Sawirro: Soomaaliya oo maanta heshiis muhiim ah la saxiixatay dalka…
Waxa dhacay
50 ilbiriqsiSoomaaliya iyo Uganda ayaa heshiis laba-geesood ah la saxiixday si loo xoojiyo iskaashiga dhinacyada shaqada iyo shaqaaleysiinta.
Qodobo kale oo warbixintu sheegtay
- Heshiiskan ayaa ujeeddadiisu tahay nidaaminta shaqaaleysiinta muwaadiniinta labada dal, ilaalinta xuquuqda shaqaalaha iyo xaqiijinta habraacyo shaqaaleysiin oo hufan, caddaalad ah, isla markaana waafaqsan shuruucda labada dal.
- Sidoo kale, heshiiska ayaa lagu xaqiijinayaa badqabka iyo daryeelka shaqaalaha Soomaaliyeed iyo kuwa Uganda, iyadoo la dejinayo hannaan lagu ilaalinayo xuquuqdooda iyo danahooda shaqo.
- Qodobada heshiiska waxaa ka mid ah qeexidda waajibaadka loo-shaqeeyayaasha iyo habraacyada qandaraasyada shaqada, si loo xaqiijiyo in shaqaaleysiintu u dhacdo si sharci ah oo hufan.
- Heshiisku wuxuu sidoo kale dhigaya tallaabooyin lagu ilaalinayo shaqaalaha, gaar ahaan ka hortagga tacaddiyada iyo ka faa’iidaysiga sharci-darrada ah, iyadoo la xoojinayo wada-shaqeynta hay’adaha ay khusayso ee labada dal.
Sida ay sheegtay Caasimada Online
- Waxa weli aan caddayn
- Maxay yihiin tallaabooyinka gaarka ah ee la hirgelin doono si loo hubiyo badbaadada shaqaalaha?

Qodobbada warbixinta
Waxa muhiimka ah
- Heshiiskan ayaa ujeeddadiisu tahay nidaaminta shaqaaleysiinta muwaadiniinta labada dal, ilaalinta xuquuqda shaqaalaha.
- Heshiisku wuxuu sidoo kale dhigaya tallaabooyin lagu ilaalinayo shaqaalaha, gaar ahaan ka hortagga tacaddiyada iyo ka faa’iidaysiga sharci-darrada ah.
- Heshiiskan ayaa qayb ka ah dadaallada Dowladda Federaalka Soomaaliya ee lagu horumarinayo maamulka suuqa shaqada, lagu ilaalinayo xuquuqda shaqaalaha, laguna ballaarinayo fursadaha shaqo-abuurka.
Warbixin asal ah oo turjumaad kaydsan leh · Soomaali
Soomaali · Mashiin turjumay · Lama diiwaangelin
Qoraalka asalka ah
Muqdisho (Caasimada Online) – Wasiirka Shaqada iyo Arrimaha Bulshada ee Dowladda Federaalka Soomaaliya, Prof. Salim Alio Ibro iyo Wasiirka Jinsiga, Shaqada iyo Horumarinta Bulshada ee Uganda, Hon. Lt. Gen. Henry Tumukunde ayaa kala saxiixday heshiis laba-geesood ah oo lagu xoojinayo iskaashiga labada dal ee dhinacyada shaqada iyo shaqaaleysiinta.
Heshiiskan ayaa ujeeddadiisu tahay nidaaminta shaqaaleysiinta muwaadiniinta labada dal, ilaalinta xuquuqda shaqaalaha iyo xaqiijinta habraacyo shaqaaleysiin oo hufan, caddaalad ah, isla markaana waafaqsan shuruucda labada dal.
Sidoo kale, heshiiska ayaa lagu xaqiijinayaa badqabka iyo daryeelka shaqaalaha Soomaaliyeed iyo kuwa Uganda, iyadoo la dejinayo hannaan lagu ilaalinayo xuquuqdooda iyo danahooda shaqo.
Qodobada heshiiska waxaa ka mid ah qeexidda waajibaadka loo-shaqeeyayaasha iyo habraacyada qandaraasyada shaqada, si loo xaqiijiyo in shaqaaleysiintu u dhacdo si sharci ah oo hufan.
Heshiisku wuxuu sidoo kale dhigaya tallaabooyin lagu ilaalinayo shaqaalaha, gaar ahaan ka hortagga tacaddiyada iyo ka faa’iidaysiga sharci-darrada ah, iyadoo la xoojinayo wada-shaqeynta hay’adaha ay khusayso ee labada dal.
Dhanka kale, waxaa heshiiska ku jira hannaan wada-shaqayn iyo dabagal oo lagu hubinayo hirgelintiisa, laguna xallinayo khilaafaadka shaqada, iyadoo la raacayo shuruucda iyo xeerarka Soomaaliya iyo Uganda.
Heshiiskan ayaa qayb ka ah dadaallada Dowladda Federaalka Soomaaliya ee lagu horumarinayo maamulka suuqa shaqada, lagu ilaalinayo xuquuqda shaqaalaha, laguna ballaarinayo fursadaha shaqo-abuurka iyo iskaashiga caalamiga ah ee dhinaca shaqada.
Faahfaahin iyo waxa aan weli caddayn
Akhris kooban
Macnaha qormada
Maxaa dhacay
- Soomaaliya iyo Uganda ayaa heshiis laba-geesood ah la saxiixday si loo xoojiyo iskaashiga dhinacyada shaqada iyo shaqaaleysiinta. Heshiiskan ayaa ujeeddadiisu tahay nidaaminta shaqaaleysiinta muwaadiniinta labada dal, ilaalinta xuquuqda shaqaalaha.
Qodobada muhiimka ah
- Soomaaliya iyo Uganda ayaa heshiis laba-geesood ah la saxiixday si loo xoojiyo iskaashiga dhinacyada shaqada iyo shaqaaleysiinta.
- Heshiiskan ayaa ujeeddadiisu tahay nidaaminta shaqaaleysiinta muwaadiniinta labada dal, ilaalinta xuquuqda shaqaalaha.
- Heshiisku wuxuu sidoo kale dhigaya tallaabooyin lagu ilaalinayo shaqaalaha, gaar ahaan ka hortagga tacaddiyada iyo ka faa’iidaysiga sharci-darrada ah.
- Heshiiskan ayaa qayb ka ah dadaallada Dowladda Federaalka Soomaaliya ee lagu horumarinayo maamulka suuqa shaqada, lagu ilaalinayo xuquuqda shaqaalaha, laguna ballaarinayo fursadaha shaqo-abuurka.
Xaddidaadda isha
- Maqaalku ma bixinayo jawaabaha dhinacyada aan ka qaybgalin heshiiska.
- Maqaalku ma bixinayo xaqiijin madax-bannaan oo ku saabsan eedeymaha la soo bandhigay.
- Maqaalku wuxuu ku tiirsan yahay bayaanno ka yimid mas'uuliyiin iyada oo aan la helin xaqiijin dibadda ah.
Gunaanadka akhristaha
Soomaaliya iyo Uganda ayaa heshiis cusub ku xoojinaya iskaashigooda dhinaca shaqada iyo shaqaaleysiinta.
Waxa weli aan caddayn
- Maxay yihiin tallaabooyinka gaarka ah ee la hirgelin doono si loo hubiyo badbaadada shaqaalaha?
- Sidee loo kormeeri doonaa hirgelinta heshiiskan?
- Maxay yihiin natiijooyinka la filayo ee iskaashigan labada dal?
Sababta ay muhiim u tahay
Maqaalku ma bixinayo faahfaahin madax-bannaan oo ku filan si loo qiimeeyo muhiimadda gaarka ah ee dhacdadan, marka laga reebo waxa uu weriyay.
Warka Warkasta kala soco WhatsApp
Raac kanaalkayaga si aad ula socoto wararka cusub.
Raac kanaalka →Sababta sheekadan loo muujiyey
Tani waa warbixin hal il ka timid oo ku jirta shabakadda Warka la socdo. Xiriirka isha asalka ah wuu muuqdaa si aad u akhrido macnaha buuxa ee daabacaha.
- Tirada ilaha
- 1
- Ilaha la adeegsaday
- Caasimada Online
- Isku dhafka luqadaha
- Soomaali
- Xaaladda turjumaadda
- Waxaa lagu muujiyey luqaddii asalka ahayd
- Soo koobid AI
- AI looma isticmaalin qaybta kalsoonida ee sheekadan
Calaamadaha la adeegsaday: somalia · general · soomaaliya · heshiis · muhiim
Sii akhri
Sheeko si toos ah loo dabagalayo
Fur sheekada