Topic
Warkasta is tracking nisa across 8 reports from 6 sources. Recent coverage touches security, laga, and shabaab, each linked to its original source with side-by-side comparison where outlets differ.

Somalia’s National Intelligence and Security Agency (NISA) said Sunday that its forces, working with international partners, killed two senior Al-Shabaab propaganda officials and 14 other militants in coordinated raids across Hirshabelle State, dealing a fresh blow to the group’s media and combat operations. The operations, carried out in the Miirtaqwo area of Middle Shabelle and [R

Iyadoo la fulinayo amarka Taliyaha Hay’adda Sirdoonka iyo Nabad Sugidda Qaranka (NISA), Mudane Mahad Maxamed Salaad, laguna dhaqmayo go’aannadii ka soo baxay gogoshii nabadeed ee ka dhacday degmada Balanballe, ayaa maanta magaalada Muqdisho laga soo dejiyey laba eedeysane oo kala ah Cabdi Maxamed Axmed iyo Daahir Tahliil Cigaal, kuwaas oo laga soo qabtay deegaannada Kaxandhaale […]

Taliyaha Hay’adda Sirdoonka iyo Nabad Sugidda Qaranka ee NISA, Mudane Mahad Maxamed Salaad, ayaa magaalada Balanballe ee gobolka Galgaduud ka dhagax dhigay xero ciidan oo ay leeyihiin Ciidamada NISA. Xerada ciidan ee laga dhisayo Balanbal waxaa ku shaqeyn doona Ciidanka Hay’adda ee loogu talagalay inay ka shaqeeyaan amniga guud ee degmadaas iyo deegaannada hoos taga. […]

Mogadishu (WDN) – An emotional encounter between National Intelligence and Security Agency (NISA) Director Mahad Mohamed Salad and a young boy has captured public attention, with those present describing the moment as a powerful display of compassion and humanity. According to accounts shared by witnesses, the child approached Mahad Salad and told him that his... The post A Child’s Pain, A L

DHUUSAMAREEB – Taliyaha Hey’adda Nabadsugida iyo Sirdoonka Qaranka ee NISA Mahad Maxamed Salaad iyo Wafdi uu hogaaminayo ayaa hada gaaray Degmadda Dhuusamareeb ee Caasimadda Galmudug, halkaas oo dhawaan lagu wado in ay ka bilowdaan Doorashooyinka qof iyo codka ah ee Dowladda Federaalku wado. Ilo xog-ogaal ah ayaa Shabelle u sheegay in Safarka Taliye Mahad Salaad […]

Jun 12 (Jowhar)-Wararka ka imanaya gobolka Shabelaha Hoose ayaa sheegaya in ciidanka Hay’adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Qaranka (NISA) ay qabteen walxo kiimiko ah oo dagaalamayaasha Alshabaab ay doonayeen inay ka sameeyaan waxyaalaha qarxa. Agabkan ay heleen hay’adda NISA ayaa la sheegay inay ku jiren jiirigaano gaaraya boqol kuwaasoo lagu qareiyay meel ku dhow xeebta deegaanka […]

SHABEELLAHA HOOSE – Ciidanka Hay’adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Qaranka (NISA), oo kaashanaya ciidamada deegaanka, ayaa howlgal qorsheysan ku qabtay walxo kiimiko ah oo loo adeegsado samaynta qaraxyada, kuwaas oo la sheegay in loo waday kooxda Al-Shabaab. War-saxaafadeed ay soo saartay NISA ayaa lagu sheegay in howlgalkaasi uu yimid kadib markii ciidamada ammaanka ay muddo […]

MOGADISHU, SOMALIA (SONNA) — Hay'adda Sirdoonka iyo Amniga Qaranka (NISA) ayaa fulisay hawlgal aad u waxtar leh oo ku saleysan sirdoon, taasoo keentay in la qabto kayd weyn oo kiimikooyin qaraxyo ah oo loogu talagalay shabakadda argagixisada Khawaarij. Kadib muddo dheer oo la socod iyo dabagal ah, ciidamada amniga ayaa qabtay silsiladda loojistikada sharci darrada ah, iyagoo baabi'iyay khatar weyn.