Maxkamadda EACJ oo 45 cisho u qabatay DF kadib dacwad xasaasi ah oo laga gudbiyay
Waxa dhacay
Hal il · Caasimada Online
Maxkamadda Caddaaladda ee Bulshada Bariga Afrika (EACJ) ayaa Dowladda Federaalka Soomaaliya u qabatay muddo 45 maalmood ah inay uga jawaabto dacwad loo gudbiyay oo la xiriirta faragelinta go’aannada Maxkamadda Sare iyo madax-bannaanida garsoorka.
Qodobo kale oo warbixintu sheegtay
- Dacwadda waxaa gudbiyay lix garsoore oo ka tirsan Maxkamadda Sare ee Soomaaliya, oo uu ku jiro Baashe Yuusuf Axmed, waxaana Maxkamadda EACJ ay aqbashay dacwaddooda, iyadoo sidoo kale u qabatay dowladda muddada ay ku diyaarsanayso jawaabteeda iyo difaaceeda.
- Arrintan ayaa kusoo beegmaysa kaddib markii lixda garsoore ay si adag uga horyimaadeen hoggaanka dowladda Soomaaliya, iyagoo ka hor yimid tallaabooyin ay sheegeen inay faragelin ku yihiin madax-bannaanida garsoorka iyo go’aannada Maxkamadda Sare.
- Garsoorayaasha ayaa hore u diiday tallaabadii uu Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud xilka uga qaaday guddoomiyihii Maxkamadda Sare, Baashe Yuusuf Axmed, oo ay ku tilmaameen mid sharci-darro ah, iyagoo ku eedeeyay madaxweynaha “inuu ku tuntay dastuurka, una gooddiyay garsoorayaasha”.
- Garsoorayaasha ayaa sidoo kale sheegay in madaxweynaha dowladda federaalka iyo labada gole ee baarlamaanka uu xilku ka dhammaaday, taasoo qeyb ka ah qodobada ay ku salaynayaan mowqifkooda sharci.
- Waxa weli aan caddayn
- Maxay yihiin tallaabooyinka gaarka ah ee dowladda Soomaaliya lagu dhaliilayo?

Qodobbada warbixinta
Waxa muhiimka ah
- Maxkamadda Caddaaladda ee Bulshada Bariga Afrika (EACJ) ayaa Dowladda Federaalka Soomaaliya u qabatay muddo 45 maalmood ah inay uga jawaabto dacwad loo gudbiyay oo la xiriirta faragelinta go’aannada Maxkamadda Sare iyo madax-bannaanida gars
- Dacwadda waxaa gudbiyay lix garsoore oo ka tirsan Maxkamadda Sare ee Soomaaliya, oo uu ku jiro Baashe Yuusuf Axmed.
- Garsoorayaasha ayaa si adag uga horyimaadeen hoggaanka dowladda Soomaaliya, iyagoo ka hor yimid tallaabooyin ay sheegeen inay faragelin ku yihiin madax-bannaanida garsoorka.
Warbixin asal ah oo turjumaad kaydsan leh · Soomaali
Soomaali · Mashiin turjumay · Lama diiwaangelin
Qoraalka asalka ah
Arusha (Caasimada Online) – Maxkamadda Caddaaladda ee Bulshada Bariga Afrika (EACJ) ayaa Dowladda Federaalka Soomaaliya u qabatay muddo 45 maalmood ah inay uga jawaabto dacwad loo gudbiyay oo la xiriirta faragelinta go’aannada Maxkamadda Sare iyo madax-bannaanida garsoorka.
Dacwadda waxaa gudbiyay lix garsoore oo ka tirsan Maxkamadda Sare ee Soomaaliya, oo uu ku jiro Baashe Yuusuf Axmed, waxaana Maxkamadda EACJ ay aqbashay dacwaddooda, iyadoo sidoo kale u qabatay dowladda muddada ay ku diyaarsanayso jawaabteeda iyo difaaceeda.
Arrintan ayaa kusoo beegmaysa kaddib markii lixda garsoore ay si adag uga horyimaadeen hoggaanka dowladda Soomaaliya, iyagoo ka hor yimid tallaabooyin ay sheegeen inay faragelin ku yihiin madax-bannaanida garsoorka iyo go’aannada Maxkamadda Sare.
Garsoorayaasha ayaa hore u diiday tallaabadii uu Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud xilka uga qaaday guddoomiyihii Maxkamadda Sare, Baashe Yuusuf Axmed, oo ay ku tilmaameen mid sharci-darro ah, iyagoo ku eedeeyay madaxweynaha “inuu ku tuntay dastuurka, una gooddiyay garsoorayaasha”.
Garsoorayaasha ayaa sidoo kale sheegay in madaxweynaha dowladda federaalka iyo labada gole ee baarlamaanka uu xilku ka dhammaaday, taasoo qeyb ka ah qodobada ay ku salaynayaan mowqifkooda sharci.
Maxkamadda EACJ ayaa sidaas darteed dowladda Soomaaliya siisay 45 cisho oo ay ku soo gudbiso jawaabteeda, iyadoo muddadaas loo diyaargaroobayo dhageysiga dacwadda loo gudbiyay.
Kiiska ayaa diiradda saaraya muranka ka dhashay go’aanka xil ka qaadista guddoomiye Baashe Sare iyo madax-bannaanida garsoorka, waxaana hadda la sugayaa jawaabta Dowladda Federaalka Soomaaliya ee dacwadda ay garsoorayaasha u gudbiyeen Maxkamadda EACJ.
Faahfaahin iyo waxa aan weli caddayn
Akhris kooban
Macnaha qormada
Maxaa dhacay
- Maxkamadda Caddaaladda ee Bulshada Bariga Afrika (EACJ) ayaa Dowladda Federaalka Soomaaliya u qabatay muddo 45 maalmood ah inay uga jawaabto dacwad loo gudbiyay oo la xiriirta faragelinta go’aannada Maxkamadda Sare iyo madax-bannaanida garsoorka.
Qodobada muhiimka ah
- Maxkamadda Caddaaladda ee Bulshada Bariga Afrika (EACJ) ayaa Dowladda Federaalka Soomaaliya u qabatay muddo 45 maalmood ah inay uga jawaabto dacwad loo gudbiyay oo la xiriirta faragelinta go’aannada Maxkamadda Sare iyo madax-bannaanida gars
- Dacwadda waxaa gudbiyay lix garsoore oo ka tirsan Maxkamadda Sare ee Soomaaliya, oo uu ku jiro Baashe Yuusuf Axmed.
- Garsoorayaasha ayaa si adag uga horyimaadeen hoggaanka dowladda Soomaaliya, iyagoo ka hor yimid tallaabooyin ay sheegeen inay faragelin ku yihiin madax-bannaanida garsoorka.
- Maxkamadda EACJ ayaa sidaas darteed dowladda Soomaaliya siisay 45 cisho oo ay ku soo gudbiso jawaabteeda, iyadoo muddadaas loo diyaargaroobayo dhageysiga dacwadda loo gudbiyay.
Xaddidaadda isha
- Maqaalku ma bixinayo jawaabaha dowladda Soomaaliya ee ku saabsan dacwadda.
- Eedeymaha ay garsoorayaashu soo jeediyeen waa la weriyay laakiin lama xaqiijin madax-bannaan.
- Maqaalku ma bixinayo faahfaahin ku saabsan cawaaqibka dacwadda.
Gunaanadka akhristaha
Go'aanka EACJ wuxuu muujinayaa xiisadaha socda ee u dhexeeya garsoorka iyo dowladda Soomaaliya.
Waxa weli aan caddayn
- Maxay yihiin tallaabooyinka gaarka ah ee dowladda Soomaaliya lagu dhaliilayo?
- Dowladda Soomaaliya sidee bay uga jawaabi doontaa amarka EACJ?
- Waa maxay cawaaqibka suurtagalka ah haddii dowladda Soomaaliya aysan ka jawaabin?
Sababta ay muhiim u tahay
Maqaalku ma bixinayo faahfaahin madax-bannaan oo ku filan si loo qiimeeyo muhiimadda gaarka ah ee dhacdadan, marka laga reebo waxa uu weriyay.
Warka Warkasta kala soco WhatsApp
Raac kanaalkayaga si aad ula socoto wararka cusub.
Raac kanaalka →Sababta sheekadan loo muujiyey
Tani waa warbixin hal il ka timid oo ku jirta shabakadda Warka la socdo. Xiriirka isha asalka ah wuu muuqdaa si aad u akhrido macnaha buuxa ee daabacaha.
- Tirada ilaha
- 1
- Ilaha la adeegsaday
- Caasimada Online
- Isku dhafka luqadaha
- Soomaali
- Xaaladda turjumaadda
- Waxaa lagu muujiyey luqaddii asalka ahayd
- Soo koobid AI
- AI looma isticmaalin qaybta kalsoonida ee sheekadan
Calaamadaha la adeegsaday: somalia · general · maxkamadda · dacwad · gudbiyay
Sii akhri
Sheeko si toos ah loo dabagalayo
Fur sheekada