Topic
Warkasta is tracking aadan across 10 reports from 5 sources. Recent coverage touches madoobe, sheekh, and xilka, each linked to its original source with side-by-side comparison where outlets differ.

Aadan madoobe ayaa afartii sano ee la soo dhaafay ahaa afhayeenka Golaha Shacabka Soomaaliya, isaga oo wax ka beddello dhowr ah ku sameeyay dastuurka Soomaaliya.

MUQDISHO – Hoggaamiyaha Dowladda Koonfur Galbeed Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) oo safar shaqo ku jooga Magaalada Muqdisho ayaa kulan la qaatay Ku-xigeenka Ergeyga Gaarka ah ee Guddoomiyaha Guddiga Midowga Afrika u Qaabilsan Soomaaliya Danjire Mukhtaar Cismaan Kaariye. Kulanka ayaa diiradda lagu saaray xaaladda guud ee Soomaaliya, gaar ahaan amniga, xasilloonida iyo arrima

MUQDISHO – Madaxda ugu sarreysa qaranka oo ay ugu horreeyaan Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Shekh Maxamuud, Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamza Cabdi Bare iyo Madaxda gudoonka labada aqal ee BJFS ayaa caawa munaasabad isugu jirtay casho-sharaf iyo hambalyo ku maamuusay hogaamiyaha la doortay ee Dowladda Koonfur Galbeed Mudane Sheekh Aadan

Madaxweynaha dhawaan lagu doortay Magaalada Baydhabo ee Mamaulka Koonfur Galbeed Somalia Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Aadan…

Aadan Madoobe ayaa markii ugu horreysay isku tilmaamay madaxweynaha Koonfur Galbeed, isaga oo markii ugu hore isu aqoonsanaa hoggaamiye, sida… Sii akhri

Madaxweynaha Maamulka Koofur Galbeed, Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe), ayaa guddoomiyay shir looga hadlay xaaladda amniga…

Baydhabo, 11,Juun 2026: Waxaa maanta si rasmi ah xilka Hoggaamiyaha Dowladda Koonfur Galbeed ula wareegay Hoggaamiyaha la doortay ee Dowladda Koonfur Galbeed Mudane Shekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) kadib munaasabad xil wareejin ah oo ka dhacday Aqalka Madaxtooyada ee Magaalada Baydhabo. Mudane Shekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa xilka kala wareegay Mudane Jibriil Cabdirashiid […

BAYDHABO – Guddoomiyaha Golaha Shacabka Soomaaliya, Aadan Maxamed Nuur (Aadan Madoobe), ayaa ku guuleystay doorashada madaxtinimada Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed, kadib codbixin ay sameeyeen xildhibaannada baarlamaanka maamulkaasi. Sida ay shaacisay Guddiga Doorashooyinka, Aadan Madoobe ayaa helay 88 cod, halka musharraxii la tartamayay, Cabdicasiis Maxamed Jawaari, uu helay hal cod oo

Guddoomiyihii Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya, Aadan Maxamed Nuur (Aadan Madoobe), ayaa maanta magaalada Baydhabo…
Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, ahna musharrax u taagan xilka Hoggaamiyaha Dowlad-goboleedka Koonfur Galbeed, Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe), ayaa maanta ka guddoomay Guddiga Madaxa-bannaan ee Doorashooyinka iyo Soohdimaha Qaranka shahaadada musharraxnimo. Guddoomiyaha ayaa si rasmi ah uga mid noqday musharraxiinta u tartamaya xilka Hoggaamiya