Qareennada Bariga Afrika oo baaq u jeediyay madaxweyne Xasan Sheekh
Waxa dhacay
60 ilbiriqsiUrurka Qareennada Bariga Afrika ayaa madaxweynaha Xasan Sheekh Maxamuud u soo jeediyay in uu ixtiraamto go’aannada Maxkamadda Sare, iyaga oo ku eedeeyay in uu qaaday tallaabooyin halis gelinaya madaxbannaanida garsoorka.
Qodobo kale oo warbixintu sheegtay
- Qareennada Bariga Afrika waxay ku eedeeyeen madaxweyne Xasan Shekh Maxamuud in uu qaaday tallaabooyin halis gelinaya madaxbannaanida garsoorka, iyaga oo xusay in ilaaladii laga qaaday guddoomiye Baashe, loona hanjabay garsoorayaal.
- Maxkamadda Sare ee Soomaaliya ayaa todobaadkii hore sheegtay in madaxweynaha dowladda federaalka iyo labada gole ee baarlmaanka uu xilku ka dhamaaday, muddada xil hayntoodana ahayd afar sano.
- Sidoo kale Maxkamadda Sare waxay fartay dhinacyada ay qusayso doorashada in ay muddo 30 berri gudahood ah ku gaaraan heshiis wadar ogol ah, islamarkaana ay 90 berri gudahood ku qabtaan doorashada.
- Maxkamadda Sare waxay sharci darro ku tilmaantay go’aankii uu madaxweyne Xasan Sheekh xilka uga qaaday guddoomiye Baashe Yuusuf Axmed.
Sida ay sheegtay Puntland Post
- Sababta ay muhiim u tahay
- Maqaalku wuxuu muujinayaa xiisadaha socda ee u dhexeeya hay'adaha fulinta iyo garsoorka Soomaaliya, taas oo saameyn karta maamulka iyo sharciga.
- Waxa weli aan caddayn
- Tallaabooyinka gaarka ah ee madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ee loo arko inay khatar ku yihiin madaxbannaanida garsoorka maxay yihiin?

Qodobbada warbixinta
Waxa muhiimka ah
- Ururka Qareennada dalalka Bariga Afrika ee magacooda loo soo gaabiyo EALS ayaa madaxweynaha dowladda federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud u soo jeediyay in uu ixtiraamto go’aannada Maxkamadda Sare.
- Qareennada Bariga Afrika waxay ku eedeeyeen madaxweyne Xasan Shekh Maxamuud in uu qaaday tallaabooyin halis gelinaya madaxbannaanida garsoorka.
- Maxkamadda Sare ee Soomaaliya ayaa todobaadkii hore sheegtay in madaxweynaha dowladda federaalka iyo labada gole ee baarlmaanka uu xilku ka dhamaaday, muddada xil hayntoodana ahayd afar sano.
Warbixin asal ah oo turjumaad kaydsan leh · Soomaali
Soomaali · Mashiin turjumay · Lama diiwaangelin
Qoraalka asalka ah
Ururka Qareennada dalalka Bariga Afrika ee magacooda loo soo gaabiyo EALS ayaa madaxweynaha dowladda federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud u soo jeediyay in uu ixtiraamto go’aannada Maxkamadda Sare.
Qareennada Bariga Afrika waxay ku eedeeyeen madaxweyne Xasan Shekh Maxamuud in uu qaaday tallaabooyin halis gelinaya madaxbannaanida garsoorka, iyaga oo xusay in ilaaladii laga qaaday guddoomiye Baashe, loona hanjabay garsoorayaal.
Maxkamadda Sare ee Soomaaliya ayaa todobaadkii hore sheegtay in madaxweynaha dowladda federaalka iyo labada gole ee baarlmaanka uu xilku ka dhamaaday, muddada xil hayntoodana ahayd afar sano.
Sidoo kale Maxkamadda Sare waxay fartay dhinacyada ay qusayso doorashada in ay muddo 30 berri gudahood ah ku gaaraan heshiis wadar ogol ah, islamarkaana ay 90 berri gudahood ku qabtaan doorashada.
Maxkamadda Sare waxay sharci darro ku tilmaantay go’aankii uu madaxweyne Xasan Sheekh xilka uga qaaday guddoomiye Baashe Yuusuf Axmed.
Faahfaahin iyo waxa aan weli caddayn
Akhris kooban
Macnaha qormada
Maxaa dhacay
- Ururka Qareennada Bariga Afrika ayaa madaxweynaha Xasan Sheekh Maxamuud u soo jeediyay in uu ixtiraamto go’aannada Maxkamadda Sare, iyaga oo ku eedeeyay in uu qaaday tallaabooyin halis gelinaya madaxbannaanida garsoorka.
Qodobada muhiimka ah
- Ururka Qareennada dalalka Bariga Afrika ee magacooda loo soo gaabiyo EALS ayaa madaxweynaha dowladda federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud u soo jeediyay in uu ixtiraamto go’aannada Maxkamadda Sare.
- Qareennada Bariga Afrika waxay ku eedeeyeen madaxweyne Xasan Shekh Maxamuud in uu qaaday tallaabooyin halis gelinaya madaxbannaanida garsoorka.
- Maxkamadda Sare ee Soomaaliya ayaa todobaadkii hore sheegtay in madaxweynaha dowladda federaalka iyo labada gole ee baarlmaanka uu xilku ka dhamaaday, muddada xil hayntoodana ahayd afar sano.
- Maxkamadda Sare waxay fartay dhinacyada ay qusayso doorashada in ay muddo 30 berri gudahood ah ku gaaraan heshiis wadar ogol ah, islamarkaana ay 90 berri gudahood ku qabtaan doorashada.
Xaddidaadda isha
- Maqaalku ma bixinayo jawaab ka timid madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud oo ku saabsan eedeymaha.
- Eedeymaha ay soo jeediyeen Qareennada Bariga Afrika ma ahan kuwo madax-bannaan oo la xaqiijiyay.
- Maqaalku ma bixinayo faahfaahin ku saabsan saameynta go'aannada Maxkamadda Sare.
Gunaanadka akhristaha
Baaqyada Ururka Qareennada Bariga Afrika ee ku aaddan ixtiraamka go'aannada garsoorka ayaa muujinaya muhiimadda madaxbannaanida garsoorka Soomaaliya.
Waxa weli aan caddayn
- Tallaabooyinka gaarka ah ee madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ee loo arko inay khatar ku yihiin madaxbannaanida garsoorka maxay yihiin?
- Sidee ayay go'aannada Maxkamadda Sare u saameyn doonaan xaaladda siyaasadeed ee Soomaaliya?
- Maxaa la sameyn doonaa haddii dhinacyadu aysan gaadhin heshiis waqtiga la cayimay?
Sababta ay muhiim u tahay
Maqaalku wuxuu muujinayaa xiisadaha socda ee u dhexeeya hay'adaha fulinta iyo garsoorka Soomaaliya, taas oo saameyn karta maamulka iyo sharciga.
Warka Warkasta kala soco WhatsApp
Raac kanaalkayaga si aad ula socoto wararka cusub.
Raac kanaalka →Sababta sheekadan loo muujiyey
Tani waa warbixin hal il ka timid oo ku jirta shabakadda Warka la socdo. Xiriirka isha asalka ah wuu muuqdaa si aad u akhrido macnaha buuxa ee daabacaha.
- Tirada ilaha
- 1
- Ilaha la adeegsaday
- Puntland Post
- Isku dhafka luqadaha
- Soomaali
- Xaaladda turjumaadda
- Waxaa lagu muujiyey luqaddii asalka ahayd
- Soo koobid AI
- AI looma isticmaalin qaybta kalsoonida ee sheekadan
Calaamadaha la adeegsaday: somalia · general · sheekh · afrika · xasan