Qof Mindi ku hubeysan oo 3 ruux ku dhaawacay dalka Switzerland
May 28(Jowhar)-Booliska dalka Switzerland ayaa xirey nin lasheegay inuu ku weeraray mindi saddex ruux oo uu goob tareenada laga raaco oo ku taal Switzerland, sida ay booliisku sheegeen. Saddexda qof ee ku dhaawacantay weerarkan oo u dhashay dalka Swiss ayaa da’adooda lagu kala sheegay 28, 43 iyo 52 jir,waxaana la dhigay cusbitaalka. Weerarkan oo ka […]

Warbixin Soomaali asal ah
Isha asalka ahAsalka
Qoraalka asalka ah
Qoraalka hoose waa qoraalka asalka ah ee isha. Waxaa loo kala jaray tuducyo si akhrisku u fududaado.
May 28(Jowhar)-Booliska dalka Switzerland ayaa xirey nin lasheegay inuu ku weeraray mindi saddex ruux oo uu goob tareenada laga raaco oo ku taal Switzerland, sida ay booliisku sheegeen.
Saddexda qof ee ku dhaawacantay weerarkan oo u dhashay dalka Swiss ayaa da’adooda lagu kala sheegay 28, 43 iyo 52 jir,waxaana la dhigay cusbitaalka.
Weerarkan oo ka dhacay saldhigga tareenka ee Winterthur ayaa qofka ka dambeeyay waxaa la sheegay inuu ahaa 31 sano jir u dhashay isla dalka Switzerland,
Koox caruur iskuul ah ayaa halkaasi marayey xili waxaana la arkayay macalin iskuul oo hortooda taagan si uu u difaaco sida ay sheegtay warbaahinta gudaha.
Isha warkaSababta sheekadan loo muujiyey
Warbixintan waa la muujiyey sababtoo ah waxay ka timid shabakadda ilaha Warka la socdo, waxayna la jaanqaadaysaa qaybta, waqtiga, iyo calaamadaha daboolidda.
Sababta sheekadan loo muujiyey
Warbixintan waa la muujiyey sababtoo ah waxay ka timid shabakadda ilaha Warka la socdo, waxayna la jaanqaadaysaa qaybta, waqtiga, iyo calaamadaha daboolidda.
- Tirada ilaha
- 1
- Ilaha la adeegsaday
- Jowhar
- Isku dhafka luqadaha
- Soomaali
- Xaaladda turjumaadda
- Waxaa lagu muujiyey luqaddii asalka ahayd
- Soo koobid AI
- AI looma isticmaalin qaybta kalsoonida ee sheekadan