Midowga Afrika oo maanta ka shiraya arimaha AUSSOM
Waxa dhacay
Hal il · Jowhar
Midowga Afrika ayaa maanta kulan gaar ah ka yeelanaya xaaladda Soomaaliya iyo howlaha ciidamada Midowga Afrika ee AUSSOM.
Qodobo kale oo warbixintu sheegtay
- Waxa xigaKulankan ayaa waxaa warbixin ka jeedinaya mas’uuliyiin ka tirsan Midowga Afrika, waxaana sidoo kale la filayaa inay hadallo ka jeediyaan wakiillada Soomaaliya iyo Qaramada Midoobay, halka warbixin ku saabsan howlaha AUSSOM uu Golaha siinayo madaxa howlgalka, Danjire El Hadji Ibrahima Diene.
- Ajandaha kulanka waxaa ugu waaweyn xaaladda dhaqaale ee AUSSOM, qorshaha dhimista iyo bixitaanka ciidamada Midowga Afrika iyo sidii mas’uuliyadda amniga si tartiib-tartiib ah loogu wareejin lahaa ciidamada Soomaaliya.
- Warbixinta hordhaca ah ee kulanka ayaa muujineysa in Golaha uu si gaar ah uga walaacsan yahay mustaqbalka howlgalka, maadaama ay jiraan caqabado dhaqaale iyo hubanti la’aan ku saabsan taageerada saadka ee Qaramada Midoobay (UNSOS), taas oo muhiim u ah sii socoshada howlaha ciidamada AUSSOM.
- Waxa xigaSidoo kale, waxaa la filayaa in laga doodo saameynta ay dhimista ciidamada Uganda ku yeelan karto amniga Soomaaliya, gaar ahaan deegaannada ay ciidamadaasi ka howlgalaan, iyo khatarta ka dhalan karta haddii ciidamada Midowga Afrika ay baxaan iyadoo aan la helin qorshe amni oo beddel ah.
- Waxa weli aan caddayn
- Maxay yihiin go'aannada gaarka ah ee la gaari doono ee ku saabsan mustaqbalka AUSSOM?

Qodobbada warbixinta
Waxa muhiimka ah
- Ajandaha kulanka waxaa ugu waaweyn xaaladda dhaqaale ee AUSSOM, qorshaha dhimista iyo bixitaanka ciidamada Midowga Afrika iyo sidii mas’uuliyadda amniga si tartiib-tartiib ah loogu wareejin lahaa ciidamada Soomaaliya.
- Warbixinta hordhaca ah ee kulanka ayaa muujineysa in Golaha uu si gaar ah uga walaacsan yahay mustaqbalka howlgalka, maadaama ay jiraan caqabado dhaqaale iyo hubanti la’aan ku saabsan taageerada saadka ee Qaramada Midoobay (UNSOS).
- Sidoo kale, waxaa la filayaa in laga doodo saameynta ay dhimista ciidamada Uganda ku yeelan karto amniga Soomaaliya.
Warbixin asal ah oo turjumaad kaydsan leh · Soomaali
Soomaali · Mashiin turjumay · Lama diiwaangelin
Qoraalka asalka ah
Midowga Afrika oo maanta ka shiraya arimaha AUSSOM
Golaha Nabadda iyo Ammaanka Midowga Afrika ayaa maanta oo Arbaco ah, 25-ka Nofeembar 2026, kulan gaar ah ka yeelanaya xaaladda Soomaaliya, howlaha ciidamada Midowga Afrika ee AUSSOM iyo mustaqbalka howlgalka, xilli ay isa soo tarayaan caqabadaha amni, siyaasadeed iyo dhaqaale ee saameynaya joogitaanka ciidamada Midowga Afrika.
Kulankan ayaa waxaa warbixin ka jeedinaya mas’uuliyiin ka tirsan Midowga Afrika, waxaana sidoo kale la filayaa inay hadallo ka jeediyaan wakiillada Soomaaliya iyo Qaramada Midoobay, halka warbixin ku saabsan howlaha AUSSOM uu Golaha siinayo madaxa howlgalka, Danjire El Hadji Ibrahima Diene.
Ajandaha kulanka waxaa ugu waaweyn xaaladda dhaqaale ee AUSSOM, qorshaha dhimista iyo bixitaanka ciidamada Midowga Afrika iyo sidii mas’uuliyadda amniga si tartiib-tartiib ah loogu wareejin lahaa ciidamada Soomaaliya.
Warbixinta hordhaca ah ee kulanka ayaa muujineysa in Golaha uu si gaar ah uga walaacsan yahay mustaqbalka howlgalka, maadaama ay jiraan caqabado dhaqaale iyo hubanti la’aan ku saabsan taageerada saadka ee Qaramada Midoobay (UNSOS), taas oo muhiim u ah sii socoshada howlaha ciidamada AUSSOM.
Sidoo kale, waxaa la filayaa in laga doodo saameynta ay dhimista ciidamada Uganda ku yeelan karto amniga Soomaaliya, gaar ahaan deegaannada ay ciidamadaasi ka howlgalaan, iyo khatarta ka dhalan karta haddii ciidamada Midowga Afrika ay baxaan iyadoo aan la helin qorshe amni oo beddel ah.
Dhanka siyaasadda, Golaha ayaa la filayaa inuu ku baaqo in dowladda Federaalka iyo mucaaradku ay wada-hadallo ku xalliyaan khilaafka doorashooyinka iyo arrimaha dastuurka, iyadoo laga cabsi qabo in khilaafka siyaasadeed uu saameyn ku yeesho dagaalka ka dhanka ah maleeshiyaadka Al-Shabaab.
Kulankan ayaa sidoo kale kusoo beegmaya kaddib markii Midowga Afrika, dowladda Soomaaliya iyo dalalka ciidamada ku biiriya AUSSOM ay Muqdisho ku soo gabagabeeyeen shir afar maalmood socday, kaas oo lagu diyaariyay qorshe mideysan oo si marxalado ah loogu wareejinayo mas’uuliyadda amniga ciidamada Soomaaliyeed. Waxaa la filayaa in natiijada kulanka Golaha ay saameyn ku yeelato go’aannada laga gaarayo cusbooneysiinta waajibaadka AUSSOM iyo UNSOS ee sannadka 2027, iyo qorshaha mustaqbalka ciidamada Midowga Afrika ee Soomaaliya
Faahfaahin iyo waxa aan weli caddayn
Akhris kooban
Macnaha qormada
Maxaa dhacay
- Midowga Afrika ayaa maanta kulan gaar ah ka yeelanaya xaaladda Soomaaliya iyo howlaha ciidamada Midowga Afrika ee AUSSOM.
Qodobada muhiimka ah
- Midowga Afrika ayaa maanta kulan gaar ah ka yeelanaya xaaladda Soomaaliya iyo howlaha ciidamada Midowga Afrika ee AUSSOM.
- Ajandaha kulanka waxaa ugu waaweyn xaaladda dhaqaale ee AUSSOM, qorshaha dhimista iyo bixitaanka ciidamada Midowga Afrika iyo sidii mas’uuliyadda amniga si tartiib-tartiib ah loogu wareejin lahaa ciidamada Soomaaliya.
- Warbixinta hordhaca ah ee kulanka ayaa muujineysa in Golaha uu si gaar ah uga walaacsan yahay mustaqbalka howlgalka, maadaama ay jiraan caqabado dhaqaale iyo hubanti la’aan ku saabsan taageerada saadka ee Qaramada Midoobay (UNSOS).
- Sidoo kale, waxaa la filayaa in laga doodo saameynta ay dhimista ciidamada Uganda ku yeelan karto amniga Soomaaliya.
Xaddidaadda isha
- Maqaalku ma bixinayo jawaabaha dowladda Soomaaliya ama mucaaradka ku saabsan doodaha.
- Maqaalku ma caddeynayo natiijooyinka gaarka ah ee laga filayo kulanka.
- Maqaalku ma jiraan xaqiijin madax-bannaan oo ku saabsan eedeymaha la soo bandhigay.
Gunaanadka akhristaha
Kulanka Midowga Afrika ee maanta ayaa muhiim u ah ka doodista mustaqbalka howlgalka Soomaaliya iyadoo la wajahayo caqabado kala duwan.
Waxa weli aan caddayn
- Maxay yihiin go'aannada gaarka ah ee la gaari doono ee ku saabsan mustaqbalka AUSSOM?
- Sidee loo maareyn doonaa dhimista ciidamada Uganda ee amniga?
- Maxay yihiin tallaabooyinka la qaadi doono si loo xalliyo caqabadaha dhaqaale ee AUSSOM?
Sababta ay muhiim u tahay
Maqaalku ma bixinayo faahfaahin madax-bannaan oo ku filan si loo qiimeeyo muhiimadda gaarka ah ee dhacdadan, marka laga reebo waxa uu weriyay.
Warka Warkasta kala soco WhatsApp
Raac kanaalkayaga si aad ula socoto wararka cusub.
Raac kanaalka →Sababta sheekadan loo muujiyey
Tani waa warbixin hal il ka timid oo ku jirta shabakadda Warka la socdo. Xiriirka isha asalka ah wuu muuqdaa si aad u akhrido macnaha buuxa ee daabacaha.
- Tirada ilaha
- 1
- Ilaha la adeegsaday
- Jowhar
- Isku dhafka luqadaha
- Soomaali
- Xaaladda turjumaadda
- Waxaa lagu muujiyey luqaddii asalka ahayd
- Soo koobid AI
- AI looma isticmaalin qaybta kalsoonida ee sheekadan
Calaamadaha la adeegsaday: somalia · diplomacy · diplomacy · midowga · afrika