Mucaaradka oo qaylo dhaan kasoo saaray tallaabo uu maanta qaaday Xasan
Waxa dhacay
Hal il · Caasimada Online
Xildhibaan Cabdiraxmaan Cabdishakuur Warsame ayaa cambaareeyay tallaabo dhawaan ay qaaday Dowladda Federaalka Soomaaliya oo la xiriirta dib u dhigista doorashada Ururka Qareennada Soomaaliyeed.
Qodobo kale oo warbixintu sheegtay
- “Awood ku takrifalkan wuxuu si toos ah u taabanaysaa muwaadin kasta oo u baahan qareen ku dhiirrada inuu dawladda dacweeyo iyo garsoore xor u ah inuu dacwaddaas qaado,” ayuu yiri Warsame.
- Hoos ka akhrio qoraalka oo dhammaystiran;- Waxaan cambaaraynayaa tallaabada uu maamulka Xasan Sheekh ee muddo-xileedkiisu dhammaaday ciidamada ugu diray in uu Ururka Qareennada Soomaaliyeed ka hor istaago in ay hoggaankooda doortaan.
- Waa markii labaad ee uu ciidamada amniga u adeegsado inuu farageliyo hay’ad madax-bannaan.
- Xasan Sheekh wuxuu dalka ku kala qaybiyey wax-ka-beddelkii uu keligiis ku sameeyey Dastuurka.
- Sababta ay muhiim u tahay
- Maqaalku wuxuu muujinayaa walaac ku saabsan faragelinta dowladda iyo saamaynta ay ku leedahay bulshada rayidka ah iyo hay'adaha sharciga ee Soomaaliya.
- Waxa weli aan caddayn
- Maxay yihiin tallaabooyinka gaarka ah ee mucaaradka ay qaadi doonaan si ay uga jawaabaan go'aanka dowladda?

Qodobbada warbixinta
Waxa muhiimka ah
- Xildhibaan Cabdiraxmaan Cabdishakuur Warsame ayaa cambaareeyay tallaabada Dowladda Federaalka Soomaaliya ee la xiriirta dib u dhigista doorashada Ururka Qareennada Soomaaliyeed.
- Cabdiraxmaan Cabdishakuur ayaa madaxweyne Xasan Sheekh ku eedeeyay inuu ciidanka Qaranka uu adeegsanayo danihiisa gaarka ah, sidoo kalena uu ku farogeliyo hay’adaha madaxabannaan.
- Awood ku takrifalkan wuxuu si toos ah u taabanaysaa muwaadin kasta oo u baahan qareen ku dhiirrada inuu dawladda dacweeyo.
Warbixin asal ah oo turjumaad kaydsan leh · Soomaali
Soomaali · Mashiin turjumay · Lama diiwaangelin
Qoraalka asalka ah
Muqdisho (Caasimada Online) – Xildhibaan Cabdiraxmaan Cabdishakuur Warsame oo kamid ah xubnaha mucaaradka ee haatan dhaq-dhaqaaqyada ka wada magaalada Muqdisho ayaa si adag u cambaareeyay tallaabo ay maanta qaaday Dowladda Federaalka Soomaaliya, taas oo la xiriirra dib u dhigista doorashada Ururka Qareennada Soomaaliyeed.
Cabdiraxmaan Cabdishakuur ayaa shaaca ka qaaday in dowladda ay ciidamo gaysty xarunta uruurka Qareennada, isaga oo si gaar ah madaxweyne Xasan Sheekh ugu eedeeyay inuu ciidanka Qaranka uu adeegsanayo danihiisa gaarka ah, sidoo kalena uu ku farogeliyo hay’adaha madaxabannaan ee dalka
“Awood ku takrifalkan wuxuu si toos ah u taabanaysaa muwaadin kasta oo u baahan qareen ku dhiirrada inuu dawladda dacweeyo iyo garsoore xor u ah inuu dacwaddaas qaado,” ayuu yiri Warsame.
Hoos ka akhrio qoraalka oo dhammaystiran;-
Waxaan cambaaraynayaa tallaabada uu maamulka Xasan Sheekh ee muddo-xileedkiisu dhammaaday ciidamada ugu diray in uu Ururka Qareennada Soomaaliyeed ka hor istaago in ay hoggaankooda doortaan.
Waa markii labaad ee uu ciidamada amniga u adeegsado inuu farageliyo hay’ad madax-bannaan. Maalin ka hor intii aanay Maxkamadda Sare go’aan ka gaarin muddo-kordhinta uu keligiis samaystay ayuu sheegay inuu xilka ka qaaday guddoomiyihii Maxkamadda Sare. Ciidamo amnina u diray maxkamadda si ay ula wareegaan agabkii maamulkeeda.
Awood ku takrifalkan wuxuu si toos ah u taabanaysaa muwaadin kasta oo u baahan qareen ku dhiirrada inuu dawladda dacweeyo iyo garsoore xor u ah inuu dacwaddaas qaado.
Xasan Sheekh wuxuu dalka ku kala qaybiyey wax-ka-beddelkii uu keligiis ku sameeyey Dastuurka. Wuxuu weli ku adkaysanayaa qabashada doorasho ku dhisan malxiis iyo marag-beenaale.
Wuxuu afduubay hay’adihii dawladda, halka kuwii amarkiisa diidayna uu awood u adeegsaday, sidii uu ku sameeyey Maxkamadda Sare. Maanta wuxuu aamusinayaa ururrada bulshada rayidka ah.
Bal suurayso waxa dhici kara marka uu muwaadinku waayo hay’adihii uu caddaaladda u doonan lahaa, tabashooyinkiisa siyaasadeedna dhegaha laga furaysto. Maxaa diidaya inay tabashooyinkaasi isu beddelaan colaad iyo gacan-ka-hadal, sida hadda ka dhacaya Koonfur Galbeed iyo Hiiraan?
Waxaan ugu baaqayaa dhammaan qaybaha siyaasadda iyo bulshada rayidka ah inaynu si wadajir ah uga hortagno dulmiga Xasan Sheekh inta aanu dawladnimada inaga dumin, dalkana halis u horseedin.
Faahfaahin iyo waxa aan weli caddayn
Akhris kooban
Macnaha qormada
Maxaa dhacay
- Xildhibaan Cabdiraxmaan Cabdishakuur Warsame ayaa cambaareeyay tallaabo dhawaan ay qaaday Dowladda Federaalka Soomaaliya oo la xiriirta dib u dhigista doorashada Ururka Qareennada Soomaaliyeed.
Qodobada muhiimka ah
- Xildhibaan Cabdiraxmaan Cabdishakuur Warsame ayaa cambaareeyay tallaabada Dowladda Federaalka Soomaaliya ee la xiriirta dib u dhigista doorashada Ururka Qareennada Soomaaliyeed.
- Cabdiraxmaan Cabdishakuur ayaa madaxweyne Xasan Sheekh ku eedeeyay inuu ciidanka Qaranka uu adeegsanayo danihiisa gaarka ah, sidoo kalena uu ku farogeliyo hay’adaha madaxabannaan.
- Awood ku takrifalkan wuxuu si toos ah u taabanaysaa muwaadin kasta oo u baahan qareen ku dhiirrada inuu dawladda dacweeyo.
Xaddidaadda isha
- Maqaalku wuxuu si weyn u muujinayaa aragtida Xildhibaan Cabdiraxmaan Cabdishakuur Warsame iyada oo aan la xaqiijin madax-bannaan.
- Ma jiraan wax jawaab ah oo ka timid Dowladda Federaalka Soomaaliya oo ku jirta maqaalka.
- Maqaalku ma bixinayo faahfaahin ku saabsan saamaynta gaarka ah ee tallaabooyinka dowladda.
Gunaanadka akhristaha
Mucaaradka ayaa si firfircoon uga hortagaya tallaabooyinka dowladda ee la xiriira doorashada Ururka Qareennada Soomaaliyeed.
Waxa weli aan caddayn
- Maxay yihiin tallaabooyinka gaarka ah ee mucaaradka ay qaadi doonaan si ay uga jawaabaan go'aanka dowladda?
- Sidee ayey dib u dhigista doorashada u saameyn doontaa Ururka Qareennada Soomaaliyeed?
- Maxay yihiin tallaabooyinka la tixgelinayo si looga hortago colaad suurtagal ah sida uu sheegay Warsame?
Sababta ay muhiim u tahay
Maqaalku wuxuu muujinayaa walaac ku saabsan faragelinta dowladda iyo saamaynta ay ku leedahay bulshada rayidka ah iyo hay'adaha sharciga ee Soomaaliya.
Warka Warkasta kala soco WhatsApp
Raac kanaalkayaga si aad ula socoto wararka cusub.
Raac kanaalka →Sababta sheekadan loo muujiyey
Tani waa warbixin hal il ka timid oo ku jirta shabakadda Warka la socdo. Xiriirka isha asalka ah wuu muuqdaa si aad u akhrido macnaha buuxa ee daabacaha.
- Tirada ilaha
- 1
- Ilaha la adeegsaday
- Caasimada Online
- Isku dhafka luqadaha
- Soomaali
- Xaaladda turjumaadda
- Waxaa lagu muujiyey luqaddii asalka ahayd
- Soo koobid AI
- AI looma isticmaalin qaybta kalsoonida ee sheekadan
Calaamadaha la adeegsaday: somalia · general · mucaaradka · tallaabo · qaaday
Sii akhri
- Madaxweyne Xasan Sheekh oo Kormeeray Wasaaradda Beeraha, La Kulmay Beeraleyda iyo Ganacsatada Soomaaliyeed
Hiiraanweyn
- WAR DEG DEG AH: Xukuumadda Soomaaliya oo Ansixisay Xeerka Doorashooyinka iyo Xisbiyada Siyaasadda
Hiiraanweyn
- Ra’iisul Wasaare Xamsa oo Furay Madasha 9-aad ee Siyaasadda Dhaqaalaha Qaranka
Hiiraanweyn