Ra’iisul Wasaare Xamsa: Hay’adda Istaatistikada Qaranka waa muraayadda qaranka
Waxa dhacay
Hal il · Shabelle Media
Ra’iisul Wasaare Xamsa ayaa ka qeyb-galay munaasabadda Xuska Maalinta Istaatiistikada Afrika 2026, oo ay soo qabanqaabisay Hay’adda Istaatistikada Qaranka, isagoo muujiyay muhiimadda ay leedahay in si dhab ah loo fahmo xaaladda dalka iyadoo la adeegsanayo istatistikada lagu kalsoonaan karo.
Qodobo kale oo warbixintu sheegtay
- Ra’iisul Wasaare Xamsa Cabdi Barre, ayaa munaasabadda ka sheegay muhiimadda ay leedahay in si dhab ah loo fahmo xaaladda uu dalkeennu ku suganyahay iyo sida wax looga beddeli karo duruufaha kala duwan iyo baahiyaha bulshadeenna, si loo gaaro go’aanno sax ah, loona dajiyo barnaamijyada hor-tebinta leh, iyada oo la hirgalinayo horumar wax-ku-ool ah.
- “Hal-kudhigga sannadkan waxa uu si gaar ah diiradda u saaraya istaatistikada biyaha iyo fayo-dhowrka, biyo-yaraanta, abaaraha soo noqnoqda, fatahaadaha, adeegyada fayo-dhowrka oo aan ku filnayn iyo culaysyada ka dhasha.
- Mudane Xamsa, ayaa tilmaamay in caqabadaha dalkeenna haysta looga gudbi karo marka la helo xog wax-ku ool ah oo sugan, oo muujinaysa tirakoobka saxda ah ee bulshada, adeegyada asaasiga ah ee la heli karo, meelaha ay ka jiraan gaabiisyo adeeg iyo goobaha u baahan in maalgashi lagu sameeyo, si loo hago mudnaanta ummadda, saldhigna ay ugu noqoto maalgashi dadweyne si dadka Soomaaliyeed ay u noqdaan kuwo u adkaysan kara saameynta isbeddelka cimilada.
- Ra’iisul Wasaare Xamsa ayaa sheegay in Hay’adda Istaatistikada Qaranka ay tahay muraayadda qaranka.
- Sababta ay muhiim u tahay
- Maqaalku wuxuu muujinayaa doorka istatistikada ee ka hortagga caqabadaha qaran iyo hagaajinta habka go'aan qaadashada.
- Waxa weli aan caddayn
- Maxay yihiin tallaabooyinka gaarka ah ee la qaadi doono si loo hagaajiyo ururinta xogta?

Qodobbada warbixinta
Waxa muhiimka ah
- Ra’iisul Wasaare Xamsa ayaa sheegay in Hay’adda Istaatistikada Qaranka ay tahay muraayadda qaranka.
- Munaasabadda ayaa lagu xusay Maalinta Istaatiistikada Afrika 2026, oo ay soo qabanqaabisay Hay’adda Istaatistikada Qaranka.
- Hal-ku-dhigga sannadkan waxa uu si gaar ah diiradda u saaraya istaatistikada biyaha iyo fayo-dhowrka.
Warbixin asal ah oo turjumaad kaydsan leh · Soomaali
Soomaali · Mashiin turjumay · Lama diiwaangelin
Qoraalka asalka ah
Muqdisho — Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa maanta ka qeyb-galay munaasabadda Xuska Maalinta Istaatiistikada Afrika 2026 (African Statistics Day), oo oo ay soo qabanqaabisay Hay’adda Istaatistikada Qaranka (SNBS) ee Wasaaradda Qorsheynta, Maalgashiga iyo Horumarinta Dhaqaalaha ee XFS, iyada oo sannadkan hal-ku-dhigeedu yahay Hirgelinta Nidaam joogto ah oo lagu soo saaro Istaatistikada Biyaha iyo Fayo-dhowrka, si loo helo Horumar waara oo adkaysi u leh Isbeddelka Cimilada Afrika.
Ra’iisul Wasaare Xamsa Cabdi Barre, ayaa munaasabadda ka sheegay muhiimadda ay leedahay in si dhab ah loo fahmo xaaladda uu dalkeennu ku suganyahay iyo sida wax looga beddeli karo duruufaha kala duwan iyo baahiyaha bulshadeenna, si loo gaaro go’aanno sax ah, loona dajiyo barnaamijyada hor-tebinta leh, iyada oo la hirgalinayo horumar wax-ku-ool ah.
“Hal-kudhigga sannadkan waxa uu si gaar ah diiradda u saaraya istaatistikada biyaha iyo fayo-dhowrka, biyo-yaraanta, abaaraha soo noqnoqda, fatahaadaha, adeegyada fayo-dhowrka oo aan ku filnayn iyo culaysyada ka dhasha. Isbeddelka Cimiladu waxa uu saamayn ku leeyahay nolosha dadka, caafimaadka bulshada, sugnaanta cuntada iyo fursadaha dhaqaale.” Ayuu yiri Ra’iisul Wasaare Xamsa Cabdi Barre.
Mudane Xamsa, ayaa tilmaamay in caqabadaha dalkeenna haysta looga gudbi karo marka la helo xog wax-ku ool ah oo sugan, oo muujinaysa tirakoobka saxda ah ee bulshada, adeegyada asaasiga ah ee la heli karo, meelaha ay ka jiraan gaabiisyo adeeg iyo goobaha u baahan in maalgashi lagu sameeyo, si loo hago mudnaanta ummadda, saldhigna ay ugu noqoto maalgashi dadweyne si dadka Soomaaliyeed ay u noqdaan kuwo u adkaysan kara saameynta isbeddelka cimilada.
Ra’iisul Wasaaraha, ayaa xusay in sanado dhawr ah aan dalkeenna laga samayn tirakoob dhammaystiran oo dadweynaha iyo guryaha ah, balse hadda loo baahanyahay in loo diyaar-garoobo , lagana shaqeeyo qabashada tirokoobkaas, si sare loogu qaado tayada, dhamaystirnaanta, helitaanka iyo wadaagista xogta maamul ee ay hay’adahha dowladdu soo saaraan.
Faahfaahin iyo waxa aan weli caddayn
Akhris kooban
Macnaha qormada
Maxaa dhacay
- Ra’iisul Wasaare Xamsa ayaa ka qeyb-galay munaasabadda Xuska Maalinta Istaatiistikada Afrika 2026, oo ay soo qabanqaabisay Hay’adda Istaatistikada Qaranka, isagoo muujiyay muhiimadda ay leedahay in si dhab ah loo fahmo xaaladda dalka iyadoo la adeegsanayo istatistikada lagu kalsoonaan karo.
Qodobada muhiimka ah
- Ra’iisul Wasaare Xamsa ayaa sheegay in Hay’adda Istaatistikada Qaranka ay tahay muraayadda qaranka.
- Munaasabadda ayaa lagu xusay Maalinta Istaatiistikada Afrika 2026, oo ay soo qabanqaabisay Hay’adda Istaatistikada Qaranka.
- Hal-ku-dhigga sannadkan waxa uu si gaar ah diiradda u saaraya istaatistikada biyaha iyo fayo-dhowrka.
- Ra’iisul Wasaare Xamsa ayaa xusay in caqabadaha dalkeenna haysta looga gudbi karo marka la helo xog wax-ku ool ah oo sugan.
Xaddidaadda isha
- Maqaalku ma bixinayo jawaabo ka yimid dhinacyo kale ama aragtiyo kale.
- Eedeymaha waxay ku saleysan yihiin hadallada Ra’iisul Wasaare Xamsa iyada oo aan la xaqiijin madax-bannaan.
- Ma jiraan xog ama tirakoobyo gaar ah oo lagu taageerayo eedeymaha.
Gunaanadka akhristaha
Akhristayaasha waa in ay aqoonsadaan muhiimadda istatistikada lagu kalsoonaan karo ee qorsheynta iyo horumarinta qaran.
Waxa weli aan caddayn
- Maxay yihiin tallaabooyinka gaarka ah ee la qaadi doono si loo hagaajiyo ururinta xogta?
- Sidee dowladda uga jawaabi doontaa caqabadaha uu sheegay Ra’iisul Wasaare Xamsa?
- Maxay yihiin natiijooyinka la filayo ee ka dhasha hindisyada la falanqeeyay?
Sababta ay muhiim u tahay
Maqaalku wuxuu muujinayaa doorka istatistikada ee ka hortagga caqabadaha qaran iyo hagaajinta habka go'aan qaadashada.
Warka Warkasta kala soco WhatsApp
Raac kanaalkayaga si aad ula socoto wararka cusub.
Raac kanaalka →Sababta sheekadan loo muujiyey
Tani waa warbixin hal il ka timid oo ku jirta shabakadda Warka la socdo. Xiriirka isha asalka ah wuu muuqdaa si aad u akhrido macnaha buuxa ee daabacaha.
- Tirada ilaha
- 1
- Ilaha la adeegsaday
- Shabelle Media
- Isku dhafka luqadaha
- Soomaali
- Xaaladda turjumaadda
- Waxaa lagu muujiyey luqaddii asalka ahayd
- Soo koobid AI
- AI looma isticmaalin qaybta kalsoonida ee sheekadan
Calaamadaha la adeegsaday: somalia · general · iisul · qaranka · adda
Sii akhri
Sheeko si toos ah loo dabagalayo
Fur sheekada