NISA oo howlgal qorsheysan ku dishay Abuu Khaalid iyo Ayuub
Waxa dhacay
Hal il · Caasimada Online
NISA ayaa howlgal qorsheysan ka fuliyeen 26-kii Noofembar, taasoo keentay dhimashada laba horjooge oo ka tirsan Al-Shabaab, Abuu Khaalid iyo Ayuub, iyo dhaawac laba qof oo kale.
Qodobo kale oo warbixintu sheegtay
- NISA ayaa shaaca ka qaaday in howlgalkaas oo bartilmaameed ahaa lagu khaarijiyay laba horjooge, laguna dhaawacay laba kale, sida lagu sheegay war-saxaafadeedka.
- Magacyada ragga la khaarijiyay ayaa kala ah;- Cabdullaahi Maxamuud Abuukar oo loo yaqiinay (Abuu Khaalid) iyo Ayuub, halka dhaawacan yihiin Macallin Mursal iyo Faysal.
- “Horjoogeyaasha la dilay waxaa ka mid ahaa Cabdullaahi Maxamuud Abuuukar (Abuu Khaalid), oo ahaa madaxda Maleeshiyada ay ugu yeeraan Xisbiga ee degmada Raaga-Ceelle, iyo Ayuub, oo ahaa madaxda Maleeshiyada Xisbiga ee deegaanka Afarta Tuulo.
- Sida ay sheegtay NISA xubnaha la dilay iyo kuwa la dhaawacay ayaa dhowaan soo dhameysay tababar lix bilood ah oo ay ku qaateen deegaanka Kuunyo Barrow ee gobolka Shabeellaha Hoose, isla markaana ay qorsheynayeen inay fuliyaan tallaabooyin ay ku dhibaateynayaan shacabka Soomaaliyeed, gaar ahaan kuwa ku howlan wax soo saarka beeraha.
- Waxa weli aan caddayn
- Maxay yihiin tallaabooyinka gaarka ah ee ay qorsheynayeen xubnaha la dilay?

Qodobbada warbixinta
Waxa muhiimka ah
- NISA ayaa howlgal qorsheysan ka fuliyeen 26-kii Noofembar, taasoo keentay dhimashada laba horjooge oo ka tirsan Al-Shabaab, Abuu Khaalid iyo Ayuub.
- Howlgalka sidoo kale wuxuu sababay dhaawac laba qof oo kale, Macallin Mursal iyo Faysal.
- NISA ayaa sheegtay in xubnaha la dilay iyo kuwa la dhaawacay ay dhowaan soo dhameysay tababar lix bilood ah.
Warbixin asal ah oo turjumaad kaydsan leh · Soomaali
Soomaali · Mashiin turjumay · Lama diiwaangelin
Qoraalka asalka ah
Muqdisho (Caasimada Onlin) – War-saxaafadeed kasoo baxay Hay’adda Sirdoonka iyo Nabadsugidd Qaranka ayaa lagu faah-faahiyay howlgal culus oo ay ciidamada dowladda iyo saaxibada caalamia 26-kii bishaan ka fuliyeen deegaanka Shaw ee gobolka Hiiraan, kaas oo lagu dilay, laguna dhaawacay horjoogayaal ka tirsanaa kooxda Al-Shabaab.
NISA ayaa shaaca ka qaaday in howlgalkaas oo bartilmaameed ahaa lagu khaarijiyay laba horjooge, laguna dhaawacay laba kale, sida lagu sheegay war-saxaafadeedka.
Magacyada ragga la khaarijiyay ayaa kala ah;- Cabdullaahi Maxamuud Abuukar oo loo yaqiinay (Abuu Khaalid) iyo Ayuub, halka dhaawacan yihiin Macallin Mursal iyo Faysal.
“Horjoogeyaasha la dilay waxaa ka mid ahaa Cabdullaahi Maxamuud Abuuukar (Abuu Khaalid), oo ahaa madaxda Maleeshiyada ay ugu yeeraan Xisbiga ee degmada Raaga-Ceelle, iyo Ayuub, oo ahaa madaxda Maleeshiyada Xisbiga ee deegaanka Afarta Tuulo. Waxaa sidoo kale howlgalka dhaawac culus lagu gaarsiiyay Horjooge Macallin Mursal, oo kooxda u qaabilsanaa beeraha iyo kanaallada gobollada Hiiraan iyo Shabeellaha Dhexe, iyo Horjooge Faysal, oo u qaabilsanaa Maleeshiyada Xisbiga ee degmada Jalalaqsi,” ayaa lagu yiri bayaanka.
Sida ay sheegtay NISA xubnaha la dilay iyo kuwa la dhaawacay ayaa dhowaan soo dhameysay tababar lix bilood ah oo ay ku qaateen deegaanka Kuunyo Barrow ee gobolka Shabeellaha Hoose, isla markaana ay qorsheynayeen inay fuliyaan tallaabooyin ay ku dhibaateynayaan shacabka Soomaaliyeed, gaar ahaan kuwa ku howlan wax soo saarka beeraha.
Ugu dambeyn, Hay’adda Sirdoonka iyo Nabad-sugidda Qaranka (NISA) ayaa ballan-qaadday in ay sii wadi doonto howlgallada qorsheysan ee lagu beegsanayo horjoogayaasha iyo maleeshiyaadka kooxda si loo burburiyo awooddooda, loogana hortago dhagarta ay u maleegayaan shacabka Soomaaliyeed.
“Hay’adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Qaranka (NISA) waxay sii wadi doontaa howlgalada qorsheysan ee ka dhanka ah Horjoogeyaasha iyo maleeshiyaadka Khawaarijta, si looga hortago dhagarta ay u maleegayaan shacabka Soomaaliyeed, loona xoojiyo amniga iyo xasiloonida dalka. Muwaadin, wixii khatar amni ah ama macluumaad la xiriira Khawaarijta Al-Shabaab iyo Daacish la wadaag NISA,” ayaa lagu soo gabagabeeyay warka qoraalka ah.
Si kastaba, Kooxda Al-Shabaab ayaa ku dhowaad labaatan sano dagaal kula jirta dowladda Soomaaliya ee caalamku taageero, iyadoo weerarro joogto ah ku qaadda ciidamada amniga, xarumaha dowladda iyo dadka rayidka ah.
Faahfaahin iyo waxa aan weli caddayn
Akhris kooban
Macnaha qormada
Maxaa dhacay
- NISA ayaa howlgal qorsheysan ka fuliyeen 26-kii Noofembar, taasoo keentay dhimashada laba horjooge oo ka tirsan Al-Shabaab, Abuu Khaalid iyo Ayuub, iyo dhaawac laba qof oo kale.
Qodobada muhiimka ah
- NISA ayaa howlgal qorsheysan ka fuliyeen 26-kii Noofembar, taasoo keentay dhimashada laba horjooge oo ka tirsan Al-Shabaab, Abuu Khaalid iyo Ayuub.
- Howlgalka sidoo kale wuxuu sababay dhaawac laba qof oo kale, Macallin Mursal iyo Faysal.
- NISA ayaa sheegtay in xubnaha la dilay iyo kuwa la dhaawacay ay dhowaan soo dhameysay tababar lix bilood ah.
- NISA ayaa ballan-qaadday in ay sii wadi doontoo howlgallada qorsheysan ee lagu beegsanayo horjoogayaasha iyo maleeshiyaadka kooxda.
Xaddidaadda isha
- Maqaalku wuxuu ku tiirsan yahay bayaanka NISA ee sheegashada.
- Ma jiraan xaqiijin madax-bannaan oo ku saabsan faahfaahinta howlgalka.
- Maqaalku ma bixinayo jawaab celin ka timid Al-Shabaab ama dhinacyo kale.
Gunaanadka akhristaha
Howlgalku wuxuu muujinayaa dadaallada socda ee ka dhanka ah hoggaanka Al-Shabaab ee Soomaaliya.
Waxa weli aan caddayn
- Maxay yihiin tallaabooyinka gaarka ah ee ay qorsheynayeen xubnaha la dilay?
- Maxay noqon doonaan tallaabooyinka xiga ee NISA ka dib howlgalkaan?
- Sidee ayuu howlgalkaan u saameyn doonaa dagaalka socda ee Al-Shabaab?
Sababta ay muhiim u tahay
Maqaalku ma bixinayo faahfaahin madax-bannaan oo ku filan si loo qiimeeyo muhiimadda gaarka ah ee dhacdadan, marka laga reebo waxa uu weriyay.
Warka Warkasta kala soco WhatsApp
Raac kanaalkayaga si aad ula socoto wararka cusub.
Raac kanaalka →Sababta sheekadan loo muujiyey
Tani waa warbixin hal il ka timid oo ku jirta shabakadda Warka la socdo. Xiriirka isha asalka ah wuu muuqdaa si aad u akhrido macnaha buuxa ee daabacaha.
- Tirada ilaha
- 1
- Ilaha la adeegsaday
- Caasimada Online
- Isku dhafka luqadaha
- Soomaali
- Xaaladda turjumaadda
- Waxaa lagu muujiyey luqaddii asalka ahayd
- Soo koobid AI
- AI looma isticmaalin qaybta kalsoonida ee sheekadan
Calaamadaha la adeegsaday: somalia · security · security · nisa · howlgal