Topic
Warkasta is tracking muhiim across 2 reports from 2 sources. Recent coverage touches azerbaijan, caafimaadka, and soomaaliya, each linked to its original source with side-by-side comparison where outlets differ.

Wasiirka Wasaaradda Caafimaadka iyo Daryeelka Bulshada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, H.E. Dr. Cali Xaaji Aadan Abuubakar, ayaa guddoomiyay kulammo muhiim ah oo ka tirsan Shirka 73aad ee Guddiga Gobolka Bariga Mediterranean-ka ee Hay’adda Caafimaadka Adduunka (WHO EMRO), kaas oo ka socda magaalada Qaahira ee dalka Masar. Guddoominta Wasiirka ayaa muujinaysa doorka…

Baku (Caasimada Online) – Safiirka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ee dalka Azerbaijan, Danjire Cabdinuur Daahir Fiidoow, ayaa kulan muhiim ah la qaatay Wasiirka Wasaaradda Sayniska iyo Waxbarashada ee Jamhuuriyadda Azerbaijan, Emin Amrullayev. Kulanka ayaa diiradda lagu saaray xoojinta iskaashiga waxbarasho ee Soomaaliya iyo Azerbaijan, gaar ahaan ballaarinta fursadaha waxbarasho ee ay heli k