Sawirro: Muxuu yahay shirka uu maanta Muqdisho ka furay Ra’iisul Wasaare Xamza?
Waxa dhacay
Hal il · Caasimada Online
Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Mudane Xamza Cabdi Barre ayaa si rasmi ah uga furay Shirweynaha Saddexaad ee Qaranka ee Dabagalka iyo Qiimeeynta Soomaaliya (SNMEC 2026) magaalada Muqdisho, kaas oo diiradda saaraya qiimeynta waxqabadka dowladda iyo qorshayaasha horumarinta.
Qodobo kale oo warbixintu sheegtay
- Cidda ay saamaysaySidoo kale wuxuu ku booriyay kobaca dhaqaalaha dalka, adeegyada bulshada ee wax laga qabtay, kororka ardayda iyo macallimiinta la shaqaaleysiiyay, ballaarinta xarumaha caafimaadka iyo maalgashiga la hirgaliyay.
- Xamza oo khudbad ka jeediyay shirka ayaa sheegay in qiimeynta qorshayaasha Qaranka ay ku jiraan hirgalinta iyo natiijooyin la taaban karo ee ay u horseedaan bulshada, isaga oo xusay in dowladda looga baahan yahay in ay muujiso waxqabad cad oo lagu xaqiijin karo xog iyo caddeyn.
- Waxaa kale oo uu adkeeyay muhiimadda ay leedahay dib-u-habeynta hey’adaha dowladda iyo nidaamka isla-xisaabtanka waxqabadka, isaga oo tilmaamay in xukuumaddu hirgalisay nidaamka isla-xisaabtanka iyo qiimeynta oo casri ah kaasi caddeynaya habka dabagalka iyo waajibaadka waxqabadka wasaaradaha iyo hey’adaha dowladdan laguna cabbirayo natiijada iyada oo la adeegsanayo nidaamyada la sameeyay ee lagu qiimaynayo hey’ad walba.
- Ra’iisul wasaaraha ayaa si gaar ah ugu bogaadiyay Wasaaradda Qorsheynta Qaranka hirgalinta nidaamka elektaroonigga ah ee e-NIMES, kaasi oo lagu dardargelinayo qiimeynta iyo kormeerka guud ahaan dalka, nidaamkan oo caddeynaya helitaanka xog sax ah oo la- isku halleyn karo.
- Waxa weli aan caddayn
- Maxay yihiin natiijooyinka gaarka ah ee laga filayo shirka?

Qodobbada warbixinta
Waxa muhiimka ah
- Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Mudane Xamza Cabdi Barre ayaa si rasmi ah uga furay Shirweynaha Saddexaad ee Qaranka ee Dabagalka iyo Qiimeeynta Soomaaliya (SNMEC 2026) magaalada Muqdisho.
- Shirka ayaa diiradda saarayo qiimeynta xoojinta isla-xisaabtanka cabbiridda waxqabadka dowladda iyo natiijooyinka laga gaaray qorshayaasha horumarinta dalka.
- Ra’iisul Wasaaraha Xamza ayaa adkeeyay muhiimadda ay leedahay caddeynta iyo xogta lagu kalsoonaan karo ee go’aan-qaadashada, qorshaynta miisaaniyadda iyo horumarinta adeegyada bulshada.
Warbixin asal ah oo turjumaad kaydsan leh · Soomaali
Soomaali · Mashiin turjumay · Lama diiwaangelin
Qoraalka asalka ah
Muqdisho (Caasimada Online) — Ra’iisul Wasaraaha Soomaaliya Mudane Xamza Cabdi Barre, ayaa maanta magaalada Muqdisho si rasmi ah uga furay Shirweynaha Saddexaad ee Qaranka ee Dabagalka iyo Qiimeeynta Soomaaliya (SNMEC 2026), kaasi oo diiradda saarayo qiimeynta xoojinta isla-xisaabtanka cabbiridda waxqabadka dowladda iyo natiijooyinka laga gaaray qorshayaasha horumarinta dalka.
Xamza oo khudbad ka jeediyay shirka ayaa sheegay in qiimeynta qorshayaasha Qaranka ay ku jiraan hirgalinta iyo natiijooyin la taaban karo ee ay u horseedaan bulshada, isaga oo xusay in dowladda looga baahan yahay in ay muujiso waxqabad cad oo lagu xaqiijin karo xog iyo caddeyn.
Sidoo kale wuxuu ku booriyay kobaca dhaqaalaha dalka, adeegyada bulshada ee wax laga qabtay, kororka ardayda iyo macallimiinta la shaqaaleysiiyay, ballaarinta xarumaha caafimaadka iyo maalgashiga la hirgaliyay.
“Waxa aan samaynay dariiq cad oo la isku-xisaabiyo oo natiijo lagu soo saaro, kaasi oo Wasaaradaha lagu qiimeeyo, waxaan sii xoojin doonnaa nidaamkaas,Qorshaha Isbeddelka Qaranka, waa in aan xoogga saarno iyo sidii aan u cabiri lahayn qiimaha waxqabadka iyo halbeegga dawladda”. ayuu yiri Ra’iisul Wasaaruhu
Waxaa kale oo uu adkeeyay muhiimadda ay leedahay dib-u-habeynta hey’adaha dowladda iyo nidaamka isla-xisaabtanka waxqabadka, isaga oo tilmaamay in xukuumaddu hirgalisay nidaamka isla-xisaabtanka iyo qiimeynta oo casri ah kaasi caddeynaya habka dabagalka iyo waajibaadka waxqabadka wasaaradaha iyo hey’adaha dowladdan laguna cabbirayo natiijada iyada oo la adeegsanayo nidaamyada la sameeyay ee lagu qiimaynayo hey’ad walba.
Ra’iisul wasaaraha ayaa si gaar ah ugu bogaadiyay Wasaaradda Qorsheynta Qaranka hirgalinta nidaamka elektaroonigga ah ee e-NIMES, kaasi oo lagu dardargelinayo qiimeynta iyo kormeerka guud ahaan dalka, nidaamkan oo caddeynaya helitaanka xog sax ah oo la- isku halleyn karo.
Dhanka kale wuxuu hay’adaha dowladda Federaalka iyo Dowlad-goboleedyada ugu baaqay in ay xogta waxqabadka ku soo gudbiyaan waqtigeeda, halka bahwadaagta horumarinta uu ku boorriyay inay taageeradooda waafajiyaan mudnaanta qaranka iyo nidaamyada dowladda.
Ugu dambayn: Ra’iisul Wasaare Xamza Cabdi Barre ayaa xusay in caddeynta iyo xogta lagu kalsoonaan karo ay saldhig u yihiin go’aan-qaadashada, qorshaynta miisaaniyadda iyo horumarinta adeegyada bulshada, gaar ahaan kobcinta aqoonta iyo khibradda dadka Soomaaliyeed, ka-qaybgalka jaamacadaha, cilmi-baarayaasha iyo dhallinyarada xirfadlayaasha ah.
Faahfaahin iyo waxa aan weli caddayn
Akhris kooban
Macnaha qormada
Maxaa dhacay
- Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Mudane Xamza Cabdi Barre ayaa si rasmi ah uga furay Shirweynaha Saddexaad ee Qaranka ee Dabagalka iyo Qiimeeynta Soomaaliya (SNMEC 2026) magaalada Muqdisho, kaas oo diiradda saaraya qiimeynta waxqabadka dowladda iyo qorshayaasha horumarinta.
Qodobada muhiimka ah
- Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Mudane Xamza Cabdi Barre ayaa si rasmi ah uga furay Shirweynaha Saddexaad ee Qaranka ee Dabagalka iyo Qiimeeynta Soomaaliya (SNMEC 2026) magaalada Muqdisho.
- Shirka ayaa diiradda saarayo qiimeynta xoojinta isla-xisaabtanka cabbiridda waxqabadka dowladda iyo natiijooyinka laga gaaray qorshayaasha horumarinta dalka.
- Ra’iisul Wasaaraha Xamza ayaa adkeeyay muhiimadda ay leedahay caddeynta iyo xogta lagu kalsoonaan karo ee go’aan-qaadashada, qorshaynta miisaaniyadda iyo horumarinta adeegyada bulshada.
Xaddidaadda isha
- Maqaalku ma bixinayo jawaabaha dhinacyada kale ee ku saabsan shirka.
- Ma jiraan xaqiijin madax-bannaan oo ku saabsan eedeymaha uu Ra’iisul Wasaaruhu soo jeediyay.
- Maqaalku ma cayimin ka-qaybgalka ama ka qaybgalka daneeyayaasha kale.
Gunaanadka akhristaha
Shirku wuxuu ujeedkiisu yahay in la xoojiyo isla-xisaabtanka iyo in la hagaajiyo waxqabadka dowladda Soomaaliya.
Waxa weli aan caddayn
- Maxay yihiin natiijooyinka gaarka ah ee laga filayo shirka?
- Sidee ayey dowladda u xaqiijin doontaa hirgelinta tallaabooyinka la falanqeeyay?
- Waa maxay doorka ay la-hawlgalayaasha caalamiga ah ku leeyihiin taageerada hindisahan?
Sababta ay muhiim u tahay
Maqaalku ma bixinayo faahfaahin madax-bannaan oo ku filan si loo qiimeeyo muhiimadda gaarka ah ee dhacdadan, marka laga reebo waxa uu weriyay.
Warka Warkasta kala soco WhatsApp
Raac kanaalkayaga si aad ula socoto wararka cusub.
Raac kanaalka →Sababta sheekadan loo muujiyey
Tani waa warbixin hal il ka timid oo ku jirta shabakadda Warka la socdo. Xiriirka isha asalka ah wuu muuqdaa si aad u akhrido macnaha buuxa ee daabacaha.
- Tirada ilaha
- 1
- Ilaha la adeegsaday
- Caasimada Online
- Isku dhafka luqadaha
- Soomaali
- Xaaladda turjumaadda
- Waxaa lagu muujiyey luqaddii asalka ahayd
- Soo koobid AI
- AI looma isticmaalin qaybta kalsoonida ee sheekadan
Calaamadaha la adeegsaday: somalia · general · muqdisho · xamza · iisul
Sii akhri
Sheeko si toos ah loo dabagalayo
Fur sheekada