Muxuu ahaa ujeedka kulanka Xasan iyo Abiy ku yeesheen Turkiga?
Waxa dhacay
60 ilbiriqsiMadaxweynaha Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa magaalada Antalya ee dalka Turkiga kula kulmay Ra’iisul Wasaaraha Itoobiya, Mudane Abiy Axmed, ka hor furitaanka shirka COP31.
Qodobo kale oo warbixintu sheegtay
- Xasan Sheekh iyo Abiy Axmed ayaa kulankooda uga hadlay xaaladda amni ee Soomaaliya iyo guud ahaan isbeddellada ka socda gobolka, iyadoo labada dhinac ay is dhaafsadeen aragtiyo ku saabsan arrimaha amniga iyo horumarrada siyaasadeed ee gobolka.
- Labad mas’uul ayaa sidoo kale adkeeyay muhiimadda ay leedahay sii wadidda wada-hadalka iyo iskaashiga labada dal iyo kuwa gobolka, si loo xoojiyo nabadda iyo xasilloonida Geeska Afrika.
- Kulankan waxaa ka horreeyay wada-hadallo ay 29 bishii September magaalada Addis Ababa lu yeesheen Madaxweynaha Soomaaliya iyo Ra’iisul wasaaraha Itoobiya, kuwaas oo iyana diiradda lagu saaray arrimo ay kamid yihiin xoojinta xiriirka soo jireenka ah ee Soomaaliya iyo Itoobiya iyo sidii loo horumarin lahaa iskaashiga labada dal.
- Dhinaca kale Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ayaa inta uu ku sugan yahay Turkiga sii wadi doono kulamada gaar-gaarka ah ee uu la qaadan doona madaxda ka qeyb-galaysa shirka COP31.
Sida ay sheegtay Caasimada Online
- Waxa weli aan caddayn
- Waa maxay arrimaha amniga gaarka ah ee lagu wada hadlay kulanka?

Qodobbada warbixinta
Waxa muhiimka ah
- Hoggaamiyeyaashu waxay ka wada hadleen arrimaha amniga Soomaaliya iyo isbeddellada gobolka.
- Kulanka ayaa adkeeyay muhiimadda ay leedahay sii wadidda wada-hadalka iyo iskaashiga Soomaaliya iyo Itoobiya.
- Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ayaa inta uu ku sugan yahay Turkiga sii wadi doono kulamada gaar-gaarka ah ee uu la qaadan doona madaxda ka qeyb-galaysa shirka COP31.
Warbixin asal ah oo turjumaad kaydsan leh · Soomaali
Soomaali · Mashiin turjumay · Lama diiwaangelin
Qoraalka asalka ah
Muqdisho (Caasimada Online) – Madaxweynaha Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa maanta magaalada Antalya ee dalka Turkiga kula kulmay Ra’iisul Wasaaraha Itoobiya, Mudane Abiy Axmed, ka hor furitaanka shirka hoggaamiyeyaasha caalamka ee COP31 oo la filayo inuu socdo ilaa 20-ka bishan.
Xasan Sheekh iyo Abiy Axmed ayaa kulankooda uga hadlay xaaladda amni ee Soomaaliya iyo guud ahaan isbeddellada ka socda gobolka, iyadoo labada dhinac ay is dhaafsadeen aragtiyo ku saabsan arrimaha amniga iyo horumarrada siyaasadeed ee gobolka.
Labad mas’uul ayaa sidoo kale adkeeyay muhiimadda ay leedahay sii wadidda wada-hadalka iyo iskaashiga labada dal iyo kuwa gobolka, si loo xoojiyo nabadda iyo xasilloonida Geeska Afrika.
Kulankan waxaa ka horreeyay wada-hadallo ay 29 bishii September magaalada Addis Ababa lu yeesheen Madaxweynaha Soomaaliya iyo Ra’iisul wasaaraha Itoobiya, kuwaas oo iyana diiradda lagu saaray arrimo ay kamid yihiin xoojinta xiriirka soo jireenka ah ee Soomaaliya iyo Itoobiya iyo sidii loo horumarin lahaa iskaashiga labada dal.
Dhinaca kale Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ayaa inta uu ku sugan yahay Turkiga sii wadi doono kulamada gaar-gaarka ah ee uu la qaadan doona madaxda ka qeyb-galaysa shirka COP31.
Sidoo kale, shirka COP31 waxaa si gaar ah diiradda loogu saarayaa garab istaagga dalalka u nugul saameynta isbeddelka cimilada, kuwaas oo ay ku jiraan dalal badan oo ku yaalla qaaradda Afrika. Soomaaliya ayaa kamid ah dalalka sida weyn u wajahaya saameynta isbeddelka cimilada, iyadoo isbeddellada cimiladu ay saameyn ku yeesheen xaaladaha nololeed iyo deegaanka dalka.
Wafdiga Madaxweyne Xasan Sheekh ayaa waxaa ku jira wasiirro iyo ra’iisul wasaare ku-xigeenka labaad ee dalka, kuwaas oo ka qeyb-galaya kulamada iyo doodaha shirka COP31, iyadoo Soomaaliya ay qeyb ka tahay dalalka ka hadlayo saameynta isbeddelka cimilada.
Faahfaahin iyo waxa aan weli caddayn
Akhris kooban
Macnaha qormada
Maxaa dhacay
- Madaxweynaha Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa magaalada Antalya ee dalka Turkiga kula kulmay Ra’iisul Wasaaraha Itoobiya, Mudane Abiy Axmed, ka hor furitaanka shirka COP31. Waxay ka wada hadleen arrimaha amniga Soomaaliya iyo isbeddellada gobolka.
Qodobada muhiimka ah
- Madaxweynaha Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa magaalada Antalya ee dalka Turkiga kula kulmay Ra’iisul Wasaaraha Itoobiya, Mudane Abiy Axmed, ka hor furitaanka shirka COP31.
- Hoggaamiyeyaashu waxay ka wada hadleen arrimaha amniga Soomaaliya iyo isbeddellada gobolka.
- Kulanka ayaa adkeeyay muhiimadda ay leedahay sii wadidda wada-hadalka iyo iskaashiga Soomaaliya iyo Itoobiya.
- Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ayaa inta uu ku sugan yahay Turkiga sii wadi doono kulamada gaar-gaarka ah ee uu la qaadan doona madaxda ka qeyb-galaysa shirka COP31.
Xaddidaadda isha
- Maqaalku ma bixinayo jawaabaha dhinacyada kale ee ku lug leh.
- Eedeymaha ku saabsan wada hadallada iyo kulamada mustaqbalka waxay ku saleysan yihiin kaliya warbixinta maqaalka.
- Xaqiijin madax-bannaan oo ku saabsan eedeymaha maqaalka lagu soo bandhigay ma jirto.
Gunaanadka akhristaha
Kulanka u dhexeeya hoggaamiyeyaasha Soomaaliya iyo Itoobiya wuxuu muujinayaa muhiimadda iskaashiga si wax looga qabto arrimaha amniga iyo isbeddelka cimilada ee gobolka.
Waxa weli aan caddayn
- Waa maxay arrimaha amniga gaarka ah ee lagu wada hadlay kulanka?
- Maxaa laga filan karaa natiijooyinka ka soo baxa wada hadalka labada hoggaamiye?
- Sidee Soomaaliya uga qeyb qaadan doontaa shirka COP31 si wax looga qabto saameynta isbeddelka cimilada?
Sababta ay muhiim u tahay
Maqaalku wuxuu muujinayaa dadaallada diblomaasiyadeed ee socda ee u dhexeeya Soomaaliya iyo Itoobiya, taasoo saameyn ku yeelan karta xasilloonida gobolka. Si kastaba ha ahaatee, maqaalku ma bixinayo faahfaahin madax-bannaan oo ku filan si loo qiimeeyo muhiimadda gaarka ah ee dhacdadan, marka laga reebo waxa uu weriyay.
Warka Warkasta kala soco WhatsApp
Raac kanaalkayaga si aad ula socoto wararka cusub.
Raac kanaalka →Sababta sheekadan loo muujiyey
Tani waa warbixin hal il ka timid oo ku jirta shabakadda Warka la socdo. Xiriirka isha asalka ah wuu muuqdaa si aad u akhrido macnaha buuxa ee daabacaha.
- Tirada ilaha
- 1
- Ilaha la adeegsaday
- Caasimada Online
- Isku dhafka luqadaha
- Soomaali
- Xaaladda turjumaadda
- Waxaa lagu muujiyey luqaddii asalka ahayd
- Soo koobid AI
- AI looma isticmaalin qaybta kalsoonida ee sheekadan
Calaamadaha la adeegsaday: somalia · general · turkiga · abiy · xasan
Sii akhri
Sheeko si toos ah loo dabagalayo
Fur sheekada- Qareennada Bariga Afrika oo baaq u jeediyay madaxweyne Xasan Sheekh
Puntland Post
- Wasiir Fiqi oo saddex qodob kala hadlay Turkiga
Caasimada Online
- Cali Guudlaawe oo amray in la raadiyo Ugaas Yuusuf Ugaas Xasan si…
Caasimada Online