Netanyahu oo Ogolaaday in Gadi Eisenkot Hoggaamiyo Xukuumad Midnimo Qaran oo Israa’iil ka Dhisanaysa
Waxa dhacay
Hal il · Hiiraanweyn
Benjamin Netanyahu ayaa ku dhawaaqay inuu ogolaanayo in Gadi Eisenkot uu hoggaamiyo xukuumad midnimo qaran oo Israa’iil ka dhisan, isagoo sheegay halis khatar ku ah jiritaanka qaranka.
Qodobo kale oo warbixintu sheegtay
- Soo-jeedin“taageerayaasha argagixisanimada” (isagoo ula jeeda xisbiyada mucaaradka) inay qorsheynayaan inay siiyaan dhalashada Israaiil boqollaal kun oo Falastiiniyiin ah oo ka imanaya Daanta Galbeed iyo Qasa, ayna qorsheynayaan in ay ka baxaan aagagga amniga ee Qaza, Suuriya, iyo Lubnaan, iyadoo ujeeddada ugu dambeysa ay tahay in la dhiso dowlad Falastiini ah oo ku dhisanta burburka Israaiil, sida uu hadalka u dhigay.
- Bayaan uu soo saarey, Netanyahu wuxuu ku shaaciyey inuu ogolaadey in Eisenkote loo xilsaarey soo dhisidda xukuumad uu marka hore hoggaamiyo ahna xukuumad midnimo qaran, isagoo shuruud ka dhigey in isaguna uu noqdo ra’iisul wasaare beddel ah (alternate prime minister).
- “Waa wax dabiici ah in anigu hoggaamiyo xukuumadda midnimada qaran, ama aan noqdo qofka ugu horreeya ee xilka qabta iyadoo la raacayo heshiis xil wareejin ah; hase yeeshee, diyaar baan u ahey inaan tanaasulo oo aan u ogolaado Eisenkot inuu marka hore hoggaamiyo xukuumadda midnimada qaran.”
- Netanyahu wuxuu dhacdooyinka hadda ka socda Knesset-ka ku tilmaamay inay yihiin bilow, cadow uu doonayo inay dalka ka qabsadaan gudaha, iyagoon ridin xabbad qura.”
- Waxa weli aan caddayn
- Maxay yihiin tallaabooyinka gaarka ah ee la qaadi doono si loo dhiso xukuumadda midnimo qaran?

Qodobbada warbixinta
Waxa muhiimka ah
- Benjamin Netanyahu ayaa ku dhawaaqay inuu ogolaanayo in Gadi Eisenkot uu hoggaamiyo xukuumad midnimo qaran oo Israa’iil ka dhisan.
- Netanyahu wuxuu sheegay in go'aankan uu sababay 'halis khatar ku ah jiritaanka qaranka.'
- Dhinacyada ka soo horjeeda ayaa shaki ka muujiyay ujeeddooyinka Netanyahu, iyagoo soo jeedintiisa ku tilmaamay “khiyaano cad.”
Warbixin asal ah oo turjumaad kaydsan leh · Soomaali
Soomaali · Mashiin turjumay · Lama diiwaangelin
Qoraalka asalka ah
Sabti 28 Nov 2026 {HMC} Ra’iisul Wasaaraha ku meel gaarka ah ee Israaiil, Benjamin Netanyahu, ayaa Sabtidii maanta ku dhawaaqay inuu ogolaanayo in Gadi Eizenkot uu hoggaamiyo xukuumad midnimo qaran, iyadoo la raacayo heshiis xilka lagu kala wareegayo, taas oo meesha ka saareysa mabda’a ah in xilkaas uu qabto xisbiga ugu weyn; wuxuuna arintan ku sababeeyey jiritaanka
“halis khatar ku ah jiritaanka qaranka.” Dhanka kale, dhinacyada ka soo horjeeda ayaa shaki ka muujiyay ujeeddooyinka Netanyahu, iyagoo soo jeedintiisa ku tilmaamay “khiyaano cad.”
Bayaan uu soo saarey, Netanyahu wuxuu ku shaaciyey inuu ogolaadey in Eisenkote loo xilsaarey soo dhisidda xukuumad uu marka hore hoggaamiyo ahna xukuumad midnimo qaran, isagoo shuruud ka dhigey in isaguna uu noqdo ra’iisul wasaare beddel ah (alternate prime minister). Netanyahu wuxuu yiri,
“Waa wax dabiici ah in anigu hoggaamiyo xukuumadda midnimada qaran, ama aan noqdo qofka ugu horreeya ee xilka qabta iyadoo la raacayo heshiis xil wareejin ah; hase yeeshee, diyaar baan u ahey inaan tanaasulo oo aan u ogolaado Eisenkot inuu marka hore hoggaamiyo xukuumadda midnimada qaran.”
Netanyahu wuxuu dhacdooyinka hadda ka socda Knesset-ka ku tilmaamay inay yihiin bilow, cadow uu doonayo inay dalka ka qabsadaan gudaha, iyagoon ridin xabbad qura.” Wuxuu ku eedeeyay
“taageerayaasha argagixisanimada” (isagoo ula jeeda xisbiyada mucaaradka) inay qorsheynayaan inay siiyaan dhalashada Israaiil boqollaal kun oo Falastiiniyiin ah oo ka imanaya Daanta Galbeed iyo Qasa, ayna qorsheynayaan in ay ka baxaan aagagga amniga ee Qaza, Suuriya, iyo Lubnaan, iyadoo ujeeddada ugu dambeysa ay tahay in la dhiso dowlad Falastiini ah oo ku dhisanta burburka Israaiil, sida uu hadalka u dhigay.
Save my name, email, and website in this browser for the next time I comment.
Notify me of follow-up comments by email.
Faahfaahin iyo waxa aan weli caddayn
Akhris kooban
Macnaha qormada
Maxaa dhacay
- Benjamin Netanyahu ayaa ku dhawaaqay inuu ogolaanayo in Gadi Eisenkot uu hoggaamiyo xukuumad midnimo qaran oo Israa’iil ka dhisan, isagoo sheegay halis khatar ku ah jiritaanka qaranka. Dhinacyada ka soo horjeeda ayaa shaki ka muujiyay ujeeddooyinka Netanyahu, iyagoo soo jeedintiisa ku tilmaamay khayaano cad.
Qodobada muhiimka ah
- Benjamin Netanyahu ayaa ku dhawaaqay inuu ogolaanayo in Gadi Eisenkot uu hoggaamiyo xukuumad midnimo qaran oo Israa’iil ka dhisan.
- Netanyahu wuxuu sheegay in go'aankan uu sababay 'halis khatar ku ah jiritaanka qaranka.'
- Dhinacyada ka soo horjeeda ayaa shaki ka muujiyay ujeeddooyinka Netanyahu, iyagoo soo jeedintiisa ku tilmaamay “khiyaano cad.”
- Netanyahu wuxuu ku eedeeyay “taageerayaasha argagixisanimada” inay qorsheynayaan inay siiyaan dhalashada Israaiil boqollaal kun oo Falastiiniyiin ah.
Xaddidaadda isha
- Maqaalku ma bixinayo jawaabaha dhinacyada ka soo horjeeda ee ku saabsan shaki ay ka muujinayaan.
- Eedeymaha Netanyahu ee ku saabsan ujeeddooyinka dhinacyada mucaaradka ma ahan kuwo si madax-bannaan loo xaqiijiyay.
- Maqaalku ma bixinayo xaqiijin madax-bannaan oo ku saabsan qaab-dhismeedka xukuumadda la soo jeediyay.
Gunaanadka akhristaha
Oggolaanshaha Netanyahu ee in Eisenkot uu hoggaamiyo xukuumadda midnimo qaran ayaa su'aalo ka keenaya xasilloonida siyaasadeed ee Israa’iil.
Waxa weli aan caddayn
- Maxay yihiin tallaabooyinka gaarka ah ee la qaadi doono si loo dhiso xukuumadda midnimo qaran?
- Sidee ayay dhinacyada mucaaradka uga jawaabi doonaan soo jeedinta Netanyahu maalmaha soo socda?
- Maxay yihiin saameynta eedeymaha Netanyahu ee ku saabsan xisbiyada mucaaradka?
Sababta ay muhiim u tahay
Maqaalku ma bixinayo faahfaahin madax-bannaan oo ku filan si loo qiimeeyo muhiimadda gaarka ah ee dhacdadan, marka laga reebo waxa uu weriyay.
Warka Warkasta kala soco WhatsApp
Raac kanaalkayaga si aad ula socoto wararka cusub.
Raac kanaalka →Sababta sheekadan loo muujiyey
Tani waa warbixin hal il ka timid oo ku jirta shabakadda Warka la socdo. Xiriirka isha asalka ah wuu muuqdaa si aad u akhrido macnaha buuxa ee daabacaha.
- Tirada ilaha
- 1
- Ilaha la adeegsaday
- Hiiraanweyn
- Isku dhafka luqadaha
- Soomaali
- Xaaladda turjumaadda
- Waxaa lagu muujiyey luqaddii asalka ahayd
- Soo koobid AI
- AI looma isticmaalin qaybta kalsoonida ee sheekadan
Calaamadaha la adeegsaday: somalia · general · gadi · netanyahu · qaran