Warbixin Soomaali iyo caalami ah
Horseed Mediageneral

Puntland oo maxkamad keentay sarkaal laaluush qaatay & askari ka diidey.

Maxkamadda Darajada 1-aad ee Ciidamada Qalabka Sida iyo Danbiyada Culus ee Dowladda Puntland ayaa xukun dil…

SO
Puntland oo maxkamad keentay sarkaal laaluush qaatay & askari ka diidey.
Sawir / xog muuqaal ah · Horseed Media

Maxkamadda Darajada 1-aad ee Ciidamada Qalabka Sida iyo Danbiyada Culus ee Dowladda Puntland ayaa xukun dil toogasho ah ku ridday Cabdullaahi Maxamuud Shire kadib markii lagu helay inuu si ula kac ah u dilay walaalkiis Cabdirashiid Maxamuud Shire.

Maxaa la shaaciyey

  1. Maxkamadda ayaa xukuntay Cabdullaahi Maxamuud Shire oo lagu helay dilka walaalkiis.
  2. Xeer Ilaalinta ayaa dacwad soo oogtay sarkaal lagu eedeeyey inuu qaatay lacag laaluush ah oo dhan 566 Doollar.
  3. Askariga diiday laaluushka ayaa u gudbiyey arrinta hay’adaha ku shaqada leh.

Dhinaca kale, Xeer Ilaalinta Maxkamadda Darajada 1-aad ee Ciidamada Qalabka Sida iyo Danbiyada Culus oo codsatay in dacwad lagu soo oogey sarkaal lagu eedeeyey inuu qaatay lacag laaluush ah.

Puntland
2026-06-11

Sababta ay muhiim u tahay: Arrintani waxay muujinaysaa tallaabooyinka sharciga ah ee Puntland ka qaadeyso musuqmaasuqa iyo laaluushka.

Soo koobiddu miyaa kuu adeegtay?

Warbixin asal ah oo turjumaad kaydsan leh · Soomaali

Soomaali · Mashiin turjumay · Lama diiwaangelin

Isha asalka ah

Asalka

Qoraalka asalka ah

Qoraalka hoose waa qoraalka asalka ah ee isha. Waxaa loo kala jaray tuducyo si akhrisku u fududaado.

Horseed Media

Maxkamadda Darajada 1-aad ee Ciidamada Qalabka Sida iyo Danbiyada Culus ee Dowladda Puntland ayaa xukun dil…

Maxkamadda Darajada 1-aad ee Ciidamada Qalabka Sida iyo Danbiyada Culus ee Dowladda Puntland ayaa xukun dil toogasho ah ku ridday Cabdullaahi Maxamuud Shire, kadib markii lagu helay inuu si ula kac ah u dilay walaalkiis Cabdirashiid Maxamuud Shire.

Guddoonka iyo garsoorayaasha maxkamadda ayaa sheegay in dambiga lagu soo oogay eedeysanaha lagu caddeeyey baaritaanno iyo marqaatiyo la horkeenay maxkamadda, isla markaan lagu helay inuu gacantiisa ku diley marxuumka.

Dhinaca kale, Xeer Ilaalinta Maxkamadda Darajada 1-aad ee Ciidamada Qalabka Sida iyo Danbiyada Culus oo codsatay in dacwad lagu soo oogey sarkaal lagu eedeeyey inuu qaatay lacag laaluush ah oo dhan 566 Doollar, iyadoo goobta lala keenay askarigii uu amarka siin jirey oo ka diidey qaadashada lacagtaasi, si uu u dhawro sharciga iyo dhaartii uu maray.

Isha: Horseed Media. Akhri asalka.
Isha warka

Sababta sheekadan loo muujiyey

Warbixintan waa la muujiyey sababtoo ah waxay ka timid shabakadda ilaha Warka la socdo, waxayna la jaanqaadaysaa qaybta, waqtiga, iyo calaamadaha daboolidda.

Waxa tani ka dhigan tahay
Tani waa warbixin hal il ka timid oo ku jirta shabakadda Warka la socdo. Xiriirka isha asalka ah wuu muuqdaa si aad u akhrido macnaha buuxa ee daabacaha.
Tirada ilaha
1
Ilaha la adeegsaday
Horseed Media
Isku dhafka luqadaha
Soomaali
Xaaladda turjumaadda
Waxaa lagu muujiyey luqaddii asalka ahayd
Soo koobid AI
AI looma isticmaalin qaybta kalsoonida ee sheekadan
Calaamadaha la adeegsaday
somaliageneralpuntlandmaxkamadsarkaal
Qoraal akhriste: Had iyo jeer eeg warbixinnada asalka ah ee la xiriiriyey si aad u hesho macnaha buuxa.

La socodsii

Warka ku hel sanduuqaaga. Macluumaad muhiim ah oo kaliya.