Sawirro: Madaxweyne Xasan Sheekh oo gaaray Jowhar kadibna sameeyay…
Waxa dhacay
50 ilbiriqsiMadaxweynaha Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa gaaray magaalada Jowhar, caasimadda Dowlad Goboleedka Hirshabeelle, halkaas oo uu daah-furay qaybta Terminalka cusub ee garoonka diyaaradaha Maxamed Dheere iyo xafladda caleemo-saarka hoggaanka cusub ee Hirshabelle.
Qodobo kale oo warbixintu sheegtay
- Xasan Sheekh ayaa isla markii uu ka dagay garoonka Jowhar sameeyay xarig ka jar, isaga oo daah-furay qaybta Terminalka cusub oo lagu soo kordhiyay garoonka diyaaradaha Maxamed Dheere oo si heer sare ah loo dhisay, taasoo ka mid ah casriyeynta garoonka diyaaradaha.
- Sidoo kale, Madaxweynaha ayaa ka qayb-galaya xafladda caleemo-saarka hoggaanka cusub ee HirShabelle oo haatan ka socota gudaha magaaladaasi.
- Caleemo-saarka waxaa sidoo kale ka qaybgalaya Ra’iisul Wasaaraha, guddoomiyaha Golaha Shacabka, guddoomiyaha gobolka Banaadir iyo qaar kamid ah hoggaamiyeyaasha maamullada oo haatan ku sugan magaalada caasimada ah ee Jowhar.
- Ciidamada ayaa sidoo kale baaritaanno ku sameynaya gaadiidka ku dhex socda magaalada, si looga hortago wax kasta oo liddi ku ah amniga guud ee magaalada.
Sida ay sheegtay Caasimada Online
- Waxa weli aan caddayn
- Maxay yihiin xiisadaha siyaasadeed ee saameynaya Hirshabelle?

Qodobbada warbixinta
Waxa muhiimka ah
- Madaxweynaha Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa gaaray magaalada Jowhar, ee caasimadda Dowlad Goboleedka Hirshabeelle.
- Xasan Sheekh ayaa isla markii uu ka dagay garoonka Jowhar sameeyay xarig ka jar, isaga oo daah-furay qaybta Terminalka cusub oo lagu soo kordhiyay garoonka diyaaradaha Maxamed Dheere.
- Madaxweynaha ayaa ka qayb-galaya xafladda caleemo-saarka hoggaanka cusub ee HirShabelle oo haatan ka socota gudaha magaaladaasi.
Warbixin asal ah oo turjumaad kaydsan leh · Soomaali
Soomaali · Mashiin turjumay · Lama diiwaangelin
Qoraalka asalka ah
Jowhar (Caasimada Online) -Madaxweynaha Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa goordhow gaaray magaalada Jowhar ee caasimadda Dowlad Goboleedka Hirshabeelle, halkaasi oo ay si diirran ugu soo dhoweeyeen Madaxweyne Cali Guudlaawe iyo boqolaal shacab ah.
Xasan Sheekh ayaa isla markii uu ka dagay garoonka Jowhar sameeyay xarig ka jar, isaga oo daah-furay qaybta Terminalka cusub oo lagu soo kordhiyay garoonka diyaaradaha Maxamed Dheere oo si heer sare ah loo dhisay, taasoo ka mid ah casriyeynta garoonka diyaaradaha.
Sidoo kale, Madaxweynaha ayaa ka qayb-galaya xafladda caleemo-saarka hoggaanka cusub ee HirShabelle oo haatan ka socota gudaha magaaladaasi.
Caleemo-saarka waxaa sidoo kale ka qaybgalaya Ra’iisul Wasaaraha, guddoomiyaha Golaha Shacabka, guddoomiyaha gobolka Banaadir iyo qaar kamid ah hoggaamiyeyaasha maamullada oo haatan ku sugan magaalada caasimada ah ee Jowhar.
Dhinaca kale, waxaa si wayn loo adkeeyay a mmaanka magaalada Jowhar, waxaana ciidamo dheeraad ah la dhigay waddooyinka iyo goobaha muhiimka ah, kuwaas oo sugayo amniga madaxda ka qayb-galeysa munaasabadda caleemo saarka Madaxweyne Cali Guudlaawe iyo ku xigeenkiisa Cabdifataax Xasan Afrax
Ciidamada ayaa sidoo kale baaritaanno ku sameynaya gaadiidka ku dhex socda magaalada, si looga hortago wax kasta oo liddi ku ah amniga guud ee magaalada.
Caleema-saarkan ayaa kusoo beegmaya xilli HirShabelle ay ka jirto xiisad siyaasadeed oo ka dhalatay doorashadii maamulka, kadib tabasho ay beesha Xawaadle ka muujisay hannaanka doorashada. Dhaqdhaqaaqyo la xiriira tabashadaas ayaa ka socda magaalada Beledweyne ee xarunta gobolka Hiiraan.
Faahfaahin iyo waxa aan weli caddayn
Akhris kooban
Macnaha qormada
Maxaa dhacay
- Madaxweynaha Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa gaaray magaalada Jowhar, caasimadda Dowlad Goboleedka Hirshabeelle, halkaas oo uu daah-furay qaybta Terminalka cusub ee garoonka diyaaradaha Maxamed Dheere iyo xafladda caleemo-saarka hoggaanka cusub ee Hirshabelle.
Qodobada muhiimka ah
- Madaxweynaha Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa gaaray magaalada Jowhar, ee caasimadda Dowlad Goboleedka Hirshabeelle.
- Xasan Sheekh ayaa isla markii uu ka dagay garoonka Jowhar sameeyay xarig ka jar, isaga oo daah-furay qaybta Terminalka cusub oo lagu soo kordhiyay garoonka diyaaradaha Maxamed Dheere.
- Madaxweynaha ayaa ka qayb-galaya xafladda caleemo-saarka hoggaanka cusub ee HirShabelle oo haatan ka socota gudaha magaaladaasi.
- Dhinaca kale, waxaa si wayn loo adkeeyay ammaanka magaalada Jowhar, waxaana ciidamo dheeraad ah la dhigay waddooyinka iyo goobaha muhiimka ah.
Xaddidaadda isha
- Maqaalku ma bixinayo jawaabaha dhinacyada ku lug leh xiisadaha siyaasadeed ee la xusay.
- Xaqiijin madax-bannaan oo ku saabsan tallaabooyinka amniga ama xaaladda siyaasadeed lama bixiyo.
- Faahfaahinta ku saabsan xiisadaha siyaasadeed ee Hirshabelle ayaa la weriyay laakiin lama xaqiijin.
Gunaanadka akhristaha
Booqashada Madaxweynaha Xasan Sheekh iyo daah-furka Terminalka cusub waxay muujinayaan horumarka socda ee maamulka iyo kaabayaasha Hirshabelle.
Waxa weli aan caddayn
- Maxay yihiin xiisadaha siyaasadeed ee saameynaya Hirshabelle?
- Sidee ayey Terminalka cusub u saameyn doontaa dhaqaalaha deegaanka?
- Maxay yihiin tallaabooyinka la qaadayo si loo xalliyo cabashooyinka beesha Xawaadle?
Sababta ay muhiim u tahay
Maqaalku ma bixinayo faahfaahin madax-bannaan oo ku filan si loo qiimeeyo muhiimadda gaarka ah ee dhacdadan, marka laga reebo waxa uu weriyay.
Warka Warkasta kala soco WhatsApp
Raac kanaalkayaga si aad ula socoto wararka cusub.
Raac kanaalka →Sababta sheekadan loo muujiyey
Tani waa warbixin hal il ka timid oo ku jirta shabakadda Warka la socdo. Xiriirka isha asalka ah wuu muuqdaa si aad u akhrido macnaha buuxa ee daabacaha.
- Tirada ilaha
- 1
- Ilaha la adeegsaday
- Caasimada Online
- Isku dhafka luqadaha
- Soomaali
- Xaaladda turjumaadda
- Waxaa lagu muujiyey luqaddii asalka ahayd
- Soo koobid AI
- AI looma isticmaalin qaybta kalsoonida ee sheekadan
Calaamadaha la adeegsaday: somalia · general · gaaray · sheekh · sameeyay
Sii akhri
Sheeko si toos ah loo dabagalayo
Fur sheekada