Soomaaliya iyo Indonesia oo ka wada hadlay xoojinta iskaashiga ganacsiga, kalluumeysiga iyo amniga badda
Waxa dhacay
50 ilbiriqsiSoomaaliya iyo Indonesia ayaa ka wada hadlay sidii loo xoojin lahaa xiriirka diblomaasiyadeed iyo iskaashiga dhinacyada kala duwan, oo ay ku jiraan ganacsiga iyo amniga badda.
Qodobo kale oo warbixintu sheegtay
- Wasiir Ku-xigeenka Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Soomaaliya, Xasan Maxamed Cali, ayaa kulan laba geesood ah magaalada Jakarta kula yeeshay Wasiir Ku-xigeenka Arrimaha Dibadda Indonesia, Anis Matta.
- Kulanka oo ka dhacay xarunta Wasaaradda Arrimaha Dibadda Indonesia ayaa diiradda lagu saaray xoojinta xiriirka soo jireenka ah ee labada dal iyo sidii loo ballaarin lahaa iskaashiga dhinacyada dhaqaalaha, horumarinta iyo diblomaasiyadda.
- Labada mas’uul ayaa si gaar ah uga wada hadlay fursadaha iskaashi ee dhinacyada ganacsiga iyo maalgashiga, beeraha, xoolaha, kalluumeysiga iyo dhaqaalaha badda, waxbarashada, caafimaadka, kaabayaasha dhaqaalaha, tamarta iyo amniga badda.
- Sidoo kale, labada dhinac ayaa is-weydaarsaday aragtiyo ku saabsan arrimaha siyaasadda iyo diblomaasiyadda, kobcinta awoodda hay’adaha dowladda iyo xoojinta iskaashiga dhinacyada badan.
Sida ay sheegtay Shabelle Media
- Waxa weli aan caddayn
- Maxay yihiin talaabooyinka gaarka ah ee la qaadi doono si loo xoojiyo iskaashiga Soomaaliya iyo Indonesia?

Qodobbada warbixinta
Waxa muhiimka ah
- Soomaaliya iyo Indonesia ayaa ka wada hadlay sidii loo xoojin lahaa xiriirka diblomaasiyadeed iyo iskaashiga dhinacyada kala duwan.
- Kulanka ayaa diiradda lagu saaray fursadaha iskaashi ee dhinacyada ganacsiga, maalgashiga, beeraha, kalluumeysiga iyo amniga badda.
- War-saxaafadeedka laguma shaacin heshiisyo gaar ah ama ballanqaadyo maalgashi oo ka dhashay kulanka.
Warbixin asal ah oo turjumaad kaydsan leh · Soomaali
Soomaali · Mashiin turjumay · Lama diiwaangelin
Qoraalka asalka ah
JAKARTA, Indonesia — Dowladda Soomaaliya iyo Indonesia ayaa ka wada hadlay sidii loo xoojin lahaa xiriirka diblomaasiyadeed iyo iskaashiga labada dal, gaar ahaan dhinacyada ganacsiga, maalgashiga, beeraha, kalluumeysiga iyo amniga badda.
Wasiir Ku-xigeenka Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Soomaaliya, Xasan Maxamed Cali, ayaa kulan laba geesood ah magaalada Jakarta kula yeeshay Wasiir Ku-xigeenka Arrimaha Dibadda Indonesia, Anis Matta. Kulanka oo ka dhacay xarunta Wasaaradda Arrimaha Dibadda Indonesia ayaa diiradda lagu saaray xoojinta xiriirka soo jireenka ah ee labada dal iyo sidii loo ballaarin lahaa iskaashiga dhinacyada dhaqaalaha, horumarinta iyo diblomaasiyadda.
Labada mas’uul ayaa si gaar ah uga wada hadlay fursadaha iskaashi ee dhinacyada ganacsiga iyo maalgashiga, beeraha, xoolaha, kalluumeysiga iyo dhaqaalaha badda, waxbarashada, caafimaadka, kaabayaasha dhaqaalaha, tamarta iyo amniga badda. Sidoo kale, labada dhinac ayaa is-weydaarsaday aragtiyo ku saabsan arrimaha siyaasadda iyo diblomaasiyadda, kobcinta awoodda hay’adaha dowladda iyo xoojinta iskaashiga dhinacyada badan.
Waxay sidoo kale ka wada hadleen sidii ay labada dal isaga kaashan lahaayeen isku-duwidda mowqifyadooda iyo danahooda madalaha caalamiga ah, gaar ahaan Qaramada Midoobay iyo Ururka Iskaashiga Islaamka (OIC). Labada wasiir ku-xigeen ayaa mar kale xaqiijiyey sida ay uga go’an tahay sii xoojinta xiriirka saaxiibtinimo iyo iskaashiga labada dal, iyagoo carrabka ku adkeeyey muhiimadda ay leedahay in la horumariyo iskaashi wax-ku-ool ah oo ku dhisan is-ixtiraam, dano wadaag iyo horumar waara.
Kulankan ayaa qeyb ka ah dadaallada diblomaasiyadeed ee Soomaaliya ay ku ballaarinayso xiriirka caalamiga ah iyo iskaashiga dhaqaale, iyadoo raadineysa maalgashi iyo fursado horumarineed oo ay ka faa’iideystaan qeybaha kala duwan ee dhaqaalaha dalka. Indonesia, oo ka mid ah dhaqaalaha ugu waaweyn Koonfur-bari Aasiya, ayaa leh khibrad dhinacyada beeraha, kalluumeysiga, tamarta iyo kaabayaasha dhaqaalaha, kuwaas oo fursado iskaashi u abuuri kara labada dal.
War-saxaafadeedka laguma shaacin heshiisyo gaar ah ama ballanqaadyo maalgashi oo ka dhashay kulanka.
Wasiir Ku-xigeenka Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Soomaaliya, Xasan Maxamed Cali, ayaa kulan laba geesood ah magaalada Jakarta kula yeeshay Wasiir Ku-xigeenka Arrimaha Dibadda Indonesia, Anis Matta.
Kulanka oo ka dhacay xarunta Wasaaradda Arrimaha Dibadda Indonesia ayaa diiradda lagu saaray xoojinta xiriirka soo jireenka ah ee labada dal iyo sidii loo ballaarin lahaa iskaashiga dhinacyada dhaqaalaha, horumarinta iyo diblomaasiyadda.
Labada mas’uul ayaa si gaar ah uga wada hadlay fursadaha iskaashi ee dhinacyada ganacsiga iyo maalgashiga, beeraha, xoolaha, kalluumeysiga iyo dhaqaalaha badda, waxbarashada, caafimaadka, kaabayaasha dhaqaalaha, tamarta iyo amniga badda.
Sidoo kale, labada dhinac ayaa is-weydaarsaday aragtiyo ku saabsan arrimaha siyaasadda iyo diblomaasiyadda, kobcinta awoodda hay’adaha dowladda iyo xoojinta iskaashiga dhinacyada badan.
Waxay sidoo kale ka wada hadleen sidii ay labada dal isaga kaashan lahaayeen isku-duwidda mowqifyadooda iyo danahooda madalaha caalamiga ah, gaar ahaan Qaramada Midoobay iyo Ururka Iskaashiga Islaamka (OIC).
Labada wasiir ku-xigeen ayaa mar kale xaqiijiyey sida ay uga go’an tahay sii xoojinta xiriirka saaxiibtinimo iyo iskaashiga labada dal, iyagoo carrabka ku adkeeyey muhiimadda ay leedahay in la horumariyo iskaashi wax-ku-ool ah oo ku dhisan is-ixtiraam, dano wadaag iyo horumar waara.
Faahfaahin iyo waxa aan weli caddayn
Akhris kooban
Macnaha qormada
Maxaa dhacay
- Soomaaliya iyo Indonesia ayaa ka wada hadlay sidii loo xoojin lahaa xiriirka diblomaasiyadeed iyo iskaashiga dhinacyada kala duwan, oo ay ku jiraan ganacsiga iyo amniga badda.
Qodobada muhiimka ah
- Soomaaliya iyo Indonesia ayaa ka wada hadlay sidii loo xoojin lahaa xiriirka diblomaasiyadeed iyo iskaashiga dhinacyada kala duwan.
- Kulanka ayaa diiradda lagu saaray fursadaha iskaashi ee dhinacyada ganacsiga, maalgashiga, beeraha, kalluumeysiga iyo amniga badda.
- War-saxaafadeedka laguma shaacin heshiisyo gaar ah ama ballanqaadyo maalgashi oo ka dhashay kulanka.
Xaddidaadda isha
- Maqaalku ma bixinayo heshiisyo gaar ah ama ballanqaadyo maalgashi oo ka dhashay kulanka.
- Ma jiraan xaqiijin madax-bannaan oo ku saabsan eedeymaha ku jira maqaalka.
- Maqaalku ma bixinayo jawaabo ka yimid dhinacyada kale ee ku saabsan wadahadalada.
Gunaanadka akhristaha
Soomaaliya iyo Indonesia waxay raadinayaan inay xoojiyaan xiriirkooda diblomaasiyadeed iyo midka dhaqaale iyagoo ka wada hadlaya dhinacyo iskaashi oo kala duwan.
Waxa weli aan caddayn
- Maxay yihiin talaabooyinka gaarka ah ee la qaadi doono si loo xoojiyo iskaashiga Soomaaliya iyo Indonesia?
- Sidee ayay wadahadaladu u saameyn doonaan horumarinta dhaqaalaha Soomaaliya?
- Maxay yihiin talaabooyinka xiga ee ka dambeeya kulankan?
Sababta ay muhiim u tahay
Maqaalku ma bixinayo faahfaahin madax-bannaan oo ku filan si loo qiimeeyo muhiimadda gaarka ah ee dhacdadan, marka laga reebo waxa uu weriyay.
Warka Warkasta kala soco WhatsApp
Raac kanaalkayaga si aad ula socoto wararka cusub.
Raac kanaalka →Sababta sheekadan loo muujiyey
Tani waa warbixin hal il ka timid oo ku jirta shabakadda Warka la socdo. Xiriirka isha asalka ah wuu muuqdaa si aad u akhrido macnaha buuxa ee daabacaha.
- Tirada ilaha
- 1
- Ilaha la adeegsaday
- Shabelle Media
- Isku dhafka luqadaha
- Soomaali
- Xaaladda turjumaadda
- Waxaa lagu muujiyey luqaddii asalka ahayd
- Soo koobid AI
- AI looma isticmaalin qaybta kalsoonida ee sheekadan
Calaamadaha la adeegsaday: somalia · general · soomaaliya · kalluumeysiga · iskaashiga
Sii akhri
Sheeko si toos ah loo dabagalayo
Fur sheekada