Topic
Warkasta is tracking hadlay across 13 reports from 8 sources. Recent coverage touches sodma, soomaaliya, and arrimaha, each linked to its original source with side-by-side comparison where outlets differ.

Khamiis 10, Sab 2026 {HMC} Xildhibaan Cabdirisaaq Cumar Maxamed, ahna Musharraxa Madaxweynaha Maamulka Hirshabeelle, ayaa si adag uga hadlay falkii foosha xumaa ee ka dhacay Gobolka Shabeellaha Dhexe, kaas oo lagu dilay Axmed Shire, oo ahaa askari ka tirsan Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, iyadoo la sheegay in dilkiisa uu salka ku hayay aano qabiil. Innaa [โฆ] The post Xildhibaan C/risaaq

SEOUl, Kuuriyada Koonfureed โ Wasiirka Maaliyadda Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Biixi Iimaan Cige, ayaa kulan kula yeeshay Seoul Madaxweynaha Bangiga Horumarinta Afrika (AfDB), Dr. Sidi Ould Tah, iyagoo ka wada hadlay dib-u-habaynta maaliyadda Soomaaliya iyo fursadaha maalgashi. Kulanka ayaa ka dhacay magaalada Seoul, halkaas oo uu Wasiir Biixi kaga qaybgalayo shirka Wasiirrada Maaliyadda Afri

Muqdisho (Caasimada Online) โ Guddoomiyaha Golaha Shacabka, Mudane Cabdulqaadir Maxamed Nuur (Jaamac) ayaa galabta kulan miro-dhal ah la qaatay sii-hayaha safiirka xilka kasii degaya ee Mareykanka, Mudane Justin Davis, iyo sii-hayaha cusub ee Safaaradda Mareykanka, Marwo Ruth Anne Stevens-Klitz. Kulanka ayaa looga hadlay arrimo xasaasi oo ay kamid yihiin xoojinta xiriirka iyo iskaashiga soo
Muqdisho, 9 Sebteembar โ Wakiilka Hayโadda Cuntada iyo Beeraha Qaramada Midoobay (FAO), Etienne Peterschmitt, ayaa Guddoomiyaha Hayโadda Maareynta Musiibooyinka Qaranka (SoDMA), Maxamuud Macallin Cabdulle, kala hadlay xaaladda baniโaadannimo iyo khatartaโฆ

Muqdisho โ Guddoomiyaha Hayโadda Maareynta Musiibooyinka Qaranka (SoDMA), Mudane Maxamuud Macallin Cabdulle, oo ay wehliyaan Wasiirrada Gargaarka iyo Haweenka ee Koonfur Galbeed, ayaa maanta qaabilay Wakiilka Hayโadda Cuntada iyo Beeraha Qaramada Midoobay (FAO) ee Soomaaliya, Mudane Etienne Peterschmitt. Kulanka ayaa looga hadlay xaaladda baniโaadannimo ee dalka, u diyaar-garowga dhacdooyin

-Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska XFS, Mudane Cabdulfataax Qaasim, oo khudbad ka jeediyay Shirweynaha Madasha Qaran ee Istiraatiijiyadda Xiriirka Warbaahinta 2026 (Strategic Communication Forum), ayaa ka hadlay muhiimadda horumarinta iyo casriyeynta warbaahinta dowladda. Wasiirka ayaa sheegay in Dowladda Federaalka Soomaaliya ay qaaday tallaabooyin lagu horumarinayo warbaahi

Muqdisho (Raxanreeb Online) Xildhibaan Axmed Buux oo katirsan Baarlamaanka Soomaaliya, ayaa si adag uga hadlay duqeyn la sheegay in lagu beegsaday Taliye Shub, isagoo ku eedeeyay dowladda Soomaaliya inay adeegsatay diyaaradaha Turkiga si loo fuliyo weerarka. Xildhibaan Axmed Buux ayaa sheegay in duqeyntaasi ahayd weerar uu ku tilmaamay โargagixisoโ, isagoo xusay in ujeeddadu ahayd in... The post X

Raโiisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa kulan la yeeshay Raโiisul Wasaare Ku-xigeenka Qatar, ahna Wasiirka Difaaca, Mudane Sheekh Sucuud Bin Cabdiraxmaan Bin Xasan Al Taani. Kulanka, oo qayb ka ahaa kulamadii rasmiga ahaa ee uu Raโiisul Wasaaruhu la qaadanayay madaxda ugu sarreysa dalka Qatar, ayaa looga wada hadlay xoojinta iskaashiga [

Ugu yaraan 30 qof ayaa ku dhintay dagaal culus oo saaka ka qarxay hareerraha iyo gudaha magaalada Baydhabo ee xarunta kumeel gaarka ah ee Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed, sida ay BBC-da u sheegeen illo wareedyo ku sugan gobolka.

Ciidanka uu hoggaamiyo Gen. Jimcaale Jaamac Takar ee Danab ayaa ka digay weerar ay Puntland ku qaado ciidanka PSF. War-saxaafadeedโฆ Sii akhri

Dowladaha Soomaaliya iyo Kenya ayaa maanta ka wada hadlay arrimaha socdaalka labada dal oo muddooyinkii dambe uu ka jiray isfahanwaaโฆ Sii akhri

Madaxweynihii hore ee dowladda federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa ka hadlay kulan ay shalay magaalada Muqdisho ku yeesheen xubnoโฆ Sii akhri

Taliyaha Ciidanka Dhulka ee Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed S/Guuto Sahal Cabdullaahi Cumar, ayaa maanta shir guddoomiyay kulan looga hadlay xoojinta amniga deegaannada Dowlad-goboleedka Koonfur Galbeed. Kulanka waxaa ka qeyb galay Taliyaha Qeybta 60-aad ee CXDS iyo saraakiil sare oo ka socday Ciidanka Xoogga Dalka, Ciidanka Booliska Soomaaliyeed iyo Hayโadda Nabadsugidda iyo Sirdoonka Qaranka.