Maxaad kala socotaa waxyaabaha ay salka ku hayso xiisadda Hiiraan ka jirta iyo ballanta ay sheegeen in looga baxay?
Waxa dhacay
50 ilbiriqsiMaqaalku wuxuu sheegayaa in xiisad sii xoogeysanaysa ay ka jirto Hiiraan, taasoo ay sabab u yihiin tabashooyinka bulshada deegaanka ka dhanka ah dowladda federaalka iyo maamulka Hirshabeelle.
Qodobo kale oo warbixintu sheegtay
- Qaar ka mid ah bulshada gobolka Hiraan, ayaa khilaaf culusi waxaa u kala dhaxeeya dowladda federaalka Soomaaliya iyo maamulka Hirshabeelle oo gobolku uu ka tirsanyahay.
- Xiisadda hadda taagan waxaa ay u muuqataa mid sii xoogeysanaysa oo dagaal keeni karta, iyadoo siyaabo kala duwan looga hadlay arrimahaan.
- Khilaafku maaha mid cusub oo hadda bilowday, ee waa mid soo jiitamayay sanooyin, kaasoo salka ku haya wax falanqeeyaasha qaarkood ay ku soo koobeen dhowr arrimood.
- Dad badan ayaa qaba in tabashooyinka hadda taagan ay salka ku hayaan wax ka sooo bilowday aasaaskii Hirshabeelle, isla markaana aan ku ekeyn oo kaliya dhanka siyaasadda.
Sida ay sheegtay BBC Somali
- Waxa weli aan caddayn
- Maxay yihiin tallaabooyinka gaarka ah ee la qaadayo si loo xalliyo tabashooyinka Hiiraan?

Qodobbada warbixinta
Waxa muhiimka ah
- Waxaa jira xiisad sii xoogeysanaysa oo ka jirta Hiiraan oo la xiriirta tabashooyinka bulshada deegaanka ka dhanka ah dowladda federaalka iyo maamulka Hirshabeelle.
- Tabashooyinka Hiiraan qaarkood waa kuwo salka ku haya qaabkii loo dhisay Hirshabelle, oo ka dhalatay isku darka gobollada Hiiraan iyo Shabeellaha Dhexe.
- Dadka reer Hiiraan, tabashadoodu waxyaabaha ay salka ku hayso waxaa ka mid ah in gobolkan uu ka mid ahaa sideeddii gobol ee hore isla markaana ay leeyihiin, Hiraan waa ka weyntahay in Hirshabeelle lagu daro.
Warbixin asal ah oo turjumaad kaydsan leh · Soomaali
Soomaali · Mashiin turjumay · Lama diiwaangelin
Qoraalka asalka ah
Maxaad kala socotaa waxyaabaha ay salka ku hayso xiisadda Hiiraan ka jirta iyo ballanta ay sheegeen in looga baxay?
Qaar ka mid ah bulshada gobolka Hiraan, ayaa khilaaf culusi waxaa u kala dhaxeeya dowladda federaalka Soomaaliya iyo maamulka Hirshabeelle oo gobolku uu ka tirsanyahay.
Xiisadda hadda taagan waxaa ay u muuqataa mid sii xoogeysanaysa oo dagaal keeni karta, iyadoo siyaabo kala duwan looga hadlay arrimahaan.
Khilaafku maaha mid cusub oo hadda bilowday, ee waa mid soo jiitamayay sanooyin, kaasoo salka ku haya wax falanqeeyaasha qaarkood ay ku soo koobeen dhowr arrimood.
Tabashada u dhexeysa Hiiraan iyo Shabeellaha Dhexe – Awood-qeybsiga
Dad badan ayaa qaba in tabashooyinka hadda taagan ay salka ku hayaan wax ka sooo bilowday aasaaskii Hirshabeelle, isla markaana aan ku ekeyn oo kaliya dhanka siyaasadda.
Waxaa sidoo kale muuqanaya in cabashooyinka bulshooyinka aaney ahayn kuwo ku saabsan oo kaliya Shabeellada dhexe iyo Hiiraan oo ah labada gobol ee Hirshabeelle la isku yiraahdo, balse ay tahay wax xitaa ka jira gudaha gobolka Hiiraan qudhiisa.
Wasiirkii hore ee Batroolka, Khayraadka iyo Macdanta, Soomaaliya Maxamed Mukhtaar Ibraahim ahna falanqeeya arrimaha Soomaaliya iyo guudahaan geeska Afrika ayaa BBC-da sidaan u sheegay:
"Tabashooyinka Hiiraan qaarkood waa kuwo salka ku haya qaabkii loo dhisay Hirshabelle, oo ka dhalatay isku darka gobollada Hiiraan iyo Shabeellaha Dhexe. Waxaa ka mid ah tabashooyinka ugu waaweyn awood-qeybsiga siyaasadeed," ayuu yiri Maxamed Mukhtaar.
Waxaa isna aragtidaas mid u dhow qaba wasiirkii hore ee amniga gudaha Xasan Jimcaale Xundubay. Waxaana uu leeyahay: "Dadka reer Hiiraan, tabashadoodu waxyaabaha ay salka ku hayso waxaa ka mid ah in gobolkan uu ka mid ahaa sideeddii gobol ee hore isla markaana ay leeyihiin, Hiraan waa ka weyntahay in Hirshabeelle lagu daro oo iyada ayaa noqon karta maamul goboleed inta laba gobol loo kala jaro,".
Xundubay waxaa uu intaa raaciyay in maadaama Hiiraan ka mid ahaan jirtay sideeddii gobol ee Soomaaliya mar ka koobneed ay qaybisay gobollada kala dowladdii kacaanka, balse aaney taaban gobolka Hiiraan.
Sidoo kale Wasiir hore Xasan Xundubay, ayaa xusay "in markii hore oo la aasaasayay maamulka Hirshabeelle, aan lagu dhisan hannaan ku saleysan wadahadal qoto dheer iyo turxaan bixin si looga fogaado in waxa hadda dhacaya ay dhacaan".
Faahfaahin iyo waxa aan weli caddayn
Akhris kooban
Macnaha qormada
Maxaa dhacay
- Maqaalku wuxuu sheegayaa in xiisad sii xoogeysanaysa ay ka jirto Hiiraan, taasoo ay sabab u yihiin tabashooyinka bulshada deegaanka ka dhanka ah dowladda federaalka iyo maamulka Hirshabeelle.
Qodobada muhiimka ah
- Waxaa jira xiisad sii xoogeysanaysa oo ka jirta Hiiraan oo la xiriirta tabashooyinka bulshada deegaanka ka dhanka ah dowladda federaalka iyo maamulka Hirshabeelle.
- Tabashooyinka Hiiraan qaarkood waa kuwo salka ku haya qaabkii loo dhisay Hirshabelle, oo ka dhalatay isku darka gobollada Hiiraan iyo Shabeellaha Dhexe.
- Dadka reer Hiiraan, tabashadoodu waxyaabaha ay salka ku hayso waxaa ka mid ah in gobolkan uu ka mid ahaa sideeddii gobol ee hore isla markaana ay leeyihiin, Hiraan waa ka weyntahay in Hirshabeelle lagu daro.
- Xundubay waxaa uu intaa raaciyay in maadaama Hiiraan ka mid ahaan jirtay sideeddii gobol ee Soomaaliya mar ka koobneed ay qaybisay gobollada kala dowladdii kacaanka.
Xaddidaadda isha
- Maqaalku ma bixinayo jawaabo ka yimid dowladda federaalka ama maamulka Hirshabeelle oo ku saabsan tabashooyinka.
- Eedeymaha ku saabsan taariikhda khilaafka waxay ku saleysan yihiin bayaanno ka yimid hogaamiyeyaasha deegaanka iyo falanqeeyayaasha.
- Maqaalku ma bixinayo faahfaahin madax-bannaan oo ku saabsan xaaladda hadda jirta ama xalalka suurtagalka ah.
Gunaanadka akhristaha
Xaaladda Hiiraan waxay muujinaysaa xiisado siyaasadeed oo qoto dheer oo laga yaabo inay sii xumaadaan haddii aan la xallin.
Waxa weli aan caddayn
- Maxay yihiin tallaabooyinka gaarka ah ee la qaadayo si loo xalliyo tabashooyinka Hiiraan?
- Sidee ayay bulshooyinka deegaanka u qorsheynayaan inay uga jawaabaan xiisadaha socda?
- Waa maxay doorka dowladda federaalka ee xallinta khilaafkan?
Sababta ay muhiim u tahay
Maqaalku ma bixinayo faahfaahin madax-bannaan oo ku filan si loo qiimeeyo muhiimadda gaarka ah ee dhacdadan, marka laga reebo waxa uu weriyay.
Warka Warkasta kala soco WhatsApp
Raac kanaalkayaga si aad ula socoto wararka cusub.
Raac kanaalka →Sababta sheekadan loo muujiyey
Tani waa warbixin hal il ka timid oo ku jirta shabakadda Warka la socdo. Xiriirka isha asalka ah wuu muuqdaa si aad u akhrido macnaha buuxa ee daabacaha.
- Tirada ilaha
- 1
- Ilaha la adeegsaday
- BBC Somali
- Isku dhafka luqadaha
- Soomaali
- Xaaladda turjumaadda
- Waxaa lagu muujiyey luqaddii asalka ahayd
- Soo koobid AI
- AI looma isticmaalin qaybta kalsoonida ee sheekadan
Calaamadaha la adeegsaday: world · general · kala · salka · hiiraan