Maxkamadda Sare oo go’aan ka soo saartay xilka qaadistii Baashe iyo dacwadii uu gudbiyay Sheekh Shariif
Waxa dhacay
50 ilbiriqsiMaxkamadda Sare ee Soomaaliya ayaa go'aan ku gaartay in go'aankii madaxweyne Xasan Sheekh xilka uga qaaday guddoomiye Baashe Yuusuf uu ahaa sharci darro, waxayna ku baaqday in la raaco dastuurka.
Qodobo kale oo warbixintu sheegtay
- Maxkamadda Sare ayaa bayaan ay soo saartay waxay ugu baaqday madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud in uu ku dhaqmo dastuurka dalka, ilaaliyana madaxbannaanida hay’adaha garsoorka iyo sarraynta sharciga.
- Dhanka kale, Maxkamadda Sare ayaa go’aan ka soo saartay dacwaddii dastuuriga ahayd ee u dhaxaysay madaxweyne hore Sheekh Shariif Axmed iyo hay’adaha dowladda federaalka.
- Maxkamadda Sare waxay sheegtay in madaxweynaha dowladda federaalka iyo labada gole ee baarlmaanka uu xilku ka dhamaaday, muddada xil hayntoodana ahayd afar sano.
- Sidoo kale waxay xustay in xukuumadda federaalka ay tahay cidda keliya ee leh awood xilgaarsiin oo ku kooban shaqooyinka maalinlaha.
Sida ay sheegtay Puntland Post
- Waxa weli aan caddayn
- Maxay noqon doontaa tallaabooyinka uu qaadi doono madaxweyne Xasan Sheekh ka dib go'aanka Maxkamadda Sare?

Qodobbada warbixinta
Waxa muhiimka ah
- Maxkamadda Sare ee Soomaaliya ayaa sharci darro ku tilmaantay go’aankii uu madaxweyne Xasan Sheekh xilka uga qaaday guddoomiye Baashe Yuusuf.
- Maxkamadda Sare ayaa bayaan ay soo saartay waxay ugu baaqday madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud in uu ku dhaqmo dastuurka dalka, ilaaliyana madaxbannaanida hay’adaha garsoorka iyo sarraynta sharciga.
- Maxkamadda Sare waxay sheegtay in madaxweynaha dowladda federaalka iyo labada gole ee baarlmaanka uu xilku ka dhamaaday, muddada xil hayntoodana ahayd afar sano.
Warbixin asal ah oo turjumaad kaydsan leh · Soomaali
Soomaali · Mashiin turjumay · Lama diiwaangelin
Qoraalka asalka ah
Maxkamadda Sare ee Soomaaliya ayaa sharci darro ku tilmaantay go’aankii uu madaxweyne Xasan Sheekh xilka uga qaaday guddoomiye Baashe Yuusuf Axmed.
Maxkamadda Sare ayaa bayaan ay soo saartay waxay ugu baaqday madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud in uu ku dhaqmo dastuurka dalka, ilaaliyana madaxbannaanida hay’adaha garsoorka iyo sarraynta sharciga.
Dhanka kale, Maxkamadda Sare ayaa go’aan ka soo saartay dacwaddii dastuuriga ahayd ee u dhaxaysay madaxweyne hore Sheekh Shariif Axmed iyo hay’adaha dowladda federaalka.
Maxkamadda Sare waxay sheegtay in madaxweynaha dowladda federaalka iyo labada gole ee baarlmaanka uu xilku ka dhamaaday, muddada xil hayntoodana ahayd afar sano.
Sidoo kale waxay xustay in xukuumadda federaalka ay tahay cidda keliya ee leh awood xilgaarsiin oo ku kooban shaqooyinka maalinlaha.
Maxkamadda Sare ayaa fartay dhinacyada ay qusayso doorashada in ay muddo 30 berri gudahood ah ku gaaraan heshiis wadar ogol ah, islamarkaana ay 90 berri gudahood ku qabtaan doorashada.
Hoos ka akhari bayaanka iyo go’aaanka Maxkamadda Sare .
PUNTLAND POST
Faahfaahin iyo waxa aan weli caddayn
Akhris kooban
Macnaha qormada
Maxaa dhacay
- Maxkamadda Sare ee Soomaaliya ayaa go'aan ku gaartay in go'aankii madaxweyne Xasan Sheekh xilka uga qaaday guddoomiye Baashe Yuusuf uu ahaa sharci darro, waxayna ku baaqday in la raaco dastuurka.
Qodobada muhiimka ah
- Maxkamadda Sare ee Soomaaliya ayaa sharci darro ku tilmaantay go’aankii uu madaxweyne Xasan Sheekh xilka uga qaaday guddoomiye Baashe Yuusuf.
- Maxkamadda Sare ayaa bayaan ay soo saartay waxay ugu baaqday madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud in uu ku dhaqmo dastuurka dalka, ilaaliyana madaxbannaanida hay’adaha garsoorka iyo sarraynta sharciga.
- Maxkamadda Sare waxay sheegtay in madaxweynaha dowladda federaalka iyo labada gole ee baarlmaanka uu xilku ka dhamaaday, muddada xil hayntoodana ahayd afar sano.
- Maxkamadda Sare ayaa fartay dhinacyada ay qusayso doorashada in ay muddo 30 berri gudahood ah ku gaaraan heshiis wadar ogol ah, islamarkaana ay 90 berri gudahood ku qabtaan doorashada.
Xaddidaadda isha
- Maqaalku ma bixinayo jawaabaha madaxweyne Xasan Sheekh ama dhinacyada kale ee ku lugta leh.
- Eedeymaha waxay ku saleysan yihiin kaliya bayaannada Maxkamadda Sare iyada oo aan la xaqiijin madax-bannaan.
- Maqaalku ma bixinayo faahfaahin ku saabsan cawaaqibka go'aanka maxkamadda.
Gunaanadka akhristaha
Go'aanka Maxkamadda Sare ayaa caqabad ku ah awoodda madaxweynaha wuxuuna muujinayaa baahida loo qabo in la raaco dastuurka.
Waxa weli aan caddayn
- Maxay noqon doontaa tallaabooyinka uu qaadi doono madaxweyne Xasan Sheekh ka dib go'aanka Maxkamadda Sare?
- Sidee ayay dhinacyada ku lugta leh u gaari doonaan heshiis sida ay Maxkamadda Sare amartay?
- Waa maxay cawaaqibka suurtagalka ah haddii doorashooyinka aan la qaban waqtiga la cayimay?
Sababta ay muhiim u tahay
Maqaalku ma bixinayo faahfaahin madax-bannaan oo ku filan si loo qiimeeyo muhiimadda gaarka ah ee dhacdadan, marka laga reebo waxa uu weriyay.
Warka Warkasta kala soco WhatsApp
Raac kanaalkayaga si aad ula socoto wararka cusub.
Raac kanaalka →Sababta sheekadan loo muujiyey
Tani waa warbixin hal il ka timid oo ku jirta shabakadda Warka la socdo. Xiriirka isha asalka ah wuu muuqdaa si aad u akhrido macnaha buuxa ee daabacaha.
- Tirada ilaha
- 1
- Ilaha la adeegsaday
- Puntland Post
- Isku dhafka luqadaha
- Soomaali
- Xaaladda turjumaadda
- Waxaa lagu muujiyey luqaddii asalka ahayd
- Soo koobid AI
- AI looma isticmaalin qaybta kalsoonida ee sheekadan
Calaamadaha la adeegsaday: somalia · general · sare · xilka · sheekh
Sii akhri
Sheeko si toos ah loo dabagalayo
Fur sheekada