Maxaa looga hadlay kulankii isimada Daarood ee Nairobi?
Waxa dhacay
60 ilbiriqsiGaraad Jaamac Garaad Cali ayaa ka hadlay kulan ay shalay magaalada Nairobi ee dalka Kenya ku yeesheen inta badan isimada dhaqanka beesha Daarood.
Qodobo kale oo warbixintu sheegtay
- Garaad jaamac ayaa sheegay in kulankaas looga hadlay xaaladda guud ee dalka iyo xaaladda deegaannada ay ka soo jeedaan, isaga oo xusay in ay isku raaceen hirgalinta arrimo badan oo hortebin u leh deegaannada ay ka soo jeedaan.
- Garaad jaamac ayaa hadal qoraal ah oo uu soo saaray ku yiri “kulanka oo ahaa isxogwaraysi waxaanu odayaasha iska xogwaraysanay xaaladda guud ee dalka iyo deegaannada aanu odayada dhaqan u nahay, iyada oo la isku raacay hirgalinta arrimo badan oo deegaannada hortebin u leh”.
- Dhanka kale isimada Daarood ee Nairobi ku sugan ayaa lagu wadaa in ay dhawaan yimaadaan Puntland, islamarkaana magaalada Badhan kaga qeybgalaan shir nabadeed oo halkaasi lagu qaban doono.
- Isimada oo ajiibay baaqii suldaan Siciid suldaan Cabdisalaan ee nabadeynta beelaha Sanaag waxay marka hore iman doonaan Garoowe halkaasi oo ay uga sii gudbi doonaan magaalada Badhan.
Sida ay sheegtay Puntland Post
- Waxa weli aan caddayn
- Maxay yihiin arrimaha gaarka ah ee lagu falanqeeyay kulanka?

Qodobbada warbixinta
Waxa muhiimka ah
- Kulankaas looga hadlay xaaladda guud ee dalka iyo xaaladda deegaannada ay ka soo jeedaan.
- Isimada Daarood ee Nairobi ku sugan ayaa lagu wadaa in ay dhawaan yimaadaan Puntland, islamarkaana magaalada Badhan kaga qeybgalaan shir nabadeed.
Warbixin asal ah oo turjumaad kaydsan leh · Soomaali
Soomaali · Mashiin turjumay · Lama diiwaangelin
Qoraalka asalka ah
Garaad Jaamac Garaad Cali ayaa ka hadlay kulan ay shalay magaalada Nairobi ee dalka Kenya ku yeesheen inta badan isimada dhaqanka beesha Daarood.
Garaad jaamac ayaa sheegay in kulankaas looga hadlay xaaladda guud ee dalka iyo xaaladda deegaannada ay ka soo jeedaan, isaga oo xusay in ay isku raaceen hirgalinta arrimo badan oo hortebin u leh deegaannada ay ka soo jeedaan.
Garaad jaamac ayaa hadal qoraal ah oo uu soo saaray ku yiri “kulanka oo ahaa isxogwaraysi waxaanu odayaasha iska xogwaraysanay xaaladda guud ee dalka iyo deegaannada aanu odayada dhaqan u nahay, iyada oo la isku raacay hirgalinta arrimo badan oo deegaannada hortebin u leh”.
Dhanka kale isimada Daarood ee Nairobi ku sugan ayaa lagu wadaa in ay dhawaan yimaadaan Puntland, islamarkaana magaalada Badhan kaga qeybgalaan shir nabadeed oo halkaasi lagu qaban doono.
Isimada oo ajiibay baaqii suldaan Siciid suldaan Cabdisalaan ee nabadeynta beelaha Sanaag waxay marka hore iman doonaan Garoowe halkaasi oo ay uga sii gudbi doonaan magaalada Badhan.
Faahfaahin iyo waxa aan weli caddayn
Akhris kooban
Macnaha qormada
Maxaa dhacay
- Garaad Jaamac Garaad Cali ayaa ka hadlay kulan ay shalay magaalada Nairobi ee dalka Kenya ku yeesheen inta badan isimada dhaqanka beesha Daarood. Kulankaas looga hadlay xaaladda guud ee dalka iyo xaaladda deegaannada ay ka soo jeedaan.
Qodobada muhiimka ah
- Garaad Jaamac Garaad Cali ayaa ka hadlay kulan ay shalay magaalada Nairobi ee dalka Kenya ku yeesheen inta badan isimada dhaqanka beesha Daarood.
- Kulankaas looga hadlay xaaladda guud ee dalka iyo xaaladda deegaannada ay ka soo jeedaan.
- Isimada Daarood ee Nairobi ku sugan ayaa lagu wadaa in ay dhawaan yimaadaan Puntland, islamarkaana magaalada Badhan kaga qeybgalaan shir nabadeed.
Xaddidaadda isha
- Maqaalku ma bixinayo xaqiijin madax-bannaan oo ku saabsan eedeymaha la soo jeediyay.
- Ma jiraan wax jawaab ah oo ka yimid dhinacyada kale ee ku saabsan natiijooyinka kulanka.
- Maqaalku ma cayimin taariikhda saxda ah ee shir nabadeedka Badhan.
Gunaanadka akhristaha
Kulanka isimada Daarood ee Nairobi wuxuu ka hadlay arrimo muhiim ah oo ku saabsan deegaannada iyo qorshayaasha nabadeed ee mustaqbalka.
Waxa weli aan caddayn
- Maxay yihiin arrimaha gaarka ah ee lagu falanqeeyay kulanka?
- Maxay yihiin natiijooyinka la filayo ee shir nabadeedka Badhan?
- Sidee ayey go'aannada lagu gaaray kulanka u saameyn doonaan beesha Daarood?
Sababta ay muhiim u tahay
Maqaalku ma bixinayo faahfaahin madax-bannaan oo ku filan si loo qiimeeyo muhiimadda gaarka ah ee dhacdadan, marka laga reebo waxa uu weriyay.
Warka Warkasta kala soco WhatsApp
Raac kanaalkayaga si aad ula socoto wararka cusub.
Raac kanaalka →Sababta sheekadan loo muujiyey
Tani waa warbixin hal il ka timid oo ku jirta shabakadda Warka la socdo. Xiriirka isha asalka ah wuu muuqdaa si aad u akhrido macnaha buuxa ee daabacaha.
- Tirada ilaha
- 1
- Ilaha la adeegsaday
- Puntland Post
- Isku dhafka luqadaha
- Soomaali
- Xaaladda turjumaadda
- Waxaa lagu muujiyey luqaddii asalka ahayd
- Soo koobid AI
- AI looma isticmaalin qaybta kalsoonida ee sheekadan
Calaamadaha la adeegsaday: somalia · general · nairobi · isimada · hadlay
Sii akhri
Sheeko si toos ah loo dabagalayo
Fur sheekada- Xogta shir Isimida beesha Daarood ay ku yeesheen Nairobi
Caasimada Online
- {DAAWO MUQAALKA} Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka Soomaaliya oo Ka Hadlay Doorashooyinka iyo Wadahadallada Siyaasadeed
Hiiraanweyn
- Taliyaha Booliska Soomaaliyeed oo shir guddoomiyey kulan looga hadlay amniga dalka iyo weerarrada burcad-badeedda
Goobjoog Somali