Soomaaliya iyo Algeria oo Ka Wada Hadlay Iskaashiga Horumarinta Xirfadaha iyo Shaqo-abuurka
Waxa dhacay
Hal il · Hiiraanweyn
Soomaaliya iyo Algeria ayaa ka wada hadlay iskaashiga horumarinta xirfadaha iyo shaqo-abuurka intii uu socday Madasha Siyaasadaha Afrika ee Xirfadaha.
Qodobo kale oo warbixintu sheegtay
- Kulanka ayaa diiradda lagu saaray xoojinta xiriirka iyo iskaashiga labada dal, gaar ahaan horumarinta xirfadaha farsamada gacanta, tayeynta tababarrada xirfadeed, is-weydaarsiga khibradaha iyo kobcinta fursadaha shaqo-abuurka dhallinyarada.
- Labada wasiir ayaa sidoo kale ka wada hadlay muhiimadda horumarinta xirfadaha iyo tayada shaqaalaha, si tababarrada xirfadeed ay ula jaanqaadaan baahiyaha suuqa shaqada, loona abuuro fursado shaqo oo waara.
- Kulankan ayaa qayb ka ah dadaallada Dowladda Federaalka Soomaaliya ee lagu xoojinayo iskaashiga caalamiga ah, horumarinta xirfadaha farsamada gacanta iyo ballaarinta fursadaha shaqo-abuurka dhallinyarada Soomaaliyeed.
- Notify me of follow-up comments by email.
- Waxa weli aan caddayn
- Maxay yihiin hindisayaasha gaarka ah ee ka dhalan doona kulankan?

Qodobbada warbixinta
Waxa muhiimka ah
- Soomaaliya iyo Algeria ayaa ka wada hadlay iskaashiga horumarinta xirfadaha iyo shaqo-abuurka.
- Kulanka ayaa diiradda lagu saaray xoojinta xiriirka iyo iskaashiga labada dal.
- Labada wasiir ayaa sidoo kale ka wada hadlay muhiimadda horumarinta xirfadaha iyo tayada shaqaalaha.
Warbixin asal ah oo turjumaad kaydsan leh · Soomaali
Soomaali · Mashiin turjumay · Lama diiwaangelin
Qoraalka asalka ah
Arbaco 18 Nov 2026 {HMC} Intii uu socday Madasha Siyaasadaha Afrika ee Xirfadaha (African Skills Policy Forum), Wasiirka Shaqada iyo Arrimaha Bulshada ee Dowladda Federaalka Soomaaliya, Prof. Salim Alio Ibro, ayaa kulan la yeeshay Marwo Nassima Arhab, Wasiirka Tababarka iyo Waxbarashada Farsamada Gacanta ee Jamhuuriyadda Algeria.
Kulanka ayaa diiradda lagu saaray xoojinta xiriirka iyo iskaashiga labada dal, gaar ahaan horumarinta xirfadaha farsamada gacanta, tayeynta tababarrada xirfadeed, is-weydaarsiga khibradaha iyo kobcinta fursadaha shaqo-abuurka dhallinyarada.
Labada wasiir ayaa sidoo kale ka wada hadlay muhiimadda horumarinta xirfadaha iyo tayada shaqaalaha, si tababarrada xirfadeed ay ula jaanqaadaan baahiyaha suuqa shaqada, loona abuuro fursado shaqo oo waara.
Kulankan ayaa qayb ka ah dadaallada Dowladda Federaalka Soomaaliya ee lagu xoojinayo iskaashiga caalamiga ah, horumarinta xirfadaha farsamada gacanta iyo ballaarinta fursadaha shaqo-abuurka dhallinyarada Soomaaliyeed.
Save my name, email, and website in this browser for the next time I comment.
Notify me of follow-up comments by email.
Faahfaahin iyo waxa aan weli caddayn
Akhris kooban
Macnaha qormada
Maxaa dhacay
- Soomaaliya iyo Algeria ayaa ka wada hadlay iskaashiga horumarinta xirfadaha iyo shaqo-abuurka intii uu socday Madasha Siyaasadaha Afrika ee Xirfadaha.
Qodobada muhiimka ah
- Soomaaliya iyo Algeria ayaa ka wada hadlay iskaashiga horumarinta xirfadaha iyo shaqo-abuurka.
- Kulanka ayaa diiradda lagu saaray xoojinta xiriirka iyo iskaashiga labada dal.
- Labada wasiir ayaa sidoo kale ka wada hadlay muhiimadda horumarinta xirfadaha iyo tayada shaqaalaha.
Xaddidaadda isha
- Maqaalku ma bixinayo jawaabaha dhinacyada kale ee ku lugta leh.
- Faahfaahinta ku saabsan natiijooyinka kulanka lama bixinin.
- Ma jiraan xaqiijin madax-bannaan oo ku saabsan eedeymaha lagu sheegay maqaalka.
Gunaanadka akhristaha
Soomaaliya iyo Algeria waxay si firfircoon u raadinayaan inay xoojiyaan iskaashigooda horumarinta xirfadaha iyo shaqo-abuurka.
Waxa weli aan caddayn
- Maxay yihiin hindisayaasha gaarka ah ee ka dhalan doona kulankan?
- Sidee loo hirgelin doonaa iskaashiga?
- Maxay yihiin waqtiga la filayo ee mashaariicda la wada hadlay?
Sababta ay muhiim u tahay
Maqaalku ma bixinayo faahfaahin madax-bannaan oo ku filan si loo qiimeeyo muhiimadda gaarka ah ee dhacdadan, marka laga reebo waxa uu weriyay.
Warka Warkasta kala soco WhatsApp
Raac kanaalkayaga si aad ula socoto wararka cusub.
Raac kanaalka →Sababta sheekadan loo muujiyey
Tani waa warbixin hal il ka timid oo ku jirta shabakadda Warka la socdo. Xiriirka isha asalka ah wuu muuqdaa si aad u akhrido macnaha buuxa ee daabacaha.
- Tirada ilaha
- 1
- Ilaha la adeegsaday
- Hiiraanweyn
- Isku dhafka luqadaha
- Soomaali
- Xaaladda turjumaadda
- Waxaa lagu muujiyey luqaddii asalka ahayd
- Soo koobid AI
- AI looma isticmaalin qaybta kalsoonida ee sheekadan
Calaamadaha la adeegsaday: somalia · general · algeria · xirfadaha · soomaaliya