Warbixin Soomaali iyo caalami ah
Caasimada Onlinegeneral

Salaad Cali Jeelle oo jawaab kulul siiyay Fahad + Video

Muqdisho (Caasimada Online) – Safiirkii hore ee Soomaaliya ee dalka Jabuuti, Amba. Salaad Cali Jeelle oo wareysi gaar ah siiyay Universal Tv ayaa jawaab siiyay agaasimihii hore ee NISA Fahad Yaasiin oo dhawaan shaaciyay in lagu dili rabay dalkaas oo horay loogu xannibay, xilligii uu ka tirsanaa dowladdii Farmaajo. Fahad Yaasiin ayaa tilmaamay in ujeedka […] The post Salaad Cali Jeelle

SO
Salaad Cali Jeelle oo jawaab kulul siiyay Fahad + Video
Sawir / xog muuqaal ah · Caasimada Online

Safiirkii hore ee Soomaaliya ee dalka Jabuuti, Amba. Salaad Cali Jeelle, ayaa jawaab kulul siiyay Fahad Yaasiin oo sheegay in lagu dili rabay Jabuuti.

Maxaa la shaaciyey

  1. Fahad Yaasiin ayaa sheegay in Jabuuti lagu xannibay si loo dilo.
  2. Danjire Salaad Cali Jeelle ayaa beeniyay eeddaas, isagoo sheegay in Jabuuti aysan dilin qof Soomaali ah.
  3. Danjire Salaad Cali Jeelle ayaa bogaadiyay dowladda iyo shacabka Jabuuti.

Macnaha guud

Fahad Yaasiin ayaa dhawaan shaaciyay in uu ka cabanayo in lagu dili rabay Jabuuti xilligii uu ka tirsanaa dowladdii Farmaajo.

Xanaaq ayaa ka keenay in Fahad Yaasin uu yiraahdo dowlada Jabuuti ayaa i dili rabtay, suuragalna ma aha in dowlada Jabuuti ay disho qof Soomaali ah.

Amba. Salaad Cali Jeelle, Fahad Yaasiin
Muqdisho
2026-05-18

Sababta ay muhiim u tahay: Qodobkan wuxuu muujinayaa xiriirka u dhexeeya Soomaaliya iyo Jabuuti, iyo eedeymaha siyaasadeed ee ka dhex jira.

Soo koobiddu miyaa kuu adeegtay?

Warbixin asal ah oo turjumaad kaydsan leh · Soomaali

Soomaali · Mashiin turjumay · Lama diiwaangelin

Isha asalka ah

Asalka

Qoraalka asalka ah

Qoraalka hoose waa qoraalka asalka ah ee isha. Waxaa loo kala jaray tuducyo si akhrisku u fududaado.

Caasimada Online

Muqdisho (Caasimada Online) – Safiirkii hore ee Soomaaliya ee dalka Jabuuti, Amba. Salaad Cali Jeelle oo wareysi gaar ah siiyay Universal Tv ayaa jawaab siiyay agaasimihii hore ee NISA Fahad Yaasiin oo dhawaan shaaciyay in lagu dili rabay dalkaas oo horay loogu xannibay, xilligii uu ka tirsanaa dowladdii Farmaajo.

Fahad Yaasiin ayaa tilmaamay in ujeedka loogu xayiray garoonka Jabuuti uu ahaa in la dilo, kadibna la tuuro maydkiisa, isaga oo shirqoolkaas ku eedeeyay Ra’iisul wasaare hore Maxamed Xuseen Roobe iyo dalal Carbeed oo uusan carab baabin.

“Markii leygu xannibaayay Jabuuti waxa ay ahayd mu aamarad uu hogaan u ahaa Ra’isul Wasaarihii xiligaas Maxamed Xuseen Rooble iyo Taliyihii Booliska Jabuuti ee markaas xilka haayay, waxaa amarka bixiya Rooble oo ka shaqeynaayay in ley khaarijiyo kadibna meedkeyga dalalkaas kale lagu tuuro, mashruucaanna waxaa qarash ku bixinaayay qolyo Carab ah, qorshaha ugu wayna waxa ay ahayd in aan Xamar imaanin, waxaana ley daba socday arintii Ikraan Tahliil,” ayuu yiri wareysiga ku yiri Fahad Yaasiin.

Danjire Salaad Cali Jeelle oo wax laga waydiiyay arrintaas ayaa beeniyay eedda Fahad Yaasiin, wuxuuna tilmaamay in Jabuuti aysan ka suurtoobin dilka qof Soomaali ah.

Isha: Caasimada Online. Akhri asalka.
Isha warka

Sababta sheekadan loo muujiyey

Warbixintan waa la muujiyey sababtoo ah waxay ka timid shabakadda ilaha Warka la socdo, waxayna la jaanqaadaysaa qaybta, waqtiga, iyo calaamadaha daboolidda.

Waxa tani ka dhigan tahay
Tani waa warbixin hal il ka timid oo ku jirta shabakadda Warka la socdo. Xiriirka isha asalka ah wuu muuqdaa si aad u akhrido macnaha buuxa ee daabacaha.
Tirada ilaha
1
Ilaha la adeegsaday
Caasimada Online
Isku dhafka luqadaha
Soomaali
Xaaladda turjumaadda
Waxaa lagu muujiyey luqaddii asalka ahayd
Soo koobid AI
AI looma isticmaalin qaybta kalsoonida ee sheekadan
Calaamadaha la adeegsaday
somaliageneralsiiyayfahadjeelle
Qoraal akhriste: Had iyo jeer eeg warbixinnada asalka ah ee la xiriiriyey si aad u hesho macnaha buuxa.

La socodsii

Warka ku hel sanduuqaaga. Macluumaad muhiim ah oo kaliya.