Puntland oo dishay xubno ka tirsan Al-shabaab
Waxa dhacay
50 ilbiriqsiPuntland ayaa sheegtay in ay dishay labo xubnood oo ka tirsan Al-shabaab, kuwaas oo miinooyin ku aasayay agagaarka Galgala.
Qodobo kale oo warbixintu sheegtay
- Hadal qoraal ah oo ka soo baxay Puntland ayaa laguyiri “ciidanka difaaca dowladda Puntland ayaa howlgal guuleystay ka fuliyay agagaarka deegaanka Galgala ee ku yaalla buuraleyda Calmadow, halkaas oo ay ku dileen labo xubnood oo ka tirsanaa kooxda argagixisada ah ee Al-shabaab”.
- “Raggan la dilay ayaa ku guda jiray in ay miinooyin ku aasaan waddooyinka iyo deegaannada ku xeeran Galgala, iyaga oo khatar ku ahaa nabadgelyada shacabka iyo dhaqdhaqaaqa ciidanka” ayaa la raaciyay.
- Howlgalka wuxuu yimid, xilli ay shalay agagaarka Galgala miino kula kacday gaari ay wateen ciidan ka tirsan Puntland, taas oo sababtay dhimashada hal qof iyo labo kale.
- Puntland ayaa sheegtay in ay isku diyaarinayso howlgal Onkod ee lagula dagaalamayo ururka Al-shabaab ee ku dhuumaalaysta buuraha Calmadow.
Sida ay sheegtay Puntland Post
- Waxa weli aan caddayn
- Maxay Puntland ka qaban doontaa howlgalka Onkod ee soo socda?

Qodobbada warbixinta
Waxa muhiimka ah
- Puntland ayaa sheegtay in ay dishay labo xubnood oo ka tirsan Al-shabaab, kuwaas oo miinooyin ku aasayay agagaarka deegaanka Galgala.
- Howlgalka wuxuu yimid, xilli ay shalay agagaarka Galgala miino kula kacday gaari ay wateen ciidan ka tirsan Puntland, taas oo sababtay dhimashada hal qof iyo labo kale.
- Raggan la dilay ayaa ku guda jiray in ay miinooyin ku aasaan waddooyinka iyo deegaannada ku xeeran Galgala, iyaga oo khatar ku ahaa nabadgelyada shacabka iyo dhaqdhaqaaqa ciidanka.
Warbixin asal ah oo turjumaad kaydsan leh · Soomaali
Soomaali · Mashiin turjumay · Lama diiwaangelin
Qoraalka asalka ah
Puntland ayaa sheegtay in ay dishay labo xubnood oo ka tirsan Al-shabaab, kuwaas oo miinooyin ku aasayay agagaarka deegaanka Galgala ee buuraleyda Calmadow ee gobolka Bari.
Hadal qoraal ah oo ka soo baxay Puntland ayaa laguyiri “ciidanka difaaca dowladda Puntland ayaa howlgal guuleystay ka fuliyay agagaarka deegaanka Galgala ee ku yaalla buuraleyda Calmadow, halkaas oo ay ku dileen labo xubnood oo ka tirsanaa kooxda argagixisada ah ee Al-shabaab”.
“Raggan la dilay ayaa ku guda jiray in ay miinooyin ku aasaan waddooyinka iyo deegaannada ku xeeran Galgala, iyaga oo khatar ku ahaa nabadgelyada shacabka iyo dhaqdhaqaaqa ciidanka” ayaa la raaciyay.
Howlgalka wuxuu yimid, xilli ay shalay agagaarka Galgala miino kula kacday gaari ay wateen ciidan ka tirsan Puntland, taas oo sababtay dhimashada hal qof iyo labo kale.
Puntland ayaa sheegtay in ay isku diyaarinayso howlgal Onkod ee lagula dagaalamayo ururka Al-shabaab ee ku dhuumaalaysta buuraha Calmadow.
Faahfaahin iyo waxa aan weli caddayn
Akhris kooban
Macnaha qormada
Maxaa dhacay
- Puntland ayaa sheegtay in ay dishay labo xubnood oo ka tirsan Al-shabaab, kuwaas oo miinooyin ku aasayay agagaarka Galgala. Howlgalkaani wuxuu ka dambeeyay dhacdo hore oo miino ku qaraxday, taasoo keentay dhimashada hal qof iyo dhaawaca labo kale.
Qodobada muhiimka ah
- Puntland ayaa sheegtay in ay dishay labo xubnood oo ka tirsan Al-shabaab, kuwaas oo miinooyin ku aasayay agagaarka deegaanka Galgala.
- Howlgalka wuxuu yimid, xilli ay shalay agagaarka Galgala miino kula kacday gaari ay wateen ciidan ka tirsan Puntland, taas oo sababtay dhimashada hal qof iyo labo kale.
- Raggan la dilay ayaa ku guda jiray in ay miinooyin ku aasaan waddooyinka iyo deegaannada ku xeeran Galgala, iyaga oo khatar ku ahaa nabadgelyada shacabka iyo dhaqdhaqaaqa ciidanka.
- Puntland ayaa sheegtay in ay isku diyaarinayso howlgal Onkod ee lagula dagaalamayo ururka Al-shabaab ee ku dhuumaalaysta buuraha Calmadow.
Xaddidaadda isha
- Maqaalku ma bixinayo xaqiijin madax-bannaan oo ku saabsan eedeymaha ay Puntland soo bandhigtay.
- Lama hayo jawaab ka timid Al-shabaab ama dhinacyada kale.
- Faahfaahinta ku saabsan khasaare ka dhashay qaraxa miinada ayaa la soo sheegay laakiin aan la xaqiijin.
Gunaanadka akhristaha
Puntland ayaa fulisay howlgal ka dhan ah Al-shabaab, iyada oo sheegtay in ay dishay labo xubnood oo ku lug lahaa aasida miinooyin.
Waxa weli aan caddayn
- Maxay Puntland ka qaban doontaa howlgalka Onkod ee soo socda?
- Sidee Puntland uga hortagi doontaa khatarta miinada ee gobolka mustaqbalka?
- Waa maxay macnaha guud ee hawlaha Al-shabaab ee buuraha Calmadow?
Sababta ay muhiim u tahay
Maqaalku ma bixinayo faahfaahin madax-bannaan oo ku filan si loo qiimeeyo muhiimadda gaarka ah ee dhacdadan, marka laga reebo waxa uu weriyay.
Warka Warkasta kala soco WhatsApp
Raac kanaalkayaga si aad ula socoto wararka cusub.
Raac kanaalka →Sababta sheekadan loo muujiyey
Tani waa warbixin hal il ka timid oo ku jirta shabakadda Warka la socdo. Xiriirka isha asalka ah wuu muuqdaa si aad u akhrido macnaha buuxa ee daabacaha.
- Tirada ilaha
- 1
- Ilaha la adeegsaday
- Puntland Post
- Isku dhafka luqadaha
- Soomaali
- Xaaladda turjumaadda
- Waxaa lagu muujiyey luqaddii asalka ahayd
- Soo koobid AI
- AI looma isticmaalin qaybta kalsoonida ee sheekadan
Calaamadaha la adeegsaday: somalia · security · security · dishay · shabaab
Sii akhri
- Dowladda Federaalka oo Laftagareen iyo ciidamadiisa ku eedeysay xiriir ay la leeyihiin Al-Shabaab
Shabelle Media
- DF oo shaacisay magaca horjooge sare oo ay sheegtay inuu qabsaday Buurhakaba
Caasimada Online
- Booliska Soomaaliya oo beeniyay eedeymo ku saabsan baaritaan ka socda xarunta Hormuud
Hiiraan Online