Topic
Warkasta is tracking kenya across 9 reports from 7 sources. Recent coverage touches politics, arrimaha, and ciidamada, each linked to its original source with side-by-side comparison where outlets differ.

By Abdiqani Haji Abdi Kenya has spent decades building its reputation as East Africa’s financial, commercial, and investment hub. That reputation rests not only on economic growth but also on confidence in the integrity of its banking system, real estate market, and regulatory institutions. Investors choose jurisdictions where the rule of law prevails and financial... The post Kenya Is Right

Addis AbabA- Intii uu socday Kalfadhiga 49-aad ee Golaha Fulinta Midowga Afrika, Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Abdisalam Ali, ayaa kulan laba geesood ah la yeeshay Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka ahna Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Qurbajoogta ee Jamhuuriyadda Kenya, Mudane Hon Musalia W Mudavadi. Labada wasiir ayaa ka [

Dowladaha Soomaaliya iyo Kenya ayaa maanta ka wada hadlay arrimaha socdaalka labada dal oo muddooyinkii dambe uu ka jiray isfahanwaa… Sii akhri

Go'aan ay soo saartay Khamiistii, Garsoore Patricia Mande ayey ku sheegtay in inkastoo dhibbanaha oo lagu magacaabo Cabdinuur Sheekh Ismaaciil, uusan caddeyn karin in ODPP ay ula kac ku dacweysay, haddana hay'addu waxay jebisay waajibaadkeeda dastuuriga ah ee ku cad Qodobka 157(11) ee Dastuurka, maadaama ay soo oogtay dacwad aan lahayn caddayn taageeraysa.

Wasiirka Kowaad ee Soomaaliya, Jibril Abdirashid Haji, ayaa diiday wararka sheegaya in laga diiday inuu galo Kenya oo laga deported, isagoo tilmaamay in eedeymahaasi ay yihiin kuwo aan sal lahayn.

Nairobi, Kenya – Munaasabadda oo ka dhacday xaafadda Islii ayaa waxaa soo qabanqaabisay Safaaradda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ee dalka Kenya, iyadoo kaashanaysa Guddiga Ganacsatada Islii iyo shacabka ku dhaqan dalka Kenya, waxaana ka soo qayb galay masuuliyiin ka tirsan Dowladda Kenya, diblomaasiyiin, hoggaamiyeyaal bulshada Soomaaliyeed, ganacsato, haween, dhalinyaro iyo marti sharaf kal
Nairobi (HOL) — Wasiirka Kowaad ee Soomaaliya Jibril Abdirashid Haji ayaa la sheegay in laga diiday inuu galo Kenya waxaana la deport gareeyay sababo la xiriira eedeymo ah inuu si khiyaano ah u helay baasaboorka Kenya, ilo ayaa sheegay.

Madaxweynaha DFS Xasan Sheekh Maxamuud ayaa gaarey dalka Kenya, isagoo wada hadalo la yeelanaya qaar kamid…

KISMAAYO – Ciidamada Difaaca Kenya (KDF) ee ka tirsan Hawlgalka Taageerada iyo Xasilinta Midowga Afrika ee Soomaaliya (AUSSOM) ayaa lagu guddoonsiiyay billado sharaf ay Midowga Afrika ku maamuuseen doorkooda ku aaddan taageeridda nabadda, amniga iyo xasilloonida Soomaaliya. Munaasabadda billad-bixinta oo ka dhacday magaalada Kismaayo ayaa waxaa guddoomiyay Taliyaha Qaybta 2-aad ee AUSSOM, S