Puntland: El Nino oo saameysay Gaalkacyo
Waxa dhacay
60 ilbiriqsiPuntland ayaa sheegtay in roobabka El Nino ay daadad ku soo rogeen magaalada Gaalkacyo, islamarkaana ay xiran yihiin goobaha muhiimka ah.
Qodobo kale oo warbixintu sheegtay
- Wasiirka Gargaarka iyo Maareynta Masiibooyinka Puntland Cabdinaasir Xaaji Yuusuf ayaa sheegay in roobab muhiiigaan ah oo da’ay ay sababeen in ay xirmaan oo biyo farabadan fariistaan xarumaha caafimaadka, suuqyada, goobaha waxbarashada iyo waddooyinka magaalada Gaalkacyo.
- Sidoo kale wuxuu xusay in ay daadadka Gaalkacyo ay keeneen in ay isku furmaan musqulaha, baraagaha xaafadaha iyo biyaha fadhiya magaalada, taas oo sababi karta xaalado caafimaad.
- Wasiirka ayaa sheegay in magaalada Gaalkacyo ay tahay degmada saameynta ugu badan ay ku yeesheen roobabka ka da’ay Soomaaliya, islamarkaana ay ka dhalan karto xaalad aan wanaagsanayn.
- Wasiirku wuxuu ugu baaqay hay’aydaha ka howlgala Puntland iyo guud ahaan Soomaaliya in ay si degdeg ah gargaar u gaarsiiyaan Gaalkacyo, iyada oo xoogga la saarayo sidii biyaha fadhiya looga saari lahaa magaalada.
Sida ay sheegtay Puntland Post
- Sababta ay muhiim u tahay
- Daadadka ka dhacay Gaalkacyo waxay sababi karaan khataro caafimaad oo weyn iyo carqaladeyn adeegyada, taasoo u baahan jawaab degdeg ah oo bini'aadantinimo.
- Waxa weli aan caddayn
- Maxay yihiin caawimaad gaar ah oo la codsanayo Gaalkacyo?

Qodobbada warbixinta
Waxa muhiimka ah
- Puntland ayaa sheegtay in roobabka El Nino ay daadad ku soo rogeen magaalada Gaalkacyo.
- Wasiirka Gargaarka iyo Maareynta Masiibooyinka Puntland Cabdinaasir Xaaji Yuusuf ayaa sheegay in roobab muhiiigaan ah oo da’ay ay sababeen in ay xirmaan oo biyo farabadan fariistaan xarumaha caafimaadka, suuqyada, goobaha waxbarashada iyo w
- Wasiirku wuxuu xusay in ay daadadka Gaalkacyo ay keeneen in ay isku furmaan musqulaha, baraagaha xaafadaha iyo biyaha fadhiya magaalada, taas oo sababi karta xaalado caafimaad.
Warbixin asal ah oo turjumaad kaydsan leh · Soomaali
Soomaali · Mashiin turjumay · Lama diiwaangelin
Qoraalka asalka ah
Puntland ayaa sheegtay in roobabka El Nino ay daadad ku soo rogeen magaalada Gaalkacyo, islamarkaana ay xiran yihiin goobaha muhiimka ah ee dadweynaha.
Wasiirka Gargaarka iyo Maareynta Masiibooyinka Puntland Cabdinaasir Xaaji Yuusuf ayaa sheegay in roobab muhiiigaan ah oo da’ay ay sababeen in ay xirmaan oo biyo farabadan fariistaan xarumaha caafimaadka, suuqyada, goobaha waxbarashada iyo waddooyinka magaalada Gaalkacyo.
Sidoo kale wuxuu xusay in ay daadadka Gaalkacyo ay keeneen in ay isku furmaan musqulaha, baraagaha xaafadaha iyo biyaha fadhiya magaalada, taas oo sababi karta xaalado caafimaad.
Wasiirka ayaa sheegay in magaalada Gaalkacyo ay tahay degmada saameynta ugu badan ay ku yeesheen roobabka ka da’ay Soomaaliya, islamarkaana ay ka dhalan karto xaalad aan wanaagsanayn.
Wasiirku wuxuu ugu baaqay hay’aydaha ka howlgala Puntland iyo guud ahaan Soomaaliya in ay si degdeg ah gargaar u gaarsiiyaan Gaalkacyo, iyada oo xoogga la saarayo sidii biyaha fadhiya looga saari lahaa magaalada.
Faahfaahin iyo waxa aan weli caddayn
Akhris kooban
Macnaha qormada
Maxaa dhacay
- Puntland ayaa sheegtay in roobabka El Nino ay daadad ku soo rogeen magaalada Gaalkacyo, islamarkaana ay xiran yihiin goobaha muhiimka ah.
Qodobada muhiimka ah
- Puntland ayaa sheegtay in roobabka El Nino ay daadad ku soo rogeen magaalada Gaalkacyo.
- Wasiirka Gargaarka iyo Maareynta Masiibooyinka Puntland Cabdinaasir Xaaji Yuusuf ayaa sheegay in roobab muhiiigaan ah oo da’ay ay sababeen in ay xirmaan oo biyo farabadan fariistaan xarumaha caafimaadka, suuqyada, goobaha waxbarashada iyo w
- Wasiirku wuxuu xusay in ay daadadka Gaalkacyo ay keeneen in ay isku furmaan musqulaha, baraagaha xaafadaha iyo biyaha fadhiya magaalada, taas oo sababi karta xaalado caafimaad.
- Wasiirku wuxuu ugu baaqay hay’aydaha ka howlgala Puntland iyo guud ahaan Soomaaliya in ay si degdeg ah gargaar u gaarsiiyaan Gaalkacyo.
Xaddidaadda isha
- Maqaalku wuxuu ku tiirsan yahay hadalada Wasiirka Gargaarka iyo Maareynta Masiibooyinka.
- Ma jiraan xaqiijin madax-bannaan oo ku saabsan baaxadda ama saameynta daadadka.
- Maqaalku ma bixinayo jawaabaha dhinacyada kale ama dadka ay saameeyeen.
Gunaanadka akhristaha
Xaaladda Gaalkacyo waxay u baahan tahay fiiro gaar ah iyo caawimaad degdeg ah sababtoo ah saameynta daadadka.
Waxa weli aan caddayn
- Maxay yihiin caawimaad gaar ah oo la codsanayo Gaalkacyo?
- Immisa qof ayaa saameyn ku yeelatay daadadka?
- Maxay yihiin tallaabooyinka la qaadayo si loo xalliyo khataraha caafimaad?
Sababta ay muhiim u tahay
Daadadka ka dhacay Gaalkacyo waxay sababi karaan khataro caafimaad oo weyn iyo carqaladeyn adeegyada, taasoo u baahan jawaab degdeg ah oo bini'aadantinimo.
Warka Warkasta kala soco WhatsApp
Raac kanaalkayaga si aad ula socoto wararka cusub.
Raac kanaalka →Sababta sheekadan loo muujiyey
Tani waa warbixin hal il ka timid oo ku jirta shabakadda Warka la socdo. Xiriirka isha asalka ah wuu muuqdaa si aad u akhrido macnaha buuxa ee daabacaha.
- Tirada ilaha
- 1
- Ilaha la adeegsaday
- Puntland Post
- Isku dhafka luqadaha
- Soomaali
- Xaaladda turjumaadda
- Waxaa lagu muujiyey luqaddii asalka ahayd
- Soo koobid AI
- AI looma isticmaalin qaybta kalsoonida ee sheekadan
Calaamadaha la adeegsaday: somalia · general · puntland · nino · gaalkacyo