Maxay ka dhigantahay in Dawladda Kenya ay Dalkeeda ku Martigeliso Laftageen oo Qalalaaso Gudaha Soomaaliya ?
Waxa dhacay
60 ilbiriqsiMadaxweynihii hore ee maamulka Koonfur Galbeed, Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen, ayaa ku sugan magaalada Nairobi ee dalka Kenya, halkaas oo la sheegay inay kulammo iyo wadatashiyo siyaasadeed ka wadaan.
Qodobo kale oo warbixintu sheegtay
- Tallaabadan ayaa kusoo aadaysa xilli uu laftageen oo uu guluf dagaal xooggan ka wado deegaannada Koonfur Galbeed, islamarkaana uu halis ku yahay xasilloonida deegaannadaas.
- Dhanka kale, waxaa jira eedeymo loo jeediyay qaar ka mid ah mas’uuliyiintii iyo ciidamadii maamulka Laftagareen, kuwaas oo la xiriira inay xiriir la leeyihiin kooxda Al-Shabaab, isla markaana lagu eedeeyay inay xog iyo agab ciidan gaarsiiyeen kooxdaas.
- Eedeymahan waxaa ka mid ah warar sheegaya in xog la xiriirta diyaaradaha aan duuliyaha lahayn la gaarsiiyay Al-Shabaab, hase yeeshee eedeymahan waxay u baahan yihiin caddeymo madax-bannaan iyo xaqiijin rasmi ah.
- Joogitaanka Laftagareen iyo xubnaha maamulkiisii hore ee Nairobi ayaa sidoo kale dhalinaya su’aalo ku saabsan doorka dowladda Kenya ee xaaladda siyaasadeed ee Koonfur Galbeed.
Sida ay sheegtay Goobjoog Somali
- Sababta ay muhiim u tahay
- Haddii la xaqiijiyo in dowladda Kenya ay si rasmi kaalin ugu leedahay dagaalka Koonfur Galbeed, arrintaasi waxay saameyn ku yeelan kartaa xiriirka Soomaaliya iyo Kenya.
- Waxa weli aan caddayn
- Maxay yihiin wadahadallada siyaasadeed ee gaarka ah ee ka socda Nairobi?
Qodobbada warbixinta
Waxa muhiimka ah
- Waxaa jira eedeymo loo jeediyay qaar ka mid ah mas’uuliyiintii iyo ciidamadii maamulka Laftagareen, kuwaas oo la xiriira inay xiriir la leeyihiin kooxda Al-Shabaab.
- Joogitaanka Laftagareen iyo xubnaha maamulkiisii hore ee Nairobi ayaa sidoo kale dhalinaya su’aalo ku saabsan doorka dowladda Kenya ee xaaladda siyaasadeed ee Koonfur Galbeed.
- Haddii la xaqiijiyo in dowladda Kenya ay si rasmi kaalin ugu leedahay dagaalka Koonfur Galbeed, arrintaasi waxay saameyn ku yeelan kartaa xiriirka Soomaaliya iyo Kenya.
Warbixin asal ah oo turjumaad kaydsan leh · Soomaali
Soomaali · Mashiin turjumay · Lama diiwaangelin
Qoraalka asalka ah
madaxweynihii hore ee maamulka Koonfur Galbeed, Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen, iyo xubno ka tirsanaa maamulkiisii hore ayaa ku sugan yihiin magaalada Nairobi ee dalka Kenya, halkaas oo la sheegay inay kulammo iyo wadatashiyo siyaasadeed ka wadaan.
Tallaabadan ayaa kusoo aadaysa xilli uu laftageen oo uu guluf dagaal xooggan ka wado deegaannada Koonfur Galbeed, islamarkaana uu halis ku yahay xasilloonida deegaannadaas.
Dhanka kale, waxaa jira eedeymo loo jeediyay qaar ka mid ah mas’uuliyiintii iyo ciidamadii maamulka Laftagareen, kuwaas oo la xiriira inay xiriir la leeyihiin kooxda Al-Shabaab, isla markaana lagu eedeeyay inay xog iyo agab ciidan gaarsiiyeen kooxdaas.
Eedeymahan waxaa ka mid ah warar sheegaya in xog la xiriirta diyaaradaha aan duuliyaha lahayn la gaarsiiyay Al-Shabaab, hase yeeshee eedeymahan waxay u baahan yihiin caddeymo madax-bannaan iyo xaqiijin rasmi ah.
Joogitaanka Laftagareen iyo xubnaha maamulkiisii hore ee Nairobi ayaa sidoo kale dhalinaya su’aalo ku saabsan doorka dowladda Kenya ee xaaladda siyaasadeed ee Koonfur Galbeed.
Haddii la xaqiijiyo in dowladda Kenya ay si rasmi kaalin ugu leedahay dagaalka Koonfur Galbeed ama martigelinayso laftagareen,arrintaasi waxay saameyn ku yeelan kartaa xiriirka Soomaaliya iyo Kenya.
Su’aasha taagan ayaa ah waxa ay ka dhigan tahay joogitaanka Laftagareen iyo xubnaha maamulkiisii hore ee Nairobi, iyo sida ay arrintani uga jawaabi doono DFS.
Kenya ayaa horay ugu lugleelatay faragelinno badan oo ay ka sameysay gudaha soomaaliya, gaar ahaan Jubbland, martigelinta Laftagareen oo qalalaase ka wada koonfur Galbeed waxay noqanaysaa xad-gudub kale oo ka dhan ah Amniga iyo madax-bannaanida Soomaaliya.
Faahfaahin iyo waxa aan weli caddayn
Akhris kooban
Macnaha qormada
Maxaa dhacay
- Madaxweynihii hore ee maamulka Koonfur Galbeed, Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen, ayaa ku sugan magaalada Nairobi ee dalka Kenya, halkaas oo la sheegay inay kulammo iyo wadatashiyo siyaasadeed ka wadaan. Waxaa jira eedeymo loo jeediyay qaar ka mid ah mas’uuliyiintii iyo ciidamadii maamulka Laftagareen, kuwaas oo la xiriira inay xiriir la leeyihiin kooxda Al-Shabaab.
Qodobada muhiimka ah
- Madaxweynihii hore ee maamulka Koonfur Galbeed, Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen, ayaa ku sugan magaalada Nairobi ee dalka Kenya, halkaas oo la sheegay inay kulammo iyo wadatashiyo siyaasadeed ka wadaan.
- Waxaa jira eedeymo loo jeediyay qaar ka mid ah mas’uuliyiintii iyo ciidamadii maamulka Laftagareen, kuwaas oo la xiriira inay xiriir la leeyihiin kooxda Al-Shabaab.
- Joogitaanka Laftagareen iyo xubnaha maamulkiisii hore ee Nairobi ayaa sidoo kale dhalinaya su’aalo ku saabsan doorka dowladda Kenya ee xaaladda siyaasadeed ee Koonfur Galbeed.
- Haddii la xaqiijiyo in dowladda Kenya ay si rasmi kaalin ugu leedahay dagaalka Koonfur Galbeed, arrintaasi waxay saameyn ku yeelan kartaa xiriirka Soomaaliya iyo Kenya.
Xaddidaadda isha
- Maqaalku ma bixinayo xaqiijin madax-bannaan oo ku saabsan eedeymaha loo jeediyay maamulka Laftagareen.
- Maqaalku ma caddeynayo jawaabaha dowladda Kenya ee ku saabsan ka qaybgalkeeda.
- Maqaalku ma caddeynayo nooca gaarka ah ee kulammada siyaasadeed ee ka socda.
Gunaanadka akhristaha
Joogitaanka Laftagareen ee Kenya ayaa dhalinaya su'aalo muhiim ah oo ku saabsan isbeddelada siyaasadeed ee gobolka.
Waxa weli aan caddayn
- Maxay yihiin wadahadallada siyaasadeed ee gaarka ah ee ka socda Nairobi?
- Sidee ayey Dowladda Federaalka Soomaaliya uga jawaabi doontaa joogitaanka Laftagareen ee Kenya?
- Waa maxay caddeymaha taageeraya eedeymaha loo jeediyay maamulka Laftagareen?
Sababta ay muhiim u tahay
Haddii la xaqiijiyo in dowladda Kenya ay si rasmi kaalin ugu leedahay dagaalka Koonfur Galbeed, arrintaasi waxay saameyn ku yeelan kartaa xiriirka Soomaaliya iyo Kenya.
Warka Warkasta kala soco WhatsApp
Raac kanaalkayaga si aad ula socoto wararka cusub.
Raac kanaalka →Sababta sheekadan loo muujiyey
Tani waa warbixin hal il ka timid oo ku jirta shabakadda Warka la socdo. Xiriirka isha asalka ah wuu muuqdaa si aad u akhrido macnaha buuxa ee daabacaha.
- Tirada ilaha
- 1
- Ilaha la adeegsaday
- Goobjoog Somali
- Isku dhafka luqadaha
- Soomaali
- Xaaladda turjumaadda
- Waxaa lagu muujiyey luqaddii asalka ahayd
- Soo koobid AI
- AI looma isticmaalin qaybta kalsoonida ee sheekadan
Calaamadaha la adeegsaday: somalia · general · kenya · maxay · soomaaliya