Topic
Warkasta is tracking xiriirka across 3 reports from 2 sources. Recent coverage touches soomaaliya, caqabado, and eritrea, each linked to its original source with side-by-side comparison where outlets differ.

Muqdisho (Caasimada Online) – Dadaallada Soomaaliya ay ku dooneyso inay ku xoojiso xiriirka ay la leedahay maamulka Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa wajahaya caqabado cusub, iyadoo Washington ay isu diyaarineyso doorashada xilliga dhexe ee Congress-ka Mareykanka. Warbixin ay baahisay Africa Intelligence ayaa lagu sheegay in jawiga siyaasadeed ee gudaha Mareykanka uu sii adkaanayo, taas oo

Asmara (Caasimada Online) – Dowladda Eritrea ayaa Khamiistii ku dhawaaqday inay gebi ahaanba xiriirka diblomaasiyadeed u jartay Itoobiya, saacado kadib markii Addis Ababa ay xirtay safaaraddeeda Asmara, isla markaana ay dalkeeda ka cayrisay 10 diblomaasi oo Eritrean ah. Wasaaradda Arrimaha Dibadda Eritrea ayaa tallaabada Itoobiya ku tilmaantay “falal cadaawad ah oo aan cudurdaar lahayn”, waxayna…
Wasiirka Gaashaandhigga Soomaaliya, Axmed Macallin Fiqi, ayaa ugu baaqay shacabka Soomaaliyeed inay ka fogaadaan falalka iyo hadallada sii xumeyn kara xiriirka istiraatiijiga ah ee Soomaaliya iyo Turkiga, xilli ay dalka ka socdaan dhaliilo iyo mudaharaadyo la xiriira doorka ciidamada Turkiga ee Soomaaliya.