Puntland oo faahfaahin ka bixisay howlgalka lagu dilay burcad-badeed laguna soo furtay markab
Waxa dhacay
50 ilbiriqsiPuntland ayaa warbixin ka bixisay howlgal lagu dilay burcad-badeed iyo soo celinta markabka shidaalka MT Sibu 1 oo la afduubtay.
Qodobo kale oo warbixintu sheegtay
- Maamul-goboleedka Puntland ayaa sheegay in ciidamadiisa ilaalada xeebaha ay dib ula wareegeen markabka shidaalka qaada ee MT Sibu 1, oo burcad-badeed Soomaali ahi afduubteen bishii Agoosto, iyadoo sheegtay in mid ka mid ah burcad-badeedda la dilay, afar kalena dhaawac tahay, halka 42 kalena la qabtay.
- Wasiir ku xigeenka warfaafinta Puntland Bile Maxamuud Qabowsade oo BBC la hadlay ayaa sheegay in shaqaalaha saarnaa markabka oo gaaraya 20 ay bed-qabaan oo aysan waxba kasoo gaarin howlgalka.
- "Ma xaqiijin karno dalalka ay u kala dhasheen," ayuu yiri wasiirka.
- Wuxuu sheegay in sababta ay muddo dheer u qaadatay fulinta howlgalkan ay tahay in dabelyaha xagaaga ay dhacayeen.
Sida ay sheegtay BBC Somali
- Waxa weli aan caddayn
- Maxay yihiin tallaabooyinka gaarka ah ee la qaadi doono ka dib qabashada burcad-badeedda?

Qodobbada warbixinta
Waxa muhiimka ah
- Ciidamada Puntland ayaa dib ula wareegay markabka shidaalka qaada ee MT Sibu 1, oo burcad-badeed Soomaali ahi afduubteen bishii Agoosto.
- Hal burcad-badeed ayaa la dilay, afar kalena dhaawac tahay, halka 42 kalena la qabtay.
- Howlgal qorsheysan oo socday muddo ku dhow 40 saacadood.
Warbixin asal ah oo turjumaad kaydsan leh · Soomaali
Soomaali · Mashiin turjumay · Lama diiwaangelin
Qoraalka asalka ah
Puntland oo faahfaahin ka bixisay howlgalka lagu dilay burcad-badeed laguna soo furtay markab
Maamul-goboleedka Puntland ayaa sheegay in ciidamadiisa ilaalada xeebaha ay dib ula wareegeen markabka shidaalka qaada ee MT Sibu 1, oo burcad-badeed Soomaali ahi afduubteen bishii Agoosto, iyadoo sheegtay in mid ka mid ah burcad-badeedda la dilay, afar kalena dhaawac tahay, halka 42 kalena la qabtay.
Wasiir ku xigeenka warfaafinta Puntland Bile Maxamuud Qabowsade oo BBC la hadlay ayaa sheegay in shaqaalaha saarnaa markabka oo gaaraya 20 ay bed-qabaan oo aysan waxba kasoo gaarin howlgalka.
"Ma xaqiijin karno dalalka ay u kala dhasheen," ayuu yiri wasiirka. Markabka ayaa haatan loo soo wadaa dekadaha Puntland.
Wuxuu sheegay in sababta ay muddo dheer u qaadatay fulinta howlgalkan ay tahay in dabelyaha xagaaga ay dhacayeen.
"Burcad-badeedda sharciga ayaa la horkeenayaa," ayuu yiri.
"Hal markab oo la heysto caawa biyaha Puntland kuma hoyanayo." Ayuu intaa raaciyay.
Dhanka kale, Saciid Muumin Axmed, oo ka tirsan hoggaanka warfaafinta ciidanka badda Puntland ee PMPF, ayaa BBC-da u sheegay in howlgal qorsheysan oo socday muddo ku dhow 40 saacadood lagu soo afjaray gacan-ku-hayntii burcad-badeedda ee markabka, xilli uu ku sugnaa meel u dhow xeebaha gobolka Mudug.
Wuxuu intaas ku daray in aysan wax khasaare ah soo gaarin ciidamada Puntland iyo 20-ka shaqaale ee markabka.
MT Sibu 1 waa markab qaada wax soo saarka shidaalka oo ku goosha calanka Eritrea.
Hay'adda UK Maritime Trade Operations, UKMTO, ayaa sheegtay in markabka la afduubtay 20-kii Agoosto 2026, isagoo marayay meel qiyaastii 136 mayl-badeed dhanka bari ka xigta magaalada Al Mukalla ee Yemen.
Markabka ayaa marka hore sheegay inay kusoo dhowaaneyso doon uusan aqoonsan, ka hor inta aysan lix nin oo hubeysan fuulin oo la wareegin maamulka markabka.
Faahfaahin iyo waxa aan weli caddayn
Akhris kooban
Macnaha qormada
Maxaa dhacay
- Puntland ayaa warbixin ka bixisay howlgal lagu dilay burcad-badeed iyo soo celinta markabka shidaalka MT Sibu 1 oo la afduubtay.
Qodobada muhiimka ah
- Ciidamada Puntland ayaa dib ula wareegay markabka shidaalka qaada ee MT Sibu 1, oo burcad-badeed Soomaali ahi afduubteen bishii Agoosto.
- Hal burcad-badeed ayaa la dilay, afar kalena dhaawac tahay, halka 42 kalena la qabtay.
- Howlgal qorsheysan oo socday muddo ku dhow 40 saacadood.
- Hay'adda UK Maritime Trade Operations, UKMTO, ayaa sheegtay in markabka la afduubtay 20-kii Agoosto 2026.
Xaddidaadda isha
- Maqaalku wuxuu ku tiirsan yahay bayaanada mas'uuliyiinta Puntland iyo Hay'adda UK Maritime Trade Operations.
- Ma jiraan xaqiijin madax-bannaan oo ku saabsan tirada khasaare ama faahfaahinta howlgalka.
- Maqaalku ma bixinayo jawaabaha burcad-badeedda ama dhinacyada kale ee ku lugta leh.
Gunaanadka akhristaha
Puntland waxay si guul leh u fulisay howlgal lagu soo celiyay markab shidaal oo la afduubtay, iyadoo burcad-badeedda ka dhimatay.
Waxa weli aan caddayn
- Maxay yihiin tallaabooyinka gaarka ah ee la qaadi doono ka dib qabashada burcad-badeedda?
- Maxay noqon doontaa saameynta howlgalkaani ku yeelan doonto burcad-badeedda mustaqbalka?
- Ma jiraan khataro socda oo ku saabsan amniga badda ee Puntland?
Sababta ay muhiim u tahay
Maqaalku ma bixinayo faahfaahin madax-bannaan oo ku filan si loo qiimeeyo muhiimadda gaarka ah ee dhacdadan, marka laga reebo waxa uu weriyay.
Sababta sheekadan loo muujiyey
Tani waa warbixin hal il ka timid oo ku jirta shabakadda Warka la socdo. Xiriirka isha asalka ah wuu muuqdaa si aad u akhrido macnaha buuxa ee daabacaha.
- Tirada ilaha
- 1
- Ilaha la adeegsaday
- BBC Somali
- Isku dhafka luqadaha
- Soomaali
- Xaaladda turjumaadda
- Waxaa lagu muujiyey luqaddii asalka ahayd
- Soo koobid AI
- AI looma isticmaalin qaybta kalsoonida ee sheekadan
Calaamadaha la adeegsaday: somalia · economy · economy · badeed · bixisay
Sii akhri
Sheeko si toos ah loo dabagalayo
Fur sheekada