Ra’iisul Wasaare Xamsa oo furay Shirweynaha Saddexaad ee Qaranka ee Dabagalka iyo Qiimeynta Soomaaliya
Waxa dhacay
Hal il · Shabelle Media
Ra’iisul Wasaare Xamsa ayaa si rasmi ah u furay Shirweynaha Saddexaad ee Qaranka ee Dabagalka iyo Qiimeynta Soomaaliya (SNMEC 2026) Muqdisho, isagoo diiradda saaraya qiimeynta waxqabadka dowladda iyo qorshayaasha horumarinta.
Qodobo kale oo warbixintu sheegtay
- Cidda ay saamaysayIsaga oo ku booriyay kobaca dhaqaalaha dalka, adeegyada bulshada ee wax laga qabtay, kororka ardayda iyo macallimiinta la shaqaaleysiiyay, ballaarinta xarumaha caafimaadka iyo maalgashiga la hirgaliyay.
- Ra’iisul Wasaaraha ayaa sheegay in qiimeynta qorshayaasha Qaranka ay ku jiraan hirgalinta iyo natiijooyin la taaban karo ee ay u horseedaan bulshada, isaga oo xusay in dowladda looga baahan yahay in ay muujiso waxqabad cad oo lagu xaqiijin karo xog iyo caddeyn.
- “Waxa aan samaynay dariiq cad oo la isku-xisaabiyo oo natiijo lagu soo saaro, kaasi oo Wasaaradaha lagu qiimeeyo, waxaan sii xoojin doonnaa nidaamkaas,Qorshaha Isbeddelka Qaranka, waa in aan xoogga saarno iyo sidii aan u cabiri lahayn qiimaha waxqabadka iyo halbeegga dawladdq”.
- Ra’iisul Wasaare Xamsa Cabdi Barre, ayaa adkeeyay muhiimadda ay leedahay dib-u-habeynta hey’adaha dowladda iyo nidaamka isla-xisaabtanka waxqabadka, wuxuunna tilmaamay in Xukuumaddu hirgalisay nidaamka isla-xisaabtanka iyo qiimeynta oo casri ah kaasi caddeynaya habka dabagalka iyo waajibaadka waxqabadka wasaaradaha iyo hey’adaha dowladdan laguna cabbirayo natiijada iyada oo la adeegsanayo nidaamyada la sameeyay ee lagu qiimaynayo hey’ad walba.
- Waxa weli aan caddayn
- Maxay yihiin natiijooyinka gaarka ah ee laga filayo shirweynaha?

Qodobbada warbixinta
Waxa muhiimka ah
- Ra’iisul Wasaare Xamsa ayaa si rasmi ah u furay Shirweynaha Saddexaad ee Qaranka ee Dabagalka iyo Qiimeynta Soomaaliya (SNMEC 2026).
- Shirweynuhu wuxuu diiradda saaraya qiimeynta xoojinta isla-xisaabtanka cabbiridda waxqabadka dowladda iyo natiijooyinka laga gaaray qorshayaasha horumarinta dalka.
- Ra’iisul Wasaare Xamsa ayaa adkeeyay muhiimadda ay leedahay dib-u-habeynta hey’adaha dowladda iyo nidaamka isla-xisaabtanka waxqabadka.
Warbixin asal ah oo turjumaad kaydsan leh · Soomaali
Soomaali · Mashiin turjumay · Lama diiwaangelin
Qoraalka asalka ah
Muqdisho — Ra’iisul Wasaraada Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa maanta si rasmi ah u furay Shirweynaha Saddexaad ee Qaranka ee Dabagalka iyo Qiimeeynta Soomaaliya (SNMEC 2026), kaasi oo diiradda saaraya qiimeynta xoojinta isla-xisaabtanka cabbiridda waxqabadka dowladda iyo natiijooyinka laga gaaray qorshayaasha horumarinta dalka.
Ra’iisul Wasaaraha ayaa sheegay in qiimeynta qorshayaasha Qaranka ay ku jiraan hirgalinta iyo natiijooyin la taaban karo ee ay u horseedaan bulshada, isaga oo xusay in dowladda looga baahan yahay in ay muujiso waxqabad cad oo lagu xaqiijin karo xog iyo caddeyn. Isaga oo ku booriyay kobaca dhaqaalaha dalka, adeegyada bulshada ee wax laga qabtay, kororka ardayda iyo macallimiinta la shaqaaleysiiyay, ballaarinta xarumaha caafimaadka iyo maalgashiga la hirgaliyay.
“Waxa aan samaynay dariiq cad oo la isku-xisaabiyo oo natiijo lagu soo saaro, kaasi oo Wasaaradaha lagu qiimeeyo, waxaan sii xoojin doonnaa nidaamkaas,Qorshaha Isbeddelka Qaranka, waa in aan xoogga saarno iyo sidii aan u cabiri lahayn qiimaha waxqabadka iyo halbeegga dawladdq”. Ayuu yiri Ra’iisul Wasaare Xamsa Cabdi Barre.
Ra’iisul Wasaare Xamsa Cabdi Barre, ayaa adkeeyay muhiimadda ay leedahay dib-u-habeynta hey’adaha dowladda iyo nidaamka isla-xisaabtanka waxqabadka, wuxuunna tilmaamay in Xukuumaddu hirgalisay nidaamka isla-xisaabtanka iyo qiimeynta oo casri ah kaasi caddeynaya habka dabagalka iyo waajibaadka waxqabadka wasaaradaha iyo hey’adaha dowladdan laguna cabbirayo natiijada iyada oo la adeegsanayo nidaamyada la sameeyay ee lagu qiimaynayo hey’ad walba.
Mudane Xamsa, ayaa bogaadiyay Wasaaradda Qorsheynta Qaranka hirgalinta nidaamka elektaroonigga ah ee e-NIMES, kaasi oo lagu dardargelinayo qiimeynta iyo kormeerka guud ahaan dalka, nidaamkan oo caddeynaya helitaanka xog sax ah oo la- isku halleyn karo, wuxuunna hay’adaha dowladda Federaalka iyo Dowlad-goboleedyada ugu baaqay in ay xogta waxqabadka ku soo gudbiyaan waqtigeeda, halka bahwadaagta horumarinta uu ku boorriyay inay taageeradooda waafajiyaan mudnaanta qaranka iyo nidaamyada dowladda.
Ugu dambayn: Ra’iisul Wasaare Xamsa, waxa uu xusay in cddeynta iyo xogta lagu kalsoonaan karo ay saldhig u yihiin go’aan-qaadashada, qorshaynta miisaaniyadda iyo horumarinta adeegyada bulshada, gaar ahaan kobcinta aqoonta iyo khibradda dadka Soomaaliyeed, ka-qaybgalka jaamacadaha, cilmi-baarayaasha iyo dhallinyarada xirfadlayaasha ah.
Faahfaahin iyo waxa aan weli caddayn
Akhris kooban
Macnaha qormada
Maxaa dhacay
- Ra’iisul Wasaare Xamsa ayaa si rasmi ah u furay Shirweynaha Saddexaad ee Qaranka ee Dabagalka iyo Qiimeynta Soomaaliya (SNMEC 2026) Muqdisho, isagoo diiradda saaraya qiimeynta waxqabadka dowladda iyo qorshayaasha horumarinta.
Qodobada muhiimka ah
- Ra’iisul Wasaare Xamsa ayaa si rasmi ah u furay Shirweynaha Saddexaad ee Qaranka ee Dabagalka iyo Qiimeynta Soomaaliya (SNMEC 2026).
- Shirweynuhu wuxuu diiradda saaraya qiimeynta xoojinta isla-xisaabtanka cabbiridda waxqabadka dowladda iyo natiijooyinka laga gaaray qorshayaasha horumarinta dalka.
- Ra’iisul Wasaare Xamsa ayaa adkeeyay muhiimadda ay leedahay dib-u-habeynta hey’adaha dowladda iyo nidaamka isla-xisaabtanka waxqabadka.
- Mudane Xamsa, ayaa bogaadiyay Wasaaradda Qorsheynta Qaranka hirgalinta nidaamka elektaroonigga ah ee e-NIMES.
Xaddidaadda isha
- Maqaalku ma bixinayo jawaabaha dhinacyada kale ee ku saabsan shirweynaha.
- Ma jiraan xaqiijin madax-bannaan oo ku saabsan eedeymaha uu Ra’iisul Wasaaruhu soo jeediyay.
- Maqaalku ma cayimin ka-qaybgalka ama ka-qaybgalayaasha mas'uuliyiinta kale.
Gunaanadka akhristaha
Furitaanka shirweynaha ee Ra’iisul Wasaare Xamsa wuxuu muujinayaa dadaallada socda ee lagu hagaajinayo isla-xisaabtanka dowladda iyo cabbirka waxqabadka Soomaaliya.
Waxa weli aan caddayn
- Maxay yihiin natiijooyinka gaarka ah ee laga filayo shirweynaha?
- Sidee loo hirgelin doonaa tallaabooyinka isla-xisaabtanka ee dhabta ah?
- Maxay yihiin jawaabaha ama ra'yiga laga helay daneeyayaasha ku saabsan shirweynaha?
Sababta ay muhiim u tahay
Maqaalku ma bixinayo faahfaahin madax-bannaan oo ku filan si loo qiimeeyo muhiimadda gaarka ah ee dhacdadan, marka laga reebo waxa uu weriyay.
Warka Warkasta kala soco WhatsApp
Raac kanaalkayaga si aad ula socoto wararka cusub.
Raac kanaalka →Sababta sheekadan loo muujiyey
Tani waa warbixin hal il ka timid oo ku jirta shabakadda Warka la socdo. Xiriirka isha asalka ah wuu muuqdaa si aad u akhrido macnaha buuxa ee daabacaha.
- Tirada ilaha
- 1
- Ilaha la adeegsaday
- Shabelle Media
- Isku dhafka luqadaha
- Soomaali
- Xaaladda turjumaadda
- Waxaa lagu muujiyey luqaddii asalka ahayd
- Soo koobid AI
- AI looma isticmaalin qaybta kalsoonida ee sheekadan
Calaamadaha la adeegsaday: somalia · general · qiimeynta · iisul · saddexaad
Sii akhri
Sheeko si toos ah loo dabagalayo
Fur sheekada