Sawirro: R/W Xamza oo guddoomiyay kulan heer sare ah oo looga hadlay….
Waxa dhacay
50 ilbiriqsiRa’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Xamsa Cabdi Barre, ayaa maanta guddoomiyey kulankii ugu horreeyey ee Guddiga Qaran ee Tallaalka iyo Ciribtirka Cudurka Dabaysha (SIPE).
Qodobo kale oo warbixintu sheegtay
- Soo-jeedinRa’iisul Wasaare Xamsa Cabdi Barre oo kulanka ka hadlay ayaa ku baaqay in isla xisaabtan dhab ah lagu wajaho ciribtirka cudurka dabaysha, isaga oo carrabka ku adkeeyay in miisaaniyadda tallaalka loo qoondeeyo ay tahay inay keento natiijo muuqata.
- Go’aan la gaarayUgu dambeyntiina, shirka ayaa lagu ansixiyay qorshe-hawleedka lixda bilood ee Guddiga Fulinta Isku-dhafka ah, kaas oo qeexaya mas’uuliyadaha hay’adaha kala duwan iyo waqtiyada fulinta.
- Kulanka ayaa waxaa ka qeyb galay wasaaradaha Caafimaadka, Waxbarashada iyo Maaliyadda, wakiillo ka socday dowlad-goboleedyada iyo hay’adaha caalamiga ah ee ka shaqeeya caafimaadka, sida WHO, UNICEF, Gavi, Africa CDC iyo Gates Foundation.
- Ajendaha shirka ayaa diiradda lagu saaray xoojinta adeegyada caafimaadka carruurta, gaarsiinta tallaalka carruurta aan weli helin, ciribtirka cudurka dabaysha iyo kordhinta maalgelinta gudaha.
Sida ay sheegtay Caasimada Online
- Waxa weli aan caddayn
- Maxay yihiin tallaabooyinka gaarka ah ee la qaadi doono si loo hubiyo in tallaalku gaadho dhammaan carruurta?

Qodobbada warbixinta
Waxa muhiimka ah
- Kulanka ayaa diiradda lagu saaray xoojinta adeegyada caafimaadka carruurta, gaarsiinta tallaalka carruurta aan weli helin, ciribtirka cudurka dabaysha iyo kordhinta maalgelinta gudaha.
- Ra’iisul Wasaare Xamsa Cabdi Barre oo kulanka ka hadlay ayaa ku baaqay in isla xisaabtan dhab ah lagu wajaho ciribtirka cudurka dabaysha.
- Ugu dambeyntiina, shirka ayaa lagu ansixiyay qorshe-hawleedka lixda bilood ee Guddiga Fulinta Isku-dhafka ah.
Warbixin asal ah oo turjumaad kaydsan leh · Soomaali
Soomaali · Mashiin turjumay · Lama diiwaangelin
Qoraalka asalka ah
Muqdisho (Caasimada Online) – Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Xamsa Cabdi Barre, ayaa maanta guddoomiyey kulankii ugu horreeyey ee Guddiga Qaran ee Tallaalka iyo Ciribtirka Cudurka Dabaysha (SIPE), tan iyo markii si rasmi ah loo aasaasay guddigan.
Kulanka ayaa waxaa ka qeyb galay wasaaradaha Caafimaadka, Waxbarashada iyo Maaliyadda, wakiillo ka socday dowlad-goboleedyada iyo hay’adaha caalamiga ah ee ka shaqeeya caafimaadka, sida WHO, UNICEF, Gavi, Africa CDC iyo Gates Foundation.
Ajendaha shirka ayaa diiradda lagu saaray xoojinta adeegyada caafimaadka carruurta, gaarsiinta tallaalka carruurta aan weli helin, ciribtirka cudurka dabaysha iyo kordhinta maalgelinta gudaha. Sidoo kale, waxaa la adkeeyay muhiimadda wada-shaqeynta dowladda iyo hay’adaha bahwadaagta la ah, si ilmo kasta oo Soomaaliyeed uu u helo adeegyada caafimaad ee aasaasiga ah.
Ra’iisul Wasaare Xamsa Cabdi Barre oo kulanka ka hadlay ayaa ku baaqay in isla xisaabtan dhab ah lagu wajaho ciribtirka cudurka dabaysha, isaga oo carrabka ku adkeeyay in miisaaniyadda tallaalka loo qoondeeyo ay tahay inay keento natiijo muuqata.
“Miisaaniyad kasta oo loo qoondeeyay tallaalka waa in ay dhashaa natiijo cad, isla markaana tallaalkaas gaaraa ilmo kasta, iyada oo loo marayo hannaan daahfuran, innaga oo waxqabadkeenna ku qiimeynayna inta carruur ee aan xifdinay, iyo tayada adeegyada aan qabanay,” ayuu yiri.
Waxa uu sidoo kale xusay in Guddiga Fulinta Isku-dhafka ah ee Tallaalka lagu qiimeyn doono tirada carruurta ay gaaraan, cudurrada faafa ee ay ka hortagaan iyo heerka ay ku guuleystaan in carruurta Soomaaliyeed ay si fudud ku helaan tallaallada muhiimka ah.
Intii uu kulanku socday waxa sidoo kale warbixinno kala duwan soo jeediyay hay’adaha Gavi, UNICEF iyo Gates Foundation, Xarunta Afrika ee Xakamaynta iyo Ka Hortagga Cudurrada (Africa CDC), Wasaaradda Caafimaadka, Xafiiska Ra’iisul Wasaaraha iyo wakiil ka socday dowlad-goboleedyada.
Ugu dambeyntiina, shirka ayaa lagu ansixiyay qorshe-hawleedka lixda bilood ee Guddiga Fulinta Isku-dhafka ah, kaas oo qeexaya mas’uuliyadaha hay’adaha kala duwan iyo waqtiyada fulinta. Waxaa sidoo kale la isku raacay in la xoojiyo maalgelinta gudaha, wada-shaqeynta wasaaradaha iyo isla xisaabtanka hay’adaha caalamiga ah.
Faahfaahin iyo waxa aan weli caddayn
Akhris kooban
Macnaha qormada
Maxaa dhacay
- Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Xamsa Cabdi Barre, ayaa maanta guddoomiyey kulankii ugu horreeyey ee Guddiga Qaran ee Tallaalka iyo Ciribtirka Cudurka Dabaysha (SIPE). Kulanka ayaa diiradda lagu saaray xoojinta adeegyada caafimaadka carruurta iyo kordhinta maalgelinta gudaha.
Qodobada muhiimka ah
- Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Xamsa Cabdi Barre, ayaa maanta guddoomiyey kulankii ugu horreeyey ee Guddiga Qaran ee Tallaalka iyo Ciribtirka Cudurka Dabaysha (SIPE).
- Kulanka ayaa diiradda lagu saaray xoojinta adeegyada caafimaadka carruurta, gaarsiinta tallaalka carruurta aan weli helin, ciribtirka cudurka dabaysha iyo kordhinta maalgelinta gudaha.
- Ra’iisul Wasaare Xamsa Cabdi Barre oo kulanka ka hadlay ayaa ku baaqay in isla xisaabtan dhab ah lagu wajaho ciribtirka cudurka dabaysha.
- Ugu dambeyntiina, shirka ayaa lagu ansixiyay qorshe-hawleedka lixda bilood ee Guddiga Fulinta Isku-dhafka ah.
Xaddidaadda isha
- Maqaalku ma bixinayo jawaabaha dhinacyada kale ee ku lug leh dadaallada tallaalka.
- Eedeymaha ku saabsan natiijooyinka kulanka waxay ku saleysan yihiin kaliya hadallada lagu sheegay kulanka.
- Xaqiijin madax-bannaan oo ku saabsan waxtarka qorshayaasha la soo jeediyay lama bixiyo.
Gunaanadka akhristaha
Kulanka wuxuu calaamad u yahay tallaabo muhiim ah oo lagu xallinayo caafimaadka carruurta iyo tallaalka Soomaaliya.
Waxa weli aan caddayn
- Maxay yihiin tallaabooyinka gaarka ah ee la qaadi doono si loo hubiyo in tallaalku gaadho dhammaan carruurta?
- Sidee loo cabbiri doonaa waxtarka dadaallada tallaalka?
- Maxay yihiin caqabadaha la filayo in lagu wajahayo hirgelinta qorshe-hawleedka lixda bilood?
Sababta ay muhiim u tahay
Maqaalku ma bixinayo faahfaahin madax-bannaan oo ku filan si loo qiimeeyo muhiimadda gaarka ah ee dhacdadan, marka laga reebo waxa uu weriyay.
Warka Warkasta kala soco WhatsApp
Raac kanaalkayaga si aad ula socoto wararka cusub.
Raac kanaalka →Sababta sheekadan loo muujiyey
Tani waa warbixin hal il ka timid oo ku jirta shabakadda Warka la socdo. Xiriirka isha asalka ah wuu muuqdaa si aad u akhrido macnaha buuxa ee daabacaha.
- Tirada ilaha
- 1
- Ilaha la adeegsaday
- Caasimada Online
- Isku dhafka luqadaha
- Soomaali
- Xaaladda turjumaadda
- Waxaa lagu muujiyey luqaddii asalka ahayd
- Soo koobid AI
- AI looma isticmaalin qaybta kalsoonida ee sheekadan
Calaamadaha la adeegsaday: somalia · general · heer · sawirro · sare
Sii akhri
- Aqalka Sare oo dib-u-eegis ku sameynaya Xeer-hoosaadkiisa si waafaqsan Dastuurka cusub
Shabelle Media
- Soomaaliya oo qorsheyneysa dhismaha Guddi Qaran oo qaabilsan hirgelinta Sharciga Caalamiga ah ee Bani’aadannimada
Shabelle Media
- Guddiyada Maaliyadda labada Aqal oo kulan la yeeshay Hantidhowrka Guud ee Qaranka
Shabelle Media