Topic
fahad
3 stories

Salaad Cali Jeelle oo jawaab kulul siiyay Fahad + Video
Muqdisho (Caasimada Online) – Safiirkii hore ee Soomaaliya ee dalka Jabuuti, Amba. Salaad Cali Jeelle oo wareysi gaar ah siiyay Universal Tv ayaa jawaab siiyay agaasimihii hore ee NISA Fahad Yaasiin oo dhawaan shaaciyay in lagu dili rabay dalkaas oo horay loogu xannibay, xilligii uu ka tirsanaa dowladdii Farmaajo. Fahad Yaasiin ayaa tilmaamay in ujeedka […] The post Salaad Cali Jeelle

Fahad oo shaaciyay qorshe halis ku ah mucaaradka oo socdo
Muqdisho (Caasimada Online) – Agaasimihii hore ee Hay’adda NISA Fahad Yaasiin Xaaji Daahir oo wareysi dheer bixiyay ayaa ka hadlay marxaladda cusub ee uu galay dalka, isaga oo si kulul uga falceliyay qorshaha Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ee la xiriira xaaladda kala guurka ah. Fahad Yaasiin ayaa Madaxweynaha ku eedeeyay inuu wado muddo kororsi sharci […] The post Fahad oo shaa

Fahad Yaasiin oo bixiyay raali-galin siyaasadeed kadib markii…
Muqdisho (Caasimada Online) – Agaasimihii hore ee Hay’adda Sirdoonka iyo Nabad-sugidda Qaranka, Fahad Yaasiin Xaaji Daahir oo qoraal soo saaray ayaa bixiyay raali-galin siyaasadeed, oo ku aadan hadal uu horay ugu yiri Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud. Fahad oo qoraalkiisa ciwaan uga dhigay 𝙍𝘼𝘼𝙇𝙄 𝙂𝘼𝙇𝙄𝙉 𝙎𝙄𝙔𝘼𝘼𝙎𝘼𝘿𝙀𝙀𝘿 ayaa marka hore nasiib darro ku tilmaamay in maanta madaxda […] The