Topic
Warkasta is tracking qaran across 5 reports from 4 sources. Recent coverage touches aas, dhaxalka, and furay, each linked to its original source with side-by-side comparison where outlets differ.

Muqdisho (Wararka PP ) — Maxamed Cabdirisaaq M. Abuubakar, oo mar ahaa Wasiirka Arrimmaha Dibedda ee Dowladda Federaalka Soomaaliya, ayaa… Sii akhri

Agaasimaha Xarunta Qaran ee TUBSAN, Mudane Cali Yaasiin Gurbe, ayaa xarunta ku qaabilay Wasiirka Awqaafta iyo Arrimaha Islaamka, Mudane Mukhtaar Roobow Cali, iyo Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Dhalinyarada iyo Isboortiga, Mudane Axmed Xasan Yuusuf. Kulanka ayaa diiradda lagu saaray xoojinta iskaashiga lagu wacyigelinayo bulshada, laguna ilaalinayo dhalinyarada fikradaha xagjirka ah. Wasiir Mukhtaar

MUQDISHO – Guddiga Qaran ee Qabanqaabada Maalmaha Xorriyadda iyo Midnimada ayaa galabta kormeer ku tagay Tuulada Cayaaraha ee Stadio Muqdisho, oo ka mid ah goobaha loo qorsheeyey in lagu qabto munaasabadaha cayaaraha ee lagu xusayo maalmaha xorriyadda iyo midnimada Soomaaliya. Kormeerka ayaa lagu qiimeeyey diyaar-garowga garoonka iyo howlaha la xiriira qabsoomidda tartamada iyo munaasabadah

Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, oo uu weheliyo Madaxweyne Ku-xigeenka Dowladda Mudane Ilyaas Cismaan…

Muqdisho – Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Cabdulfataax Qaasim Maxamuud, ayaa furay Aqoon-isweydaarsiga Qaran ee ku saabsan Barnaamijka Diiwaanka Xasuusta Dunida ee UNESCO (Memory of the World), kaas oo diiradda lagu saarayo ilaalinta iyo badbaadinta dhaxalka taariikheed ee Soomaaliya. Aqoon isweydaarsigan waxaa soo qaban qaabisay Hay’