Puntland oo aas qaran u sameeyay marxuum Maxamed Cali Marduuf
Waxa dhacay
Hal il · Puntland Post
Puntland ayaa aas qaran u sameysay marxuum Maxamed Cali Marduuf, oo ku geeriyooday shil gaari.
Qodobo kale oo warbixintu sheegtay
- Sidoo kale aaska waxaa kaloo ka qaybgalay guddoomiye ku-xigeenka baarlamaanka Puntland Maxamed Baari Shire, xubno ka tirsan goleyaasha dowladda, saraakiisha ciidamada, culimo iyo qaar ka mid ah dadweynaha magaalada Garoowe.
- Madaxweyne ayaa tacsi u diray qoyska, ehelka, ciidamada kala duwan ee Puntland iyo guud ahaan shacabka, isaga oo Alle uga baryey marxuumka inuu Jannatul Firdowsa ka waraabiyo, ehelkii iyo ummaddii uu ka baxayna samir iyo iimaan ka siiyo.
- Madaxweynaha ayaa sidoo kale xusay kaalintii uu marxuumku ka soo qaatay sugidda amniga, nabadgelyada iyo difaaca Puntland, isaga oo tilmaamay inuu ka tegay dhaxal iyo taariikh wanaagsan oo lagu xusuusan doono.
- Marxuum Maxamed Cali Marduuf ayaa muudo 15 sano ka tirsanaa hay’adaha ammiga Puntland, isaga oo hore u soo noqday taliyaha qaybta booliska gobolka Nugaal iyo sarkaal sare oo ka tirsan ciidanka badda Puntland ee PMPF.
- Waxa weli aan caddayn
- Maxay yihiin duruufaha keenay shilka gaari?

Qodobbada warbixinta
Waxa muhiimka ah
- Puntland ayaa aas qaran u sameysay marxuum Maxamed Cali Marduuf.
- G/sare Maxamed Cali Marduuf oo ahaa taliye ku-xigeenkii ciidanka madaxtooyada, kaas oo khamiistii ku geeriyooday shil gaari oo ka dhacay agagaarka deegaanka Sheerbi ee gobolka Karkaar.
- Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullaahi Deni ayaa shalay gelinkii dambe magaalada Garoowe kaga qaybgalay aaska qaran.
Warbixin asal ah oo turjumaad kaydsan leh · Soomaali
Soomaali · Mashiin turjumay · Lama diiwaangelin
Qoraalka asalka ah
Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullaahi Deni ayaa shalay gelinkii dambe magaalada Garoowe kaga qaybgalay aaska qaran oo loo sameeyay G/sare Maxamed Cali (Marduuf) oo ahaa taliye ku-xigeenkii ciidanka madaxtooyada, kaas oo khamiistii ku geeriyooday shil gaari oo ka dhacay agagaarka deegaanka Sheerbi ee gobolka Karkaar.
Sidoo kale aaska waxaa kaloo ka qaybgalay guddoomiye ku-xigeenka baarlamaanka Puntland Maxamed Baari Shire, xubno ka tirsan goleyaasha dowladda, saraakiisha ciidamada, culimo iyo qaar ka mid ah dadweynaha magaalada Garoowe.
Madaxweyne ayaa tacsi u diray qoyska, ehelka, ciidamada kala duwan ee Puntland iyo guud ahaan shacabka, isaga oo Alle uga baryey marxuumka inuu Jannatul Firdowsa ka waraabiyo, ehelkii iyo ummaddii uu ka baxayna samir iyo iimaan ka siiyo.
Madaxweynaha ayaa sidoo kale xusay kaalintii uu marxuumku ka soo qaatay sugidda amniga, nabadgelyada iyo difaaca Puntland, isaga oo tilmaamay inuu ka tegay dhaxal iyo taariikh wanaagsan oo lagu xusuusan doono.
Marxuum Maxamed Cali Marduuf ayaa muudo 15 sano ka tirsanaa hay’adaha ammiga Puntland, isaga oo hore u soo noqday taliyaha qaybta booliska gobolka Nugaal iyo sarkaal sare oo ka tirsan ciidanka badda Puntland ee PMPF.
Faahfaahin iyo waxa aan weli caddayn
Akhris kooban
Macnaha qormada
Maxaa dhacay
- Puntland ayaa aas qaran u sameysay marxuum Maxamed Cali Marduuf, oo ku geeriyooday shil gaari. Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullaahi Deni ayaa ka qaybgalay aaska wuxuuna tacsi u diray qoyska iyo shacabka Puntland.
Qodobada muhiimka ah
- Puntland ayaa aas qaran u sameysay marxuum Maxamed Cali Marduuf.
- G/sare Maxamed Cali Marduuf oo ahaa taliye ku-xigeenkii ciidanka madaxtooyada, kaas oo khamiistii ku geeriyooday shil gaari oo ka dhacay agagaarka deegaanka Sheerbi ee gobolka Karkaar.
- Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullaahi Deni ayaa shalay gelinkii dambe magaalada Garoowe kaga qaybgalay aaska qaran.
- Madaxweyne ayaa tacsi u diray qoyska, ehelka, ciidamada kala duwan ee Puntland iyo guud ahaan shacabka.
Xaddidaadda isha
- Maqaalku ma bixinayo xaqiijin madax-bannaan oo ku saabsan faahfaahinta shilka gaari.
- Lama hayo wax jawaab ah oo ka timid dhinacyada ku lug leh shilka.
- Maqaalku ma jiraan wax bayaan ah oo ka yimid xubnaha qoyska ama mas'uuliyiin kale.
Gunaanadka akhristaha
Puntland ayaa xustay qof muhiim ah oo ka tirsan ciidamada amniga iyadoo la sameynayo aas qaran.
Waxa weli aan caddayn
- Maxay yihiin duruufaha keenay shilka gaari?
- Ma jiraan baaritaanno socda oo ku saabsan shilka?
- Maxay yihiin waxyaabaha gaarka ah ee uu marxuum Marduuf ku soo kordhiyay amniga Puntland?
Sababta ay muhiim u tahay
Maqaalku ma bixinayo faahfaahin madax-bannaan oo ku filan si loo qiimeeyo muhiimadda gaarka ah ee dhacdadan, marka laga reebo waxa uu weriyay.
Warka Warkasta kala soco WhatsApp
Raac kanaalkayaga si aad ula socoto wararka cusub.
Raac kanaalka →Sababta sheekadan loo muujiyey
Tani waa warbixin hal il ka timid oo ku jirta shabakadda Warka la socdo. Xiriirka isha asalka ah wuu muuqdaa si aad u akhrido macnaha buuxa ee daabacaha.
- Tirada ilaha
- 1
- Ilaha la adeegsaday
- Puntland Post
- Isku dhafka luqadaha
- Soomaali
- Xaaladda turjumaadda
- Waxaa lagu muujiyey luqaddii asalka ahayd
- Soo koobid AI
- AI looma isticmaalin qaybta kalsoonida ee sheekadan
Calaamadaha la adeegsaday: somalia · general · sameeyay · marduuf · cali
Sii akhri
Sheeko si toos ah loo dabagalayo
Fur sheekada