Soomaaliya iyo Aljeeriya oo Ka Wada Hadlay Xoojinta Xiriirka Baarlamaannada Labada Dal
Waxa dhacay
50 ilbiriqsiSoomaaliya iyo Aljeeriya ayaa ka wada hadlay xoojinta xiriirka Baarlamaannada labadooda intii lagu guda jiray kulan dhex maray Danjiraha Soomaaliya Yusuf Axmed Xasan iyo Guddoomiyaha Baarlamaanka Aljeeriya Dr.
Qodobo kale oo warbixintu sheegtay
- Waxa xigaUgu dambayn, waxaa la filayaa in Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka JFS, Mudane Cabdulqaadir Maxamed Nuur, uu booqasho rasmi ah ku tagi doono dalka Aljeeriya, si loo xoojiyo iskaashiga ka dhexeeya labada dal Soomaaliya iyo Aljeeriya.
- Danjiraha Soomaaliya u fadhiya Aljeeriya iyo Guddoomiyaha Baarlamaanka ayaa ka wada hadlay xoojinta xiriirka labada waddan, iskaashi dhex mara labada Gole ee Baarlamaan si ay isaga taageeraan dhinacyo badan oo mudnaan u leh labada dal ee Soomaaliya iyo Aljeeriya.
- Sidoo kale, labada mas’uul ayaa isla gartay in la sameeyo Guddi Saaxiibtinimo oo labada Baarlamaan ee Soomaaliya iyo Aljeeriya ah, si loo horumariyo xiriirka saaxiibtinimo ee u dhexeeya labada Baarlamaan.
- Notify me of follow-up comments by email.
Sida ay sheegtay Hiiraanweyn
- Waxa weli aan caddayn
- Waa maxay meelaha gaarka ah ee iskaashiga la wada hadlay?

Qodobbada warbixinta
Waxa muhiimka ah
- Soomaaliya iyo Aljeeriya ayaa ka wada hadlay xoojinta xiriirka Baarlamaannada labadooda.
- Labada mas’uul ayaa isla gartay in la sameeyo Guddi Saaxiibtinimo oo labada Baarlamaan ee Soomaaliya iyo Aljeeriya ah...
- Waxaa la filayaa in Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka JFS, Mudane Cabdulqaadir Maxamed Nuur, uu booqasho rasmi ah ku tagi doono dalka Aljeeriya...
Warbixin asal ah oo turjumaad kaydsan leh · Soomaali
Soomaali · Mashiin turjumay · Lama diiwaangelin
Qoraalka asalka ah
Khamiis 15 Oct 2026 {HMC} Danjiraha Dowladda Federaalka Soomaaliya u fadhiya dalka Aljeeriya, Mudane Yusuf Axmed Xasan, ayaa kulan la qaatay maanta Guddoomiyaha Golaha Baarlamaanka dalka Aljeeriya, Dr. Khaliida Bufdaash.
Danjiraha Soomaaliya u fadhiya Aljeeriya iyo Guddoomiyaha Baarlamaanka ayaa ka wada hadlay xoojinta xiriirka labada waddan, iskaashi dhex mara labada Gole ee Baarlamaan si ay isaga taageeraan dhinacyo badan oo mudnaan u leh labada dal ee Soomaaliya iyo Aljeeriya.
Sidoo kale, labada mas’uul ayaa isla gartay in la sameeyo Guddi Saaxiibtinimo oo labada Baarlamaan ee Soomaaliya iyo Aljeeriya ah, si loo horumariyo xiriirka saaxiibtinimo ee u dhexeeya labada Baarlamaan.
Ugu dambayn, waxaa la filayaa in Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka JFS, Mudane Cabdulqaadir Maxamed Nuur, uu booqasho rasmi ah ku tagi doono dalka Aljeeriya, si loo xoojiyo iskaashiga ka dhexeeya labada dal Soomaaliya iyo Aljeeriya.
Save my name, email, and website in this browser for the next time I comment.
Notify me of follow-up comments by email.
Faahfaahin iyo waxa aan weli caddayn
Akhris kooban
Macnaha qormada
Maxaa dhacay
- Soomaaliya iyo Aljeeriya ayaa ka wada hadlay xoojinta xiriirka Baarlamaannada labadooda intii lagu guda jiray kulan dhex maray Danjiraha Soomaaliya Yusuf Axmed Xasan iyo Guddoomiyaha Baarlamaanka Aljeeriya Dr. Khaliida Bufdaash.
Qodobada muhiimka ah
- Soomaaliya iyo Aljeeriya ayaa ka wada hadlay xoojinta xiriirka Baarlamaannada labadooda.
- Labada mas’uul ayaa isla gartay in la sameeyo Guddi Saaxiibtinimo oo labada Baarlamaan ee Soomaaliya iyo Aljeeriya ah...
- Waxaa la filayaa in Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka JFS, Mudane Cabdulqaadir Maxamed Nuur, uu booqasho rasmi ah ku tagi doono dalka Aljeeriya...
Xaddidaadda isha
- Maqaalku ma bixinayo xaqiijin madax-bannaan oo ku saabsan eedeymaha la soo bandhigay.
- Ma jiraan jawaabo ka yimid dhinacyada kale ee ku lugta leh.
- Faahfaahinta ku saabsan booqashada la filayo ma ahan mid lagu xaqiijiyay ilo kale.
Gunaanadka akhristaha
Soomaaliya iyo Aljeeriya waxay si firfircoon u shaqeynayaan si ay u xoojiyaan xiriirkooda baarlamaan.
Waxa weli aan caddayn
- Waa maxay meelaha gaarka ah ee iskaashiga la wada hadlay?
- Goorma ayaa la filayaa in booqashada Guddoomiyaha Golaha la sameeyo?
- Waa maxay doorka Guddiga Saaxiibtinimada?
Sababta ay muhiim u tahay
Maqaalku ma bixinayo faahfaahin madax-bannaan oo ku filan si loo qiimeeyo muhiimadda gaarka ah ee dhacdadan, marka laga reebo waxa uu weriyay.
Warka Warkasta kala soco WhatsApp
Raac kanaalkayaga si aad ula socoto wararka cusub.
Raac kanaalka →Sababta sheekadan loo muujiyey
Tani waa warbixin hal il ka timid oo ku jirta shabakadda Warka la socdo. Xiriirka isha asalka ah wuu muuqdaa si aad u akhrido macnaha buuxa ee daabacaha.
- Tirada ilaha
- 1
- Ilaha la adeegsaday
- Hiiraanweyn
- Isku dhafka luqadaha
- Soomaali
- Xaaladda turjumaadda
- Waxaa lagu muujiyey luqaddii asalka ahayd
- Soo koobid AI
- AI looma isticmaalin qaybta kalsoonida ee sheekadan
Calaamadaha la adeegsaday: somalia · general · xiriirka · xoojinta · labada
Sii akhri
Sheeko si toos ah loo dabagalayo
Fur sheekada- Soomaaliya iyo Aljeeriya oo ka wada hadlay ballaarinta iskaashiga ganacsiga iyo maalgashiga
Goobjoog Somali
- Dowladda Soomaaliya iyo Qaramada Midoobay oo ka Wada hadlay Wejiga ugu Dambeeya ee Kala-guurka UNTMIS
Goobjoog Somali
- Soomaaliya oo heshiis ganacsiga iyo warshadaha la saxiixatay dalka…
Caasimada Online