Topic
Warkasta is tracking badeed across 7 reports from 6 sources. Recent coverage touches burcad, puntland, and economy, each linked to its original source with side-by-side comparison where outlets differ.

Macluumaadyo Xasaasiya oo aan ka helnay ilo wargal ah ayaan ku ogaanay la dhacay lacag dhan 4-Milyan oo dollar taasoo loo waday Burcad badeed markab shidaal sida ku afduubatay Xeebaha gobolka Mudug hadana ku haya duleydka degmada Hobyo. Sida aan ogaanay maalinimadii Axada 11-kii Bishan ayaa Muqdisho lacagtan oo kaash…
GAROOWE (Goobjoog News) — Burcad-badeed Soomaali ah ayaa dishay shan shaqaale oo saarnaa markabka shidaalka qaada ee MT Honour 25, ka hor inta aysan ciidamada Puntland soo furin markabka, sida…

Howlgalkii ay Puntland ku qaaday markabka Honour 25 oo ay haysatay koox Burcad-badeed ah ayaa sababay dhimashada qaar ka mid… Sii akhri

Boosaaso ( Raxanreeb Online) Puntland ayaa sheegtay in ay weerartay markabka Honour 25 oo koox Burcad-badeed ah tan bishii Abriil ee sanadkan ku haysteen xeebaha degmada Banderbayla ee gobolka Karkaar. “ciidamada badda Puntland ee PMPF ayaa goordhow weerar ku qaaday marakabkii labaad oo koox Burcad-badeed ah ku haysatay deegaanka Dharinbaar oo ka tirsan degmada Banderbayla...

BOOSAASO – Ciidamada Badda iyo Beriga Puntland ee PMPF ayaa howlgal qorsheysan ka fuliyay xeebaha deegaanka Dharin-baar ee degmada Bandar-beyla, halkaas oo ay ku soo badbaadiyeen markabka MT HONOUR 25, oo ay kooxo burcad-badeed ahi afduub u haysteen. Ciidamada PMPF ayaa howlgalka ku guuleystay inay gacanta ku dhigaan markabka oo ku safrayay calanka dalka…

Puntland ayaa sheegtay in ay weeraray markabka Honour 25 oo koox Burcad-badeed ah tan bishii Abriil ee sanadkan ku haysteen… Sii akhri

Hay'adda UK Maritime Trade Operations, UKMTO, ayaa sheegtay in markabka la afduubtay 20-kii Agoosto 2026, isagoo marayay meel qiyaastii 136 mayl-badeed dhanka bari ka xigta magaalada Al Mukalla ee Yemen.