Topic
Warkasta is tracking musiibooyinka across 1 report from 1 source. Recent coverage touches sodma and udhis, each linked to its original source with side-by-side comparison where outlets differ.
MUQDISHO – Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA), Mudane Maxamuud Macallin Cabdulle, ayaa xarunta hay’adda ku qaabilay Guddiga Ururka Dhaqdhaqaaqa Iskaashatooyinka Soomaaliyeed (UDHIS), oo uu hoggaaminayay Guddoomiyaha Guddiga, Mudane Aded Osman Shurie. UDHIS ayaa ka kooban lix urur oo kala ah Ururka Iskaashatooyinka Gaadiidka iyo Dhismaha, Ururka Iskaashatooyi