Luqadda akhriska
Waxaad akhrinaysaa qoraalka Soomaaliga.
Maxay yihiin howlaha horyaalla Aadan Madoobe, madaxweynaha cusub ee Koonfur-galbeed?
Aadan madoobe ayaa afartii sano ee la soo dhaafay ahaa afhayeenka Golaha Shacabka Soomaaliya, isaga oo wax ka beddello dhowr ah ku sameeyay dastuurka Soomaaliya.

Warbixin asal ah oo turjumaad kaydsan leh · Soomaali
Soomaali · Mashiin turjumay · Lama diiwaangelin
Asalka
Qoraalka asalka ah
Qoraalka hoose waa qoraalka asalka ah ee isha. Waxaa loo kala jaray tuducyo si akhrisku u fududaado.
Maxay yihiin howlaha horyaalla Aadan Madoobe, madaxweynaha cusub ee Koonfur-galbeed?
Magaalada Baydhabo waxa maalintii shalay lagu qabtay Munaasabadda Caleema-saarka Hoggaamiyaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed oo dhowaan loo doortay Sheekh Aadan Maxamed Nuur ( Sheekh Aadan Madoobe).
Munsaabaddas ayaa waxaa ka qeyb galay madax ka socotay dowladda federaalka ah oo ay ka mid ahaayeen Madaxweynaha Soonmaaliya Xasan Sheekh Maxamuud iyo Raysalwsaare Xamse Cabdi Barre.
Sheekh Adan Maxamed Nuur ayaa bishii hore ay baarlamaanka dowlad goboleedka Koonfur galbeed u doorteen xilka hoggaamiyaha dowlad goboleedkaas ayaa shalay lagu caleema-saaray magaalada Baydhabo.
Isha warkaSababta sheekadan loo muujiyey
Warbixintan waa la muujiyey sababtoo ah waxay ka timid shabakadda ilaha Warka la socdo, waxayna la jaanqaadaysaa qaybta, waqtiga, iyo calaamadaha daboolidda.
Sababta sheekadan loo muujiyey
Warbixintan waa la muujiyey sababtoo ah waxay ka timid shabakadda ilaha Warka la socdo, waxayna la jaanqaadaysaa qaybta, waqtiga, iyo calaamadaha daboolidda.
- Tirada ilaha
- 1
- Ilaha la adeegsaday
- BBC Somali
- Isku dhafka luqadaha
- Soomaali
- Xaaladda turjumaadda
- Waxaa lagu muujiyey luqaddii asalka ahayd
- Soo koobid AI
- AI looma isticmaalin qaybta kalsoonida ee sheekadan
La socodsii
Warka ku hel sanduuqaaga. Macluumaad muhiim ah oo kaliya.