SoDMA iyo UDHIS oo Ka Wada Hadlay Xoojinta Iskaashiga iyo Gurmadka Musiibooyinka
Waxa dhacay
50 ilbiriqsiSoDMA iyo UDHIS ayaa ka wada hadlay xoojinta iskaashiga iyo gurmadka musiibooyinka kulan ka dhacay Muqdisho.
Qodobo kale oo warbixintu sheegtay
- UDHIS ayaa ka kooban lix urur oo kala ah Ururka Iskaashatooyinka Gaadiidka iyo Dhismaha, Ururka Iskaashatooyinka Kalluumeysiga, Ururka Iskaashatooyinka Warshadaha iyo Farsamada Gacanta, Ururka Iskaashatooyinka Macaamiisha iyo Adeegyada, Ururka Iskaashatooyinka Xoolaha, Dhirta iyo Fooxa, iyo Ururka Qaranka ee Iskaashatooyinka Beeraha.
- Kulanka ayaa diiradda lagu saaray xoojinta xirfadaha iyo wax-soo-saarka dalka, abuurista fursado shaqo iyo taageeridda dadaallada lagu yareynayo shaqo la’aanta iyo tahriibka, si loo dhiso bulsho iyo dal u adkeysan kara caqabadaha soo food-saara.
- Sidoo kale, labada dhinac ayaa ka wada hadlay sidii Ururka Iskaashatooyinka Soomaaliyeed uu door muuqda uga qaadan lahaa gurmadka iyo gargaarka bulshada marka ay dalka ka dhacaan xaaladaha musiibooyinka.
- Kulanka ayaa sidoo kale lagu adkeeyay muhiimadda ay leedahay xoojinta iskaashiga hay’adaha dowladda iyo ururrada iskaashatooyinka, si loo kordhiyo kaalinta ay bulshada iyo hay’adaha iskaashatooyinku ka qaadan karaan gurmadka, wax-soo-saarka iyo horumarinta dalka.
Sida ay sheegtay Shabelle Media
- Waxa weli aan caddayn
- Maxay yihiin tallaabooyinka gaarka ah ee la qaadi doono si loo xoojiyo iskaashiga?

Qodobbada warbixinta
Waxa muhiimka ah
- SoDMA iyo UDHIS ayaa ka wada hadlay xoojinta iskaashiga iyo gurmadka musiibooyinka.
- Kulanka ayaa sidoo kale lagu adkeeyay muhiimadda ay leedahay xoojinta iskaashiga hay’adaha dowladda iyo ururrada iskaashatooyinka.
Warbixin asal ah oo turjumaad kaydsan leh · Soomaali
Soomaali · Mashiin turjumay · Lama diiwaangelin
Qoraalka asalka ah
MUQDISHO – Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA), Mudane Maxamuud Macallin Cabdulle, ayaa xarunta hay’adda ku qaabilay Guddiga Ururka Dhaqdhaqaaqa Iskaashatooyinka Soomaaliyeed (UDHIS), oo uu hoggaaminayay Guddoomiyaha Guddiga, Mudane Aded Osman Shurie.
UDHIS ayaa ka kooban lix urur oo kala ah Ururka Iskaashatooyinka Gaadiidka iyo Dhismaha, Ururka Iskaashatooyinka Kalluumeysiga, Ururka Iskaashatooyinka Warshadaha iyo Farsamada Gacanta, Ururka Iskaashatooyinka Macaamiisha iyo Adeegyada, Ururka Iskaashatooyinka Xoolaha, Dhirta iyo Fooxa, iyo Ururka Qaranka ee Iskaashatooyinka Beeraha.
Kulanka ayaa diiradda lagu saaray xoojinta xirfadaha iyo wax-soo-saarka dalka, abuurista fursado shaqo iyo taageeridda dadaallada lagu yareynayo shaqo la’aanta iyo tahriibka, si loo dhiso bulsho iyo dal u adkeysan kara caqabadaha soo food-saara.
Sidoo kale, labada dhinac ayaa ka wada hadlay sidii Ururka Iskaashatooyinka Soomaaliyeed uu door muuqda uga qaadan lahaa gurmadka iyo gargaarka bulshada marka ay dalka ka dhacaan xaaladaha musiibooyinka.
Kulanka ayaa sidoo kale lagu adkeeyay muhiimadda ay leedahay xoojinta iskaashiga hay’adaha dowladda iyo ururrada iskaashatooyinka, si loo kordhiyo kaalinta ay bulshada iyo hay’adaha iskaashatooyinku ka qaadan karaan gurmadka, wax-soo-saarka iyo horumarinta dalka.
Faahfaahin iyo waxa aan weli caddayn
Akhris kooban
Macnaha qormada
Maxaa dhacay
- SoDMA iyo UDHIS ayaa ka wada hadlay xoojinta iskaashiga iyo gurmadka musiibooyinka kulan ka dhacay Muqdisho.
Qodobada muhiimka ah
- SoDMA iyo UDHIS ayaa ka wada hadlay xoojinta iskaashiga iyo gurmadka musiibooyinka.
- Kulanka ayaa sidoo kale lagu adkeeyay muhiimadda ay leedahay xoojinta iskaashiga hay’adaha dowladda iyo ururrada iskaashatooyinka.
Xaddidaadda isha
- Maqaalku ma bixinayo jawaabaha dhinacyada kale ee ku lugta leh.
- Xaqiijin madax-bannaan oo ku saabsan eedeymaha kulanka lagu sheegay ma jiraan.
- Faahfaahinta ku saabsan natiijooyinka ama heshiisyada gaarka ah ee kulanka laguma soo bandhigin.
Gunaanadka akhristaha
Kulanka wuxuu muujinayaa dadaallada socda ee lagu xoojinayo iskaashiga maamulka musiibooyinka iyo horumarinta dhaqaalaha Soomaaliya.
Waxa weli aan caddayn
- Maxay yihiin tallaabooyinka gaarka ah ee la qaadi doono si loo xoojiyo iskaashiga?
- Sidee loo hirgelin doonaa fursadaha shaqo ee la soo jeediyay?
- Waa maxay tallaabooyinka lagu taageerayo gurmadka musiibooyinka?
Sababta ay muhiim u tahay
Maqaalku ma bixinayo faahfaahin madax-bannaan oo ku filan si loo qiimeeyo muhiimadda gaarka ah ee dhacdadan, marka laga reebo waxa uu weriyay.
Warka Warkasta kala soco WhatsApp
Raac kanaalkayaga si aad ula socoto wararka cusub.
Raac kanaalka →Sababta sheekadan loo muujiyey
Tani waa warbixin hal il ka timid oo ku jirta shabakadda Warka la socdo. Xiriirka isha asalka ah wuu muuqdaa si aad u akhrido macnaha buuxa ee daabacaha.
- Tirada ilaha
- 1
- Ilaha la adeegsaday
- Shabelle Media
- Isku dhafka luqadaha
- Soomaali
- Xaaladda turjumaadda
- Waxaa lagu muujiyey luqaddii asalka ahayd
- Soo koobid AI
- AI looma isticmaalin qaybta kalsoonida ee sheekadan
Calaamadaha la adeegsaday: somalia · general · udhis · sodma · musiibooyinka
Sii akhri
- Madaxweyne Xasan Sheekh iyo Madaxweyne Geelle oo Ka Wada Hadlay Xoojinta Iskaashiga Labada Dal
Shabelle Media
- Guddiga Doorashooyinka iyo Ururrada Siyaasadda oo Jowhar kaga wada hadlay adkeynta habraacyada doorashada
Goobjoog Somali
- SoDMA oo Muqdisho ka Furtay Shir Lagu Tijaabinayo Diyaargarowga El Niño 2026
Shabelle Media