Mid kamid ah xildhibaannada BF oo Ambulance looga qaaday xarunta Villa Hargeysa
Waxa dhacay
50 ilbiriqsiMid kamid ah xildhibaannada BF ayaa Ambulance looga qaaday xarunta Villa Hargeysa.
Qodobo kale oo warbixintu sheegtay
- Sidoo kale, wuxuu ballan qaaday inay cadaalad sameyn doonan ka guddoon ahaan, isla markaana ay sii wadi doonaan lacagaha laga jaro xldhibaannada ka baaqda fadhiyaha golaha.
- “Saaka gabaraa halkan Ambulance looga qaaday xildhibaan ah nina gurigiisa ayuu jiifaa waa jareynaa lacagta kuwa bishaan ayaa laga jaraa bisha soo socota ayaa la jarayaa sharciga ayaana noo ogol,” ayuu yiri Guddoomiye Cabdulqaadir Maxamed Nuur (Jaamac).
- Sidoo kale wuxuu intaas kusii daray “Haddii gabadha 800 qaadaneyso mushaarka laga jaraayo askariga 200 oo doolar qaadanaayo laga jaraayo xildhibaan 5000 qaadanaayo waa laga jaraa hal il ayay ka wada imaanayaan”.
- Dooddan ayaa muddo soo socotay, waxaana ay saameysay qaar kamid ah xildhibaannada baarlamaanka oo bishan laga jartay lacago gaarayo xildhibaankii illaa 800 oo dollar.
Sida ay sheegtay Caasimada Online
- Sababta ay muhiim u tahay
- Maqaalku wuxuu muujinayaa dhibaatooyinka caafimaad ee socda ee xildhibaannada, taasoo saameyn ku yeelan karta hawlaha sharci-dejinta.
- Waxa weli aan caddayn
- Xanuunno noocee ah ayaa saameynaya xildhibaannada baarlamaanka?

Qodobbada warbixinta
Waxa muhiimka ah
- Guddoomiyaha Golaha Shacabka Soomaaliya, Mudane Cabdulqaadir Maxamed Nuur (Jaamac) ayaa xaqiijiyay in ay jiraan xildhibaanno qaba xanuuno kala duwan.
- $800 ayaa laga jaray Xildhibaannada.
- Guddoomiyaha ayaa sheegay inay sii wadi doonaan lacagaha laga jaro xildhibaannada ka baaqda fadhiyaha golaha.
Warbixin asal ah oo turjumaad kaydsan leh · Soomaali
Soomaali · Mashiin turjumay · Lama diiwaangelin
Qoraalka asalka ah
Muqdisho (Caasimada Online) – Guddoomiyaha Golaha Shacabka Soomaaliya, Mudane Cabdulqaadir Maxamed Nuur (Jaamac) oo ka hadlayay xaadiritaantka xildhibaannada ayaa sheegay inay jiraan xildhibaanno qaba xanuuno kala duwan, isla markaana soo xaadira kulamada baarlamaanka, halka kuwa kale oo caafimaad qabana ay ka maqan yihiin golaha.
Jaamac ayaa xaqiijiyay in saaka mid kamid ah gabdhaha xildhibaannada oo gudaneysa waajibaadkeeda ay xanuunsatay, isla markaana gaari Ambulance looga qaaday xarunta, si loogu fidiyo daryeel caafimaad.
Sidoo kale, wuxuu ballan qaaday inay cadaalad sameyn doonan ka guddoon ahaan, isla markaana ay sii wadi doonaan lacagaha laga jaro xldhibaannada ka baaqda fadhiyaha golaha.
“Saaka gabaraa halkan Ambulance looga qaaday xildhibaan ah nina gurigiisa ayuu jiifaa waa jareynaa lacagta kuwa bishaan ayaa laga jaraa bisha soo socota ayaa la jarayaa sharciga ayaana noo ogol,” ayuu yiri Guddoomiye Cabdulqaadir Maxamed Nuur (Jaamac).
Sidoo kale wuxuu intaas kusii daray “Haddii gabadha 800 qaadaneyso mushaarka laga jaraayo askariga 200 oo doolar qaadanaayo laga jaraayo xildhibaan 5000 qaadanaayo waa laga jaraa hal il ayay ka wada imaanayaan”.
Dooddan ayaa muddo soo socotay, waxaana ay saameysay qaar kamid ah xildhibaannada baarlamaanka oo bishan laga jartay lacago gaarayo xildhibaankii illaa 800 oo dollar.
“$800 ayaa laga jaray Xildhibaannada, dood weyn ayaana ka qabnaa. Isla xisaabtanka waan oggolnahay, laakiin qaabka loo maray ayaa qalad ah,” ayuu yiri Xildhibaan Yuusuf Gama’adiid oo ka hadlayay lacagaha uu guddoonka ka jaray qaar kamid ah xildhibaannada baarlamaanka.
Hadalkan ayaa kusoo aadayo, iyadoo horay guddoonka Baarlamaanka Soomaaliya u sheegay inuu tallaabo ka qaadayo Xildhibaannada ka maqan kulamada Golaha Shacabka, si loola xisaabtamo maadaama ay gudan waayeen waajibaadkooda shaqo, xilli dalka uu jiro marxalad adag.
Faahfaahin iyo waxa aan weli caddayn
Akhris kooban
Macnaha qormada
Maxaa dhacay
- Mid kamid ah xildhibaannada BF ayaa Ambulance looga qaaday xarunta Villa Hargeysa. Guddoomiyaha Golaha ayaa xaqiijiyay in ay jiraan xildhibaanno qaba xanuuno kala duwan.
Qodobada muhiimka ah
- Mid kamid ah xildhibaannada BF ayaa Ambulance looga qaaday xarunta Villa Hargeysa.
- Guddoomiyaha Golaha Shacabka Soomaaliya, Mudane Cabdulqaadir Maxamed Nuur (Jaamac) ayaa xaqiijiyay in ay jiraan xildhibaanno qaba xanuuno kala duwan.
- $800 ayaa laga jaray Xildhibaannada.
- Guddoomiyaha ayaa sheegay inay sii wadi doonaan lacagaha laga jaro xildhibaannada ka baaqda fadhiyaha golaha.
Xaddidaadda isha
- Maqaalku ma bixinayo xaqiijin madax-bannaan oo ku saabsan xaaladaha caafimaad ee xildhibaannada.
- Maqaalku ma soo bandhigayso jawaabaha xildhibaanno laga yaabo inay ka soo horjeedaan hadallada Guddoomiyaha.
- Maqaalku wuxuu ku tiirsan yahay hadallada Guddoomiyaha iyo xildhibaan kaliya iyada oo aan la helin xaqiijin dibadda ah.
Gunaanadka akhristaha
Caafimaadka xildhibaannada waa arrin muhiim ah oo saameyn karta waajibaadkooda sharci-dejineed.
Waxa weli aan caddayn
- Xanuunno noocee ah ayaa saameynaya xildhibaannada baarlamaanka?
- Immisa xildhibaan ayaa hadda ka maqan sababo la xiriira caafimaad?
- Maxay yihiin tallaabooyinka la qaadayo si loo xalliyo dhibaatooyinka caafimaad ee xildhibaannada?
Sababta ay muhiim u tahay
Maqaalku wuxuu muujinayaa dhibaatooyinka caafimaad ee socda ee xildhibaannada, taasoo saameyn ku yeelan karta hawlaha sharci-dejinta. Sidoo kale waxay kor u qaadaysaa su'aalo ku saabsan maareynta ka-qaybgalka baarlamaanka iyo jarista mushaarka.
Warka Warkasta kala soco WhatsApp
Raac kanaalkayaga si aad ula socoto wararka cusub.
Raac kanaalka →Sababta sheekadan loo muujiyey
Tani waa warbixin hal il ka timid oo ku jirta shabakadda Warka la socdo. Xiriirka isha asalka ah wuu muuqdaa si aad u akhrido macnaha buuxa ee daabacaha.
- Tirada ilaha
- 1
- Ilaha la adeegsaday
- Caasimada Online
- Isku dhafka luqadaha
- Soomaali
- Xaaladda turjumaadda
- Waxaa lagu muujiyey luqaddii asalka ahayd
- Soo koobid AI
- AI looma isticmaalin qaybta kalsoonida ee sheekadan
Calaamadaha la adeegsaday: somalia · general · kamid · xildhibaannada · mid
Sii akhri
Sheeko si toos ah loo dabagalayo
Fur sheekada- Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo Kulan la Qaatay Guddiga Xuquuqul Insaanka, Haweenka iyo Arrimaha Bani’aadanimada
Shabelle Media
- Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo la kulmay Guddiga Xuquuqul Insaanka, Haweenka iyo Arrimaha Bani’aadanimada
Goobjoog Somali
- Golaha Mustaqbalka Soomaaliyeed oo Cambaareeyay Ciidamo la Dhigay Hoyga Shariif Sheekh Axmed
Shabelle Media