanaagsan oo lagu xusuusan doono, isaga oo tacsi u diray qoyska, ehelka iyo dhammaan shacabka reer Puntland.
PUNTLAND POST
Isha warkaSababta sheekadan loo muujiyey
Warbixintan waa la muujiyey sababtoo ah waxay ka timid shabakadda ilaha Warka la socdo, waxayna la jaanqaadaysaa qaybta, waqtiga, iyo calaamadaha daboolidda.
Sababta sheekadan loo muujiyey
Warbixintan waa la muujiyey sababtoo ah waxay ka timid shabakadda ilaha Warka la socdo, waxayna la jaanqaadaysaa qaybta, waqtiga, iyo calaamadaha daboolidda.
- Tirada ilaha
- 1
- Ilaha la adeegsaday
- Puntland Post
- Isku dhafka luqadaha
- Soomaali
- Xaaladda turjumaadda
- Waxaa lagu muujiyey luqaddii asalka ahayd
- Soo koobid AI
- AI looma isticmaalin qaybta kalsoonida ee sheekadan
La socodsii
Warka ku hel sanduuqaaga. Macluumaad muhiim ah oo kaliya.