Puntland oo sii daysay ciidamo ka tirsan xoogga dalka oo ay ku qabteen Gaalkacyo
Maamulka Puntland ayaa sii daayay Ciidamo ka tirsan Xoogga Dalka oo ay muddo saacado ah ku hayeen Waqooyiga Gaalkacyo Ciidamadan oo wata laba gaadiid ah ah ayaa la filayaa in ay gaaraan deegaanka Xananbuure ee gobolka Galgaduud.
Luqadda akhriska
Qoraalka asalka ah ayaa muuqda inta turjumaaddu diyaar noqonayso.

Warbixin English asal ah
Isha asalka ahQoraalka asalka ah
isniin 21 Sep 2026 {HMC} Maamulka Puntland ayaa sii daayay Ciidamo ka tirsan Xoogga Dalka oo ay muddo saacado ah ku hayeen Waqooyiga Gaalkacyo
Ciidamadan oo wata laba gaadiid ah ah ayaa la filayaa in ay gaaraan deegaanka Xananbuure ee gobolka Galgaduud.
Saraakiisha Ciidanka Puntland ma sheegin sababta rasmi ah ee ay u qabteen Ciidankaasi.
Mar sii horreysay, Taliyaha qaybta Booliska Waqooyiga Mudug ee Puntland ayaa sheegay in ay baarayaan Askartan
Dowlad goboleedka Puntland ayaa hore u sheegay in Ciidamo ka tirsan Dowladda Federaalka in aan lagu arki karin deegaannada Maamulkaasi
Balse Dowladda Federaalka ayaa ku adkeysaynasa in ay meelkasta oo dalka ah ay tagi karaan Militeriga dalka si ay u sugaan Amniga Xuduudaha.
Save my name, email, and website in this browser for the next time I comment.
Sababta sheekadan loo muujiyey
Tani waa warbixin hal il ka timid oo ku jirta shabakadda Warka la socdo. Xiriirka isha asalka ah wuu muuqdaa si aad u akhrido macnaha buuxa ee daabacaha.
- Tirada ilaha
- 1
- Ilaha la adeegsaday
- Hiiraanweyn
- Isku dhafka luqadaha
- English
- Xaaladda turjumaadda
- Qoraalka asalka ah ayaa muuqda sababtoo ah turjumaad kaydsan weli lama hayo
- Soo koobid AI
- AI looma isticmaalin qaybta kalsoonida ee sheekadan
Calaamadaha la adeegsaday: somalia · general · qabteen · sii · tirsan
Sii akhri
Sheeko si toos ah loo dabagalayo
Fur sheekada- Puntland oo sii daysay ciidamo iyo gaadiid lagu qabtay Gaalkacyo
Raxanreeb Online
- Puntland oo qabatay ciidan ka tirsan Federaalka
Puntland Post
- Puntland oo sii daysay ciidamadii ay ku qabatay Gaalkacyo
Caasimada Online